Kerry oo ka hadlay dhismayaasha cusub ee Israel ay ka Wado Daanta Galbeed iyo Bari ee Quddus
Quddus 13.Aug (SDN) Xohayaha arrimaha dibedda dalka Maraykanka, John Kerry ayaa sheegay in uusan u haysan in wadahadalada nabadda bariga dhexe ee qorshaysan todobaadkan ay saamayn doonto ku dhawaaqidda deegaanada cusub ee Daanta galbeed iyo bariga Quddus. Mr Kerry wuxuu sheegay in dhawaqa Israel uu ahaa mid ilaa xad la sii filayay. Wuxuu ku adkaystay…
