“Derajooyinku waa mid saamaynteeda leh oo soo celinaysa kala dambayntii ciidammadda” Taliyaha Ciidanka Asluubta {DAAWO}
Hargaysa 12.Aug (SDN) Taliyaha Ciidamada Asluubta Somaliland Sareeye Guuto Maxamed Xuseen Faarax Xiirane ayaa maanta Sheegay in darajo bixinta Ciidamadu ay tahay Haybada Qaranimada laga dheehdo . Taliyaha Ciidanka Asluubtu waxa uu hambalyo u diray Madaxweyne Siilaanyo oo ka dhabeeyay balanqaadkii xiligii uu ku Jiray Ololaha doorashada Madaxtooyada,Taliyaha Ciidanka Asluubta Somaliland waxa kale oo uu…
