Somaliland oo Si Dadban uga Qeybgaleysa Mashruuca Reer Yurub ee “New Deal” Maxaa u diiday in ay ka badheedho?
Hargeysa Aug 15,2013(SDN)-Xukuumada Somaliland ayaa ka dib kolkii ay dhawaan shaacisay in aaney qeyb ka aheyn mashruuca reer Yurub doonayaan in ay ku maalgeliyaan Soomaaliya ayaa waxa soo baxday in wasiirka arrimaha Dibedda Somaliland uu Nairobi u joogo kulamo uu reer Yurub mashruucan kala yeelanayo. Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Soomaaliland Md Maxamed Biixi Yonis ayaa…
