Qalab iyo Sahay Gargaar oo la Sheegay in Xarakada al-Shabab ay qaadatay
Muqdisho 11.Aug (SDN) Waxaa soo baxaya warar sheegaya in Xarakada al-Shabab ay ka qaadatay qalab iyo sahay kale bakhaarada hay’ado gargaar oo ku yaalla Soomaaliya. Waxay ahaayeen qalab xafiiseed iyo sahay gargaar oo hay’daha la shaqeeya dowladda Britain ay ku kaydiyeen qalab xafiiseedkooda iyo sahay gargaar. Waxaa qalabkaas maalgaliyay dowladda Britain, waxaana qiimihiisa lagu qiyaasay…
