Maamulka Gobalka Nugaal oo Qaylo-dhaan ka soo Saaray Dhallinyarada Sida Xawliga ah Loo Tahriibinayo
Garowe:12- Aug-2013(SDN) Maamulka Gobalka Nugaal ee Puntland ayaa amarro kala duwan ka soo saaray tahriibinta Dhallinyarada oo muddooyinkii u dambeeyey xadhkaha Goostay. Gudoomiyaha Gobalka Nugaal Cabdi Xirse Qarjab ayaa ballan ku qaaday in talllaabo ay ka qaadi doonaan dad uu sheegay in ay ka ganacsadaan tahriibinta dhalin yaro yar yar oo naftooda halis la galiyo…
