Shabaabka oo Boobay Deeq Britain bixisay oo £480,000 aheyd

    London August 11,2013(SDN)-Dawlada Britain ayaa shaacisay in ay sanadkii hore deeq ay gaarsiisay Soomaaliya ay Shabaabku boobeen ka dib kolkii ay la wareegeen degaano deeqdaasi lagu keydinayay. Wasaarada mucaawinada u qaabilsan Britain ayaa warbixin sanadle ah oo ay soo saartay Ku shaacisay dhacdadan oo san hore looga warheyn. Britain Wada faahfaahin dheeraada kana aaney bixin…

    Read More

      Xukuumada Somaliland oon weli ka hadal Dawladaha Jaarka ee Soomaaliya Hubeynaya

      Hargeysa Aug 11,2013(SDN)-Xukuumada Somaliland ayaan ilaa iyo haatan ka hadal dawladaha jaarka EE heshiisyada amni inaga dhexeeyo EE hubeynaya isla markaana tababrka u fidinaya ciidamo had iyo gooraale sheega AMA Ku taana sidii ay “Soomaaliya” oo dhan ay gacanta ugu dhigi lahaayeen. Dawladaha Jabuuti iyo Itoobiya ayaa dhawaan iska kaashaday sidii Muqdisho lol gaarsiin lahaa…

      Read More

        Xukuumada Axmed Siilaanyo oo kolba mashruuca ay isku qaado guul daro ka soo hoysa(WARBIXIN)

        Hargeysa Aug 11,2013(SDN)-Xukuumada Somaliland EE uu hogaamiyo madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa mudadii uu xilka hayay tiraba Waxa uu dhawr jeer isku deyay in uu wax ka bedel Ku sameeyo nidaamka dawladeed ee Somaliland. Madaxweyyne Axmed Siilaanyo ayaa xukuumadisu isku deyday in ay wax ka bedel Ku sameyso nidaamka axsaabta ee dalaka. Siyaasadii arimha dibedda…

        Read More

          “Ninkii is leh wax baa kaa maqan waa loo diyaar, dib ayaa loo qiimaynayaa,” Gudida Qiimaynta Darajada Ciidamada {DHAGAYSO}

          Hargaysa 10.Aug (SDN) “Halkan waxa ku sugan Guddidii loo magacaabay darajo bixinta oo uu madaxweynaha Somaliland digreyto ku magacaabay bishii Septenber 25-2012, kuwaasi oo ka soo tallo bixinayey soona qiimeeyan habkii darajooyinka ciidammadda loo bixin lahaa, runtii hawshaasi darajo bixintu may ahayn mid dhib yar oo si sahal ah looga bixi karo. Runtii halkan aanu…

          Read More

            “Waxaa socda qorshayaal lagu dar dar gelinaayo dib u xureenta dalka” Wasiirka Gaashaandhiga Somalia

            Baladweyn 10.Aug (SDN) Wasiirka Gaashaandhiga Xukuumadda Soomaaliya Cabdixakiin Xaaji Maxamuud Fiqi oo ku sugan magaalada baledweyne ee xarunta Gobollka Hiiraan ayaa waxaa uu sheegay in guud ahaan deegaanadda Gobollka Hiiraan laga saaraya kooxda Al-shabaab. “dowladda Federaalka waxa bilawday bishii dhamaatay inay mushaar siiso ciidamada xooga dalka Soomaaliya ee Hiiraan, bishaanna waa la siinayaa si loo…

            Read More

              Gudida Qiimaynta Darajo Bixinta Ciidamada oo daboolka ka qaaday inay dersi doonaan Cabashooyin ay Tirsanayaan Ciidamadu

              Hargaysa 10.Aug (SDN) Guddidii qiimaynta darajooyinka ciidammadda Somaliland ayaa maanta shaaca ka qaaday inay dib u qiimayn doonaan oo ay darsi doonaan wixii cabasho ah ee ka soo baxda darajooyinka todobaadkan loo qeybiyay noocyadda kala duwan ee dalka. Guddidu waxay sidaasi ku sheegeen shir jaraa’id oo ay ku qabteen Magaaladda Hargeysa isla markaana ay ku…

              Read More

                Madax ka tirsan Xisbul Islaam iyo beesha caalamka oo arinta Sheekh Xasan kawada hadlaya

                Nairobi 10.Aug (SDN) Wararka ka imaanaya Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa sheegaya in masuuliyiin ka tirsan Ururka Xisbul islaam ay gaareen dalkaasi Kenya,ujeedka ay halkaasina u tageen ay tahay la kulanka Madax ka tirsan beesha caalamka. Afhayeenka Ururka Xisbul Islaam Sheekh MAxamed Macalin ayaa horkacaya wafdiga xisbul islaam ka tirsan ee gaaray Magaalada Nairobi,halkaasi…

                Read More

                  Ciidanka Asluubta ee Gobolka Sanaag oo Madaxweyne Siilaanyo ku Hambalyeeyay Darajo Bixinta Ciidamada {DAAWO}

                  Ceerigaabo 10.Aug (SDN) Ciidanka Asluubta ee Gobolka Sanaag ayaa Maanta Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland iyo Xukuumadiisaba uga Mahadceliyay Bixinta Derajooyinka Ciidamada kala duwan. Xubnaha ciidanka Asluubta  ayaa sheegay inay aad ugu faraxsan yihiin in ciidammadda Somaliland loo hirgeliyo darajadii ciidammadda qalabka iyagoo ku dooday inay tamar-gelinayso niyadda xubnaha ciidanka isla markaana ay wadada u xaadhayso in…

                  Read More

                    Hawlihii Airpor-ka Muqdisho oo caadi dib ugu soo noqday,Kadib Burburkii Diyaaradii Itoobia ee Shalay

                    Muqdisho 10.Aug (SDN) Waxaa maanta  caadi u socda hawlihii Airporka Muqdisho oo shalay si kumeel gaar ah loo hakiyey kadib markii ay halkaasi kusoo dhacday diyaarad ay leeyihiin ciidamada dowlada Itoobiya, diyaaradaasi oo hub siday. Diyaaradan ku burburtay Airporka Muqdisho ayaa shalay keentay in la joojiyo diyaaradihii halkaasi kasoo degayey kadib markii looga cabsi qabay…

                    Read More

                      Somaliland: 5 New Countries That Might Exist By 2025

                      With violence in Xinjiang continuing and tensions in Chechnya and Dagestan back in the public consciousness, it seems almost cliché to say the end of the sprawling, imperial nation-state is here, or at least not far off. Hell, a couple thousand signatures for an independent Texas got the foreign press questioning if even the U.S….

                      Read More

                        Siyaasiga Cali Cabdi Awaare oo ku Dhawaaqay inuu u taagan yahay Jagada Madaxweyne ee Punt land {DHAGAYSO}

                        Garowe 10.Aug (SDN) Kulan uu saxaafadda ugu qabtay Magaalada Garoowe Siyaasiga Cali Cabdi Awaare ayuu si rasmi ah ugu shaaciyay musharax nimadiisa isagoo muujiyay waxqabadkiisa Hadii la doorto iyo qibrada uu u leeyahay. ” ..Sida aad ka war qabtaan muddo badan waxaan kasoo shaqeeyay Puntland, mar walbana waxan u heelanaa horumarka iyo waxqabadka Puntland laga…

                        Read More

                          Madaxweynaha Jubaland oo Ku Sugan Magaalada Afmadow iyo Kulamo uu la Yeeshay Ciidamadiisa iyo kuwa Kenya

                          Afmadow 10.Aug (SDN) Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe oo shalay gaaray magaalada Afmadow ayaa halkaasi kula kulmay ciidamada maamulka iyo kuwa Kenya ee deegaankaasi ku sugan. Madaxda uu hogaaminayo Madaxweynaha maamulka Jubaland ayaa booqasho ku tagay deegaankaasi kadib markii ay dagaalo dhawaan ka dhaceen magaalada Afmadow halkaasi oo ay weerar kusoo qaadeen kooxaha Al Shabaab iyo…

                          Read More

                            Mareykanka Oo Sheegay In Safaaradihiisa Uu Dhawaan Xidhay ay Dib U Furmayaan Maalinimadda Beri Ah

                            Washington 10.Aug (SDN) Xukumadda wadanka Mareykanka ayaa sheegtay in 18 safaaradood oo dhawaan la xiray hanjabaad lala kulmay darteed in dib loo furi doono maalinta berito ah.Waxaana dawladu shaacisay inay wali indhaha ku hayso arrimaha ay maleegayaan kooxda Alqaacidda isla markaasna ka feejigan tahay. Waaxda arimaha dibada ee dalka Mareykanka ayaa sheegtay in safaarada Mareykanka…

                            Read More

                              Xaalad Caafimaad oo ka Taagan Degmada Balli Gubadle kadib Markii Shinbiro Badani Baraago ku Bakhtiyeen

                              Bali Gubadle 10.Aug (SDN) Maayarka Degmada Baligubadle Cabdi Iimaan Jaamac(Guray) ayaa ka dayriyay waxyeelada caafimaad ee ka  dhalan karta shimbiro ku bakhtiyay baraagaha  Biyaha ee duleedka magaalada bali gubale. Waxaa Maalmihii u danbeeyay Jiida degmadaasi lagu arkayay  shimbirahan oo u socda raxan raxan oo ku dagayay biyaha baraagahaas iyaga  oo muddo ka dibna ku dhex…

                              Read More