Addressing the many shades of skin

    When Somali supermodel Iman started her cosmetics line based on foundations in a broad range of colours in 1994, she said she wasn’t interested in ethnicity or race. “The mission statement has not changed,” she said. “It was for women of skin of colour and addressing skin tone. “That’s different from a cosmetic line that’s…

    Read More

      Ergeyga Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya oo sheegay in Shabaabku ku gaagexeen Hawlgalada ka dhanka ah

      Nairobi Mar 25,2014(SDN)-Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobey u qaabilsan dalka Soomaaliya Nicholas Kay ayaa sheegay in kooxda Al Shabaab ay kor u qaadeen weeraradoodii intii ka danbeysay hawlgalo ka dhan ah oo ay qaadeen ciidamada AMOSOM iyo kuwa dawlada Soomaaliya oo is kaashanaya. “Waxa hawlgalada ka hor bilodey weeraro faro badan oo shabaabku ay…

      Read More

        Ra’isal wasaaraha Somalia Oo Ciidanka AMISOM Ku Amray Inay Ilaaliyaan Ammaanka Shariif Xasan iyo Waftigiisa Ku Sugan Baydhabo

        Muqdisho:25-March-2014 (SDN)-Sida ku Cad War-qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska ra’iisal wasaaraha Soomaaliya, waxa uu Cambaareeyey rabshadaha iyo is Faham la’aanta ka Taagan Magaalada Baydhabo. Ra’iisal wasaaraha ayaa si cad ah u amaray ciidanka dowladda iyo kuwa AMISOM ay in badbaadiyaan wafdiga Shariif Xasan uu hoggaaminaayo ee gaadhay Beydhabo, islamarkaana wasaaraddaha arrimaha gudaha iyo…

        Read More

          Danjire Kay Oo Ka Hadlay Xiisadda Ka Aloosan Deegaanada Sool iyo Sanaag Ee U Dhaxaysa Puntland iyo Somaliland

          Nairobi:25-March-2014(SDN)-Danjiraha Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Nicholas Kay ayaa markii u horeysay ka hadlay xiisada ka taagan gobolka Sanaag ee u dhaxeysa Puntland iyo Somaliland.   Amb. Kay oo ka hadlayay Shir ay yeelanayeen Guddiga nabadgalyada iyo amaanka ee Ururka Midowga Afrika ayaa sheegay in uu ka walaacsan yahay xiisada ka taagan gobolada Sool…

          Read More

            Dhaqanxumadii Ugu Yaabka Badnayd Oo ay ku Kacday Hay’adda IOM Iyo Xafiis ay Ku Dhiirrigelinaysay Sidii Haweenku Jidhkooda Uga Ganacsan Lahaayeen Oo La Xidhay

            Hargeysa:25-March-2014(SDN)-Iyadoo ay Hadal Haynta Bulshada Somaliland ee Dhinaca Hay’adaha Dalka ku Sugani, ayaa waxa ay Xukuumaddu qaadday Tallaabadii ugu Horraysay oo Albaabada ugu xidhayso  Xafiis Fawaaxish lagu eedeeyey.   Waxa ay ciidanka Booliska Somaliland Maalintii shalay Albaabada u xidheen Xafiis ay Hay’adda IOM ku lahayd Magaalada Hargeysa oo ay  ku sheegtay inay Haweenka HIV Aids-ka…

            Read More

              Britain Oo Ku Dhawaaqday Inaan Laga Noqon Doonin Tallaabadii Qaadka Dalkaas Lagaga Mamnuucay

              London:25-March-2014(SDN)- Dowladda Dalka  Britain ayaa  Ugu dambayntii Soo Saartay Go’aan Rasmi ah oo la Xidhiidha Mamnuucidda Qaadka oo Dalkaas laga Joojiyey. Britain ayaa Sheegtay in ay dhawaan meel marineyso go’aan dalkeeda ay uga mamnuucayso ka Ganacsiga Maandooriyaha Qaadka oo inta badan ay dadka Somalida ah ee Halkaas Ku Nooli si weyn ugu tiirsanaayeen Cunistiisa iyo…

              Read More

                Militants execute 8 Somali chieftains

                MOGADISHU – Militants have executed eight chieftains from Somalia’s southwestern region of Bakool, local residents said. “The locals found eight chieftains of the city of Burhakaba with gunshots in the upper parts of their bodies,” Abdi Eido, a local resident, told Anadolu Agency. The chieftains were heading to Lower Shebelle region when their vehicle was…

                Read More

                  Somali Pres. arrives in Kuwait for 25th Arab summit

                  KUWAIT, March 24 (KUNA) — President of Somalia Hassan Sheikh Mahamud and an official delegation accompanying him arrived in Kuwait on Monday to participate in the 25th Arab summit, due tomorrow. Mahamud was received at the airport by His Highness the Amir Sheikh Sabah Al-Ahmad Al-Jaber Al-Sabah, His Highness the Crown Prince Sheikh Nawaf Al-Ahmad…

                  Read More

                    Kulan Garnaqsi ah oo Madaxweyne Gaas la Yeeshay Qaybaha Bulshada ee Magaalada Boosaaso Daawo

                    Boosaaso 24.March 2014 (SDN)- Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdi-weli Max’ed Cali Gaas ayaa aqalka madaxtooyda Bosaso ku qaabilay qaybaha kala duwan ee Bulshada ku dhaqan magaalada Bosaso ee xarunta Gobolka Bari, kuwaasi oo isugu jiray odayaal dhaqameed,aqoon yahan,dhalin yaro iyo haween. Dadkii kulanka ka qayb galay ayaa siyaabo kala duwan u tilmaamay xaaladda gobolka iyo baahiyha…

                    Read More

                      Madaxweyne-ku-xigeenka oo Xadhigga ka Jaray Xarun loo Sameeyey Dadka la Qabsaday Dawada TB-da iyo Maalinta Qaaxadda Adduunka oo si Weyn Looga Xusay Somaliland

                      Hargeysa 24.March 2014 (SDN)- Maalinta Qaaxadda Adduunka oo sannadkasta 24 March laga xuso caalamka, ayaa si weyn looga xusay magaalada Hargeysa shalay, taas loo loogu debaal-degay munaasibad si wayn loo soo agaasimay oo ka qabsoontay Huteelka Ambassador ee magaaladda Hargeysa. Munaasibadan lagu xusayey maalinta TB-da oo uu soo qaban-qaabiyey xafiiska xakamaynta xanuunka qaaxada qaranka ee…

                      Read More

                        “Somaliland ogolaan mayso in xuduudaheeda laga soo talaabo gar-darrana lagu sameeyo” Wasiirka Arrimaha Dibada

                        Hargaysa 24.March 2014 (SDN)- Xukuumadda Somaliland,ayaa sheegtay in Xidhiidh wanaagsani uu ka dhexeeyo Dawladda Soomaaliya isla markaana ay dhankooda ku dedaalayaan si wanaajinta xidhiidhka Muqdishi iyo Hargeysa,hala ay diiin adag mar kale u dirtay Maamul goboleedka Puntland. Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Maxamed Biixi Yoonis oo maanta waraysi siiyay TV-ga Qaranka,ayaa waxaa kaloo uu  ka hadlay…

                        Read More

                          War Deg Deg ah:-Madaxweynaha Punt land oo ku dhawaaqay Maanta in Somaliland ay Maalgeliso Kooxda Alshabaab ee Galgala ka dagaalanta

                          Garowe 24.March 2014 (SDN)- Madaxwaynaha dowlada Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa maanta  sheegay in kooxda Alshabab ee ka dagaalanta buuraha Galgala ay maalgalin iyo taagero ka hesho Sida uu Yidhi mamulka la magac baxay Somaliland. Hadalkaan ayuu Dr.Gaas ka sheegay kulan uu madaxtooyadda Bosaso kula qaatay qaar ka mid ah waxgaradka iyo qaybaha kala…

                          Read More

                            Daawo Waraysi Xiiso Badan oo Duuliye Sare Maxamud Maxamed Xayd kaga Sheekaynayo Waayihiisii Duulimaadyada Dagaal

                            London 24.March 2014 (SDN)- Halkan waxaanu idiinku soo gudbinaynaa waraysi xiiso badan oo lala yeeshay duuliye sare Maxamuud Maxamed Xayd oo mar ahaa duuliyihii wadi jiray diyaaradii Gaanni,Waxa uu Si Xeel dheer uga Sheekaynayaa Sababihii ay Dawladii Somalia u tahli kari wayday Dagaalkii ay la Gashay Itoobiya isagoo Wadi Jiray Diyaarad kuwa Dagaalka ah oo…

                            Read More

                              War Deg Deg ah:Ugaas Caan ka ahaa Jubooyinka oo Goor dhawayd lagu Khaarajiyay Magaalada Kismaayo

                              Kismaayo 24.March 2014 (SDN)- Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa sheegaya in galabta la dilay nin ugaas ahaa oo lagu magacaabi jiray Ugaas Maxamed Xuseen Hafoow. Goobjooge ayaa Warbaahinta  u sheegay in rag bistoolado ku hubeysan ay ugaaska ku dileen bartamaha suuqa Dallacaadda ee xaafadda Calanley, kaddibna ay baxsadeen. Ciidamada…

                              Read More

                                “Ciidamada Qaranku 40Km ayay Garowe u Jiraan Isagoo Maxbuusa “Madaxweyne Gaas” ayaan Garowe ka soo Qaban doonaa” Xildhibaan Indho Indho {DHAGAYSO}

                                Hargaysa 24.March 2014 (SDN)- Xildhibaan C.qaadir Indho Indho oo ka Tirsan Mudanayaasha Golaha Guurtida deegaan ahaana ka soo Jeeda Gobolka Sool ayaa ku Hanjabay in Madaxweynaha Maamul Goboleedka Punt land Mudane C.weli Gaas inay ka soo Dhex qaban doonaan Magaalada Garowe,Waa Hadii aanu Joojin sida uu Yidhi damaciisa ku aadan Deegaano ka Tirsan Somaliland oo…

                                Read More