Police reservist injured in fight with Somali militia

     Mandera, Kenya: A Kenya Police Reservist was shot and injured in the arm after a fierce fire exchange with suspected Somali militia in Korome Location of Mandera East Sub County, Mandera County. Confirming the incident, the Mandera County Police Commander (CPC), Noah Mwivanda said the militia ambushed the KPR as they were on their way back…

    Read More

    Barcelona Ayaa 4-3 Ku Qarqisey Real Madrid (La Llga) (Goolasha Daawo) By Jaahuur.

    Real Madrid-23-Mar-2014-(SDN)Ottawa-Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu kaga baaraandageyna horyaalka ka hilaacaya Spain (La Liga) oo aay isku rifayaan Real Atletico,Real Madrid iyo Barcelona iyo ciyaar aan la isku aabayeelin oo dhexmartey Barcelona iyo Real Madrid. Saaxiibayaal ciyaartan dhexmartey Barcelona iyo Real Madrid oo runtii aad u xiiso badneyd oo la wada sugayey ayaa waxaa ka soo…

    Read More

      Milateriga dalka Turkiga oo soo riday diyaarad dagaal iyo Raysul-wasaare Erdogan oo hambalyeeyay, maxay tahay sababtu?

      Ankara 23, March 2014 (SDN/CNN)- Ciidamada dawladda Turkiga ayaa Axadda toogasho ku soo riday diyaarad dagaal oo Suuriya leedahay, kadib markii diyaaraddu ku xadgudubtay marin-haweedka Turkey, sida uu sheegay Raysul-wasaare Recept Tayyip Erdogan. “Diyaaraddahayaga F-16s (diyaaraddaha dagaalka), waxay kor ugu duuleen hawada, waxayna toogteen oo soo rideen diyaaraddaas. Waayo? Sababtoo ah haddaad qasto marin-hawadeedkayga, markaa…

      Read More

        Xoghayihii Xisbiga Kulmiye ee Canada oo is-casilay,maxey tahay sababtu?

        TO: XISBIGA KULMIYE. OG: MADAXDA IYO MASUULIYINTA XISBIGA KULMIYE EE TORANTO CANADA. Taariikhda: 23-3-2014’   Ujeedo: Is Casilaad aan iska Casilay Xilkii Xoghayntii Xisbiga Kulmiye MagaaladdaToranto Canada. Marka hore waxan salaam   xushmad iyo qadariin mudaan ku salaamaya dhamaan madaxda iyo masuuliyiinta xisbiga kulmiye gaar ahaan gudoomiyaha xisbiga kulmiye ee waqooyiga America  mudane mustafe carte iyo gudoomiyaha…

        Read More

          Islamic law is adopted by British legal chiefs

          Islamic law is to be effectively enshrined in the British legal system for the first time under guidelines for solicitors on drawing up “Sharia compliant” wills.   Under ground-breaking guidance, produced by The Law Society, High Street solicitors will be able to write Islamic wills that deny women an equal share of inheritances and exclude…

          Read More

            Qatar Airways to open Djibouti route

            Dubai: Qatar Airways is launching flights to Djibouti in Africa later this year, the airline announced on Sunday.   The three times a week service from the airline’s Doha hub to Djibouti will begin from July 27. Last September, Qatar Airways launched a three times a week direct service to Ethiopia, which shares a border…

            Read More

              Madaxweyne Siilaanyo oo Tacsi u diray Qoyskii uu ka Baxay Marxuun Maxamud Maxamed Jaamac GaadhiJiidh

              Hargaysa 23.March 2014 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu tacsi u dirayaa Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo shacbiga Reer Somaliland, ee uu ka baxay Marxuum Maxamuud Maxamed Jaamac (Gaadhijiidh) oo ku geeriyooday 23/03.2014, Magaalada Burco. Madaxweynuhu waxa uu marxuumka ku tilmaamay tiir muhiim ah oo ka baxay gobolka togdheer iyo guud…

              Read More

                Ismaandhaaf u dhexeeya Wasaarada Maaliyada iyo Baanka Dhexe oo Sababay in Wasaaradu Baanka Dhigi Weydo Dekhligeedii

                Hargaysa 23.March 2014 (SDN)- Wasaaradda Maaliyadda ayaa maanta iyo shalayba lacagihii ay ku qabatay Kastamada Dekedda Berbera iyo Kalabaydh ka joojisay in ay ku shubto Baanka Dhexe oo si maalinle ah loogu shubi jiray. Wasaaradda Maaliyadda Somaliland iyo Baanka Dhexe midkoodna kamuu hadal illaa hada sababta dhalisay in lagu xarayn waayo lacagihii ka soo baxayey…

                Read More

                  “Safarka Madaxweynaha Waxay ka Dhigeen Sidii Aroos la Gelbinayo,Labada Kelmadood ee ay Yidhaahdaanba Midbaa Caafimaadka Madaxweynaha ku saabsanayd” Dhagayso Xisbiga Waddani

                  Hargaysa 23.March 2014 (SDN)-Xog-hayaha Arrimaha Gudaha ee Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani Mustafe Qodax,ayaa Waraysi gaar ah uu maanta siiyay Shabakadda Caalamiga ah ee Somalidiasporanews.com,kaga war-bixiyay Umuuro door ah oo  ay ka mid yihiin xaaladda Xisbiga Waddani,waxa uu daaranyahay Safarka Saraakiisha sar sare ee Xisbigu ku mushaaxayaay Dibadaha, Socdaalkii Madaxweyne Siilaanyo iyo aragtida Xisbigooda ee…

                  Read More

                    “Dadka lasoo celinayo waxa weeyaan dadka dalka Ingiriiska joogay sannado badan oo waayey basaboorkii dalkaas” Wasiirka Dibu Dejinta

                    Hargaysa 23.March 2014 (SDN)- Xukuumadda Somaliland,ayaa shegtay inay dhaqaale u weydiinaso  dalka Ingiriiska dad reer Somaliland ah oo iskood uga soo noqonaya dalkaas kuna soo laabanaya dalkooda Wasiirka Wasaaradda dibu-dejinta Somaliland Axmed Cabdi Kaahin  Casood oo maanta shirjaraa’id ku qabtay magaalada hargaysa ka Hor intii aanu u Kicitimin dalka Ingiriiska, ayaa waxa uu sheegay in…

                    Read More

                      Hargaysa oo laga Hirgalinayo Maktabada Qaranka iyo Munaasibad Maanta loo qabtay Qurbejoog ka DAAWO

                      Hargaysa 23.March 2014 (SDN)- Mas’uuliyiin kala duwan oo ka tirsan xukuumadda Somaliland ayaa maanta ka qayb galay munaasabad balaadhan oo lagu bilaabayey dhismaha maktabadda Qaranka JSL. Wasiirada Waxbarashada Mudane Sam Sam Cabdi Aadan iyo Qorshaynta Qaranka Mudane Sacad Cali Shire oo Daahfurka Maktabada Qaranka ka hadlay ayaa Tilmaamay sida ay Muhiimka u tahay in Xooga…

                      Read More

                        Ayax Fara Madhan istaajiyay Bulshada Beeralayda ah ee Degmada Baki Warbixin Qurbejoog ka Diyaarisay {DHAGAYSO}

                        Baki 23.March 2014 (SDN)- Ayax aad u badan ayaa ku habsaday dhulka beeralayda ah ee Degmada Baki kaas oo idleeyay Beerihii deegaankaasi Isla markaana kaga Imanaya Dhinaca Degmada Lughaya. Dadka Deegaanka Baki oo Shabakaada Qurbejoog.com ugu Waramay Khadka Telefoonka ayaa Sheegay in Ayaxani uu baa’biyay Saricii uga Baxayay Beeraha Waxaanay Xukuumada Somaliland ka Dalbadeen inay…

                        Read More

                          “Baahida Dhulkaas Taala aad bay u Badan tahay,Waxqabadkuna Wuxuu ku Ururaa Caasimada iyo Inta u dhow” Wasiirka Kalluumaysiga {DHAGAYSO}

                          Hargaysa 23.March 2014 (SDN)- Wasiirka Kaluumaysiga Somaliland Cali Jaamac Faarax(Buureed),ayaa sheegay in Xukuumadda Somaliland ay wax-qabad muuqda ka fulinayso deegaannada Sanaag Bari isa markaana ay qaybtii ugu horraysay deegaannadaa a gaadhsiiyay taasoo ay ka mid tahay ceel biyoodkii magaaada Badhan. Kaasoo uu sheegay in la bixiyay lacagtii horumarinta ahayd ee ceelkaa agu qodayay. Wasiirka Kaluumasiga…

                          Read More

                            Hanti Dhawrka Guud ee Qaranka oo Saaka Waagu ugu Baryay Xafiisyada Dawlada Hoose ee Gebilay iyo Aragtida Maayarka Gebilay

                            Gebilay 23.March 2014 (SDN)- Kal-fadhigii shanaad ee golaha deegaanka degmada gabilay,ayaa saaka ka furmay hoolka shirarka ee dawladda Hoose ee degmada Gabilay,halka uu saaka magaalada ku waabariistay Hanti dhawraha guud ee Qaranka Somaliland magaalada Gabilay. Kalfadhigan shanaad ee golaha deegaanka Gebilay oo ay  ka soo xaadireen 18 xildhibaan, qodobada lagaga hadli doonana waxa faah faahiyey…

                            Read More