Wasiirka Dibu dejinta oo ka Hadlay Sida Dhaqaale laga dhalin karo Gaar ahaan Jasiirada Sacadadiin iyo Buurta Daalo Qurbejoog ka DAAWO
Hargaysa 22.March 2014 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Dibu Dejinta ee Somaliland Md. Axmed Cabdi Kaahin ayaa Maanta Guul lama Ilaawaan ah ku tilmaamay Socdaalka Hilaaca Xeebaha ee Madaxweynaha Somaliland ku maray Deegamo badan oo ka Tirsan dalka. Wasiirka Wasaarada Dibu Dejinta ee Somaliland Md. Axmed Cabdi Kaahin Waxa uu Sheegay in Somaliland leedahay Jasiirado iyo Buuralay…
