Madaxweynaha Punt land oo Kormeer ku soo Maray Saldhiga,Xabsiga iyo Degsiimooyin Magaalada Boosaaso ah SAWIRO

    Boosaso 23.March 2014 (SDN)- Madaxwaynaha Puntland Prof.Cabdiwali Maxamed Cali (Gaas) ayaa maanta booqashaduu ugu horaysay ka sameeyay magalada Bosaso isagoona socod ku tagay saldhigyo iyo xabsiga wayn ee magalada. Socdaalkiisa waxaa ku weheliya wasiiradda arrimaha gudaha ,Amniga sarakiisha ciidanka iyo masuuliyiin kale wuxuna ka bilaabay saldhigyadda gudaha magalada ku yaal wuxuna ka xog waraystay taliyaasha…

    Read More

      “Deegaanadii aanu Marnay intooda badan kamay Jirin Isgaadhsiin,Marka Madaxweynaha agtiisa laga Sheego anigaa Naxayay” Wasiirka Boosaha {DHAGAYSO}

      Hargaysa 23.March 2014 (SDN)- Wasiirka Boosaha iyo Isgaadhsiinta Mudane Maxamed Jaamac Abgaal ayaa maanta ka waramay Dhamaystirka dhisme Cusub oo Wasaaradiisa loo samayay iyo Qalabkii lagu Midayn lahaa Shirkadaha Isgaadhsiinta. Wasiirka Boosaha iyo Isgaadhsiintu Waxa uu sheegay inay u diyaariyeen Hawlwadeenadii Wasaarada ee Qaban lahaa hawsha isku Xidhka Shirkadaha. Mudane Maxamed Jaamac Abgaal Waxaa kale…

      Read More

        “Sidan aan imika u caafimaad qabo labadii sano ee ugu danbeeyey umaan caafimaad qabin” Suldaanka Guud ee Subeer awal

        Hargaysa 23.March 2014 (SDN)- Suldaanka Guud ee Subeer-awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdiraxmaan Suldaan Cabdillaahi ayaa Safarkii Madaxweyne Siilaanyo ku maray meelo badan oo dalka ka mid ah ku sifeeyey waajib qaran soo Madaxweynaha saarnaa islamarkaana uu gutay. Suldaanka oo arimo Caafimaad ugu sugan Magaalada Diri-dhaba ee Dalka Ethiopia ayaa ugu horayn sheegay inuu caafimaadkiisu aad…

        Read More

          Suldaan Caana oo in Mudo ah ay Boolisku ku raad Joogeen oo Magaalada Ceerigaabo lagu Xidhay

          Ceerigaabo 23.March 2014 n(SDN)- Suldaan-Cali Yuusuf Cabdi (Badda cas) oo ka mid ah salaadiinta beelaha Ceerigaabo ayaa subaxnimadii saaka waxa boliisku ka qabteen gudaha xarunta maammulka gobolka Sanaag waxana loo taxaabay dhinaca xabsiga dhexe ee Ceerigaabo halkaas oo uu imminka ku xidhan yahay suldaankaasi. Xadhigga suldaankan oo hore guddida nabadgelyada gobolka Sanaag go’aan kusoo saareen haseyeeshee suldaankani…

          Read More

            Prime Minister concludes successful mission to Switzerland

            His Excellency Prime Minister Abdiweli Sheikh Ahmed, today arrived back in Mogadishu concluding a three day mission to Switzerland aimed at encouraging job creation and decent work in Somalia. Over three days the Prime Minister addressed the International Labour Organization’s (ILO) Governing Body, on the important role decent job creation must place in Somalia’s recovery;…

            Read More

              Kulan casho sharaf ah oo lagu maamuusayo sawir qaadaha caalamiga ah ee Somaliland Yuusuf Daahir iyo Engineer Maxamad Balayax – Guddoomiyihii labadii bannaanbax ee ugu danbeeyey ee ka dhacay London ayaa xalay lagu qabtay galbeedka London

              London 23March14(SDN Kulan casho sharaf ah oo lagu maamuusayo sawir qaadaha caalamiga ah ee Somaliland Yuusuf Daahir iyo Engineer Maxamad Balayax – Guddoomiyihii labadii bannaanbax ee ugu danbeeyey ee ka dhacay London ayaa xalay lagu qabtay galbeedka London. Kulanka waxa ka soo qayb galay safiirka somaliland u fadhiya Uk kulankan ayaa waxa  xidhiidhinayey Maxamad Cumar Maygaag…

              Read More

                Uganda Oo Cabsida ay Shabaab ka Qabtaa Gaadhay Inay Ikhtiraacdo Unug Boolis ah Oo Loogu Talo Galay Ilaalinta Dadka Dalxiisayaasha ah

                Kambala:23-March-2014(SDN)-Saamaynta ay Kooxda Alshabaab ee Ka Dagaalanta Somalia ku Yeelatay  Hab-dhaqankii Dawladaha Jaarka la ah ayaa si weyn isu Beddelay. Dawladda Dalka Uganda oo ay ciidamo ka Joogaan Somalia ayaa markii ugu horraysay ku Dhawaaqday innay Samaysay Ciidamo Boolis ah oo si Gaar ah loogu Talo Galay inay Ilaaliyaan Dadka Dalxiiska ku imanaya Dalkaas si…

                Read More

                  Laba Ka Mid ah Fannaaniinta Sida Weyn Looga Jecel Somaliland Oo Isku Gacan Saaray Dhuuni-raacnimo ay Madaxtooyada Dhexdeeda Kaga Ugaadhsadaan

                  Hargeysa:23-March-2014(SDN)-Labada Fanaan ee Somaliland Dhexdeeda Aadka Looga Jecel yahay ee Nuur Daalacay iyo Sir Maxamuud Cumar Yare, ayaa Gacan ka Hadal ku Dhex Maray Lacago faro guudkood ah oo ay Madaxtooyada ka qaateen si Barnaamijyo ii dheh ah loogu sameeyo. Labadan Fannaan oo ah kuwa qubejoog ah balse inta badan ku Milmay Dhadhamada  Madaxtooyadu  ku…

                  Read More

                    Cutubyo Hubaysan oo Ka Tirsan Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Saaka Ku Sugan Lasqoray iyo Madaxweyne Gaas Oo Wax Ka Beddelaya Ajandaha Sagarkiisii

                    Lasqoray:23-March-2014(SDN)-Sida ay  sheegayaa wararka  ay Shaqabadda Qurbejoog.com ka Helayso Degmada Lasqoray, waxa Xalay Fiidkii hore Halkaas Gaadhay Cutubyo ka Tirsan Ciidanka qaranka Somaliland oo si Aad ah u hubaysan, kadib markii la ogaaday inuu Madaxweynaha Puntland Halkaas ku soo Fool leeyahay. Ciidankan oo Saanadooda Militeri u dhamaystiran Tahay ayaa Ka Dhaqaaqay Furinta Hore ee ciidanka…

                    Read More

                      Waaxda Argagixisada La Dagaalanta Ee Ciidanka Puntland Oo Talis Cusub Loo Magacaabay

                      Garowe:23-March-2014(SDN)-Taliska Guud ee Ciidanka Puntland General Siciid Dheere, ayaa  Kornayl Cabdiqaadir Xasan Cadde u magacaabay  inuu Noqdo Taliyaha Ciidanka Puntland eek u sugan Aagga Galgala. Wareegto ka Soo Baxday Taliska Guud ee Ciidanka ayaa lagu sheegay in Cabdiqaadir Xasan uu Yahay nin Karti iyo aqoon Buuxda u leh Hawsha loo Dhiibay, waxana loo Rajeeyey inuu…

                      Read More

                        Al-Shabab Pushed Out of Town Near Somali Capital

                        A Somali government official says troops have overpowered al-Shabab militants and regained control of Qoryoley, a town located about 100 kilometers south of Mogadishu. Shabelle region deputy governor Abdifitah Haji Abdulle said Somali and African Union troops met heavy resistance from fighters with the al-Qaida-linked group before overpowering them on Saturday. He told VOA Somali…

                        Read More

                          It is time for action and delivery,” President tells legislators at opening of Parliament

                          His Excellency President Hassan Sheikh Mohamud today opened Parliament, calling on legislators to rise to the challenges ahead. “I congratulate you on this, your fourth session during this government’s period in office,” the President said. “It is now time for action and delivery. This year we have embarked on a review of the constitution, implementation…

                          Read More

                            Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo xalay la kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Switzerland

                            Geneva Mar 22,2014(SDN)-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa xalay magaalada Geneva waxaa uu kula kulmay jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Switzerland, waxaa uu warbixin ka siiyay booqashada uu ku joogo dalka Switzerland iyo holwgallada ay dawladdu ku baacsanayso Nabad-diidka Al-Shabaab oo dhibaatada ay ku hayaan dadka iyo dalkaba uu sheegay in lasoo afjari doono….

                            Read More

                              Universal Tv oo Hab ka Baxsan Anshaxa Saxaafada iyo Qiyamka Dadnimada Uga Hadlay Shilkii uu ku Dhaawacmay Wasiirka Warfaafinta Somaliland DAAWO

                              London 22.March 2014 (SDN)- Telefishanka Universal ayaa si ka baxsan Anshaxa Saxaafada Waxay uga Hadleen Shilkii Maalintii Khamiistii uu Galay Wasiirka Warfaafinta Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse Xili uu Weftiga Madaxweyne Siilaanyo hogaaminayay ay ku soo fool lahaayeen Magaalada Berbera isla markaana Sababay inuu dhaawac ka soo gaadho Wasiir Cukuse oo gaadhigii uu saarnaa uu…

                              Read More

                                Ciidamada Somalia oo Amisom Gacan ka Helaya oo Alshabaab ka Qabsaday Qoryooley

                                Qoryooley 22.March 2014 (SDN)- Ciidamadda dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ee midowga Africa ayaa maanta ururka al-Shabab kala qabsaday degmada Qoryooley ee gobolka shabeellada Hoose. Ciidamada oo saaka weerar xoog qaaday halkaasi, ayaa iska cabin xooggan kala kulmay maleeshiyaadkii ururka al-Shabab, waxaana halkaasi ka dhacay dagaal culus. Ciidanka AMISOM ayaa isticmaallay taangiyo, iyadoo taasi la…

                                Read More