Baarlaanka Somalia Oo Fasax Dheer Kadib Lagu Wado Inay Maanta Kulankoodii Ugu Horreyey Yeeshaan iyo Qoddobo Xaasaasi ah oo Horyaalla

    Muqdisho:22-March-2014(SDN)-Kadib Muddo Laba Bilood ah oo ay Fasax Shaqada kaga Maqnaayeen, waxa Maanta La Filayaa inay Baarlamaanka Somalia Yeeshaan Kalfadhigoodii Caadiga ahaa. Guddoomiyaha Baarlamaanka Somalia Max’ed Sheekh Cusman Jawaari ayaa  Lagu Wadaa inuu kulankan shir gudoomin doono iyadoo Xildhibaanada Baarlamaanka lagu wargaliyay in ay ka soo qeyb galaan shirka Baarlamaanka oo maanta Furmaya. Qodobo ay…

    Read More

      Kenya Oo Lagu Qanciyey Inay Ciidankeeda Kala Baxdo Kismayo Oo Muddo Gacanta Ku haysay

      Nairobi:22-March-2014(SDN)-Isku Dayo Badan oo Muddo soo Socday, waxa ay Midowga Afrika ku Guulaysteen inay Ciidanka Kenya ee ku sugan Kismaayo Ka Wareejiyaan. Ciidanka Dawladda Kenya ayaa muddo ku sugnaa Magaalada Dekedda leh ee Kismayo, waxana ay halkaas ka Saareen Kooxda Alshbaab oo ku sugnayd  Dagaal Khasaare Keenay kadib. Wasiiradda arrimaha dibedda Soomaaliya iyo Kenya, Cabdiraxmaan…

      Read More

        Kiiska Haweenaydii Dhawaan Maykeeda Godka Laga Helay Oo Jiitamaya, Ciidanka Booliska Iyo CID-da Oo Cagojiidaya iyo Maxkamadii Oo Meel ay Wax Ka Bilowdo La’

        Hargeysa:22-March-2014(SDN)-Haweenaydii dhawaan Godka gurigeeda ku dhex yaalla laga Helay Maydka Marxuumad Ruqiya Siciid Ayaanle Oo Muddo la La’aa ayaa Rummaan Toddobo Cisho ahaa oo Maxkamaddu u Dirtay  uu  Haatan Madaxa La Galay Toddobaadkii Saddexaad. Haweenaydan Xidhan oo Magaceeda La Yidhaahdo Muna Maxamed Cabdilaahi, ayaa waxa lala Qabtay Tiro ka mid ah Ubadkeeda, waxana sida muuqata…

        Read More

          UN, Somalia woos Midest investment in Somalia

          NAIROBI, March 21 (Xinhua) — The UN, the EU and Somalia have called on countries and businesses in the Middle East to invest in the Horn of Africa nation to help contribute to her economic recovery. According to the UN Food and Agriculture Organization, Somalia exports 4.7 million head of livestock to Gulf states in…

          Read More

            Short-term costs of military gains in Somalia

            MOGADISHU, 21 March 2014 (IRIN) – A major military offensive by Somali and African Union (AU) forces against insurgents may well contribute to Somalia’s long-term stability, but in the short-term the military action has led to the displacement of around 40,000 civilians, price hikes and the destruction of some basic infrastructure. The Somali National Armed…

            Read More

            DAAWO:Sheekh Siciid Cali Axmed:Mushkilada​ha Guurka Qeybtii 2aad – Isu dheeli tirla-aan Aduun iyo Aakhiro

            Ottawa Mar 21,2014(SDN)-Waa Barnaamijkii todobaadlaha ahaa ee uu Sheekh Saciid Cali Axmed uga warami jiray arrimaha Bulshada khaasatan qoysaska Soomaaliyeed ee Qurbaha ku nool. Isu dheeli tir la’aanta qoyska, shaqada iyo aakhiro waa sababaha keena in qoyska ay la soo darsaan mushkilado mararka qaarkood burbur ku keena qoyska. Barmaamijkan oo ah kii labaad ee mushkiladaha…

            Read More

              Prime Minister holds bilateral meeting with Switzerland

              His Excellency Prime Minister Abdiweli Sheikh Ahmed, today participated in bilateral meeting with Swiss Secretary of State for the Federal Department of Foreign Affairs, Yves Rossier, at the Swiss Federal Government in Berne, Switzerland. The Prime Minister alongside Somali Permanent Representative to UN Missions (Geneva), Ambassador Yusuf Mohamed Ismail Bari-Bari, briefed the Swiss Foreign Minister…

              Read More

                Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo magaalada Berne kula kulmay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee dalka Switzerland

                Berne Mar 21,2014(SDN)-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa maanta magaalada Geneva kula shiray Wasiirka Arrimaha Dibadda ee dalka Switzerland Mudane Yves Rossier, kulankaasi ayaa ka dhacay xarunta dawladda Federalka Switzerland ee magaalada Berne. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa uga warbixiyay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Switzerland howl-gallada ay dawladdu ku baacsanayso Nabad-diidka Al-Shabaab, mudnaanaha dawladda…

                Read More

                Dhalandhoolka tahriibta iyo dhugla’aanta dhalinta Qallinkii:Maxamed Xasan Daacad

                “dhalinyarada cabanaysa iyo , Camalka loo baahday, carigeenu waa dinyahoo, waa Cusayb waliye, calooshiisa dahabkaa ku jira, cimidh u soo saara, culimada cilmiga sayniska ah, caanka ku ah doona, caynaanka nimanyaw hayaa, ceebta ka ilaasha.” “Hanti aanad lahaynood, Gacmaa hoos dhigataana, Halnugayl kugu beermiyo, Hayin layskaga guuriyo, Hoorigii latilmaamiyo, Hal dhurwaa ogalaatiyo, Hebad baad noqotaa.”…

                Read More

                  Ayax ku Habsaday Deegaano ka tirsan Goboladda Awdal iyo Selal

                  Awdal,21,march 2014 (SDN)-Wararka goor dhawd naga soo gaadhaya Tuuladda  fiqi Aadan iyo Tuulaada kale ee la yidhaahdo Waraqa-dhiigta oo ka kala tirsan Goboladda Awdal iyo Selal ee Galbeedka  Somaliland,ayaa sheegaya in Ayax baaxad lihi uu ku habsaday maanta Deeganadaasi. Wararka ka imanaya Deegaanadaasi ayaa  intaas ku daraya in Ayaxani uu ka imaayo dhinaca Waqooyiga,isla maraana uu xataa cunayo  Maryihii…

                  Read More

                    Puntland Is for Pirates

                    HARGEISA, Somalia — Mowlid Ahmed Abidoon stands quietly in the small prison cell where he has lived for nearly two years. Slot windows on one wall let in only a little sunlight, leaving his face almost entirely obscured in darkness. Yet there are splashes of color all around: The room’s bunk beds are covered in…

                    Read More

                      kulmiye party leadership has segregated Somaliland society into two castes, super caste and lower caste or untouchable

                      kulmiye party leadership party has segregated Somali land clans into two castes, super caste and lower caste by treating two treating two clans as super caste and the rest of the clans as lower caste or the untouchables. The super caste enjoys all the privilege with regard the top positions of the party and the biggest number of delegates  and the rest of the clans…

                      Read More

                        Madaxtooyada Somaliland Oo Dibadda Uga Yeedhay Nin ay u Aragto Inuu Buuxin Karo Booskii Suldaan Siciid Cabdisalaan Oo Puntland u Janjeedhsaday

                        Hargeysa:21-March-2014(SDN)-Xukuumadda Somaliland Oo In Muddo ahba ku Foognayd Sidii ay Deegaanada Badhan uga Heli lahayd  Oday dhaqameed Mus-dambeed ay Ka Dhigato, ayaa Haatan  Gacanta ku dhigtay  mid ka mid Salaadiinta Dhaqanka ee Gobolkaas ka Soo Jeedda, balse Qurbejoog ah. Xukuumadda ayaa Dibadda uga Yeedhay Suldaan C/laahi Maxamuud Suldaan oo ka soo jeeda Qoyska Reer Maxamuud…

                        Read More

                          Wasiir Cukuse oo maanta loo qaadayo Djabouti

                          Hargaysa,21,march,2014(SDN)-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka iyo Wacyi-galinta JSL,Md.Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse),ayaa maanta la filayaa in loo qaado dalka Jamuuriyadda Djabouti si la halkaa looga daaweeyo dhaawicii kasoo gaadhay Shilkii Baabuur ee isaga iyo Masuuliyiinta kale ku dhacay maalintii shalay.Sida ay Shabakadda Caalamiga ah Somalidiasporanews,u xaqiijiyeen goor dhawayd xubno ka mid ah Eheladda Wasiirku. Ilaa hadda ma cadda…

                          Read More

                            Muran iyo Isqab-qabsi Hor leh oo Ka Taagan Marsada Muqdisho Oo Shirkad Gaar ah Lagu Wareejiyey, Muruq-maalka Iyo Ganacsatada Oo Amarro Cusub Lagu Soo Rogay

                            Muqdisho:21-March-2014(SDN)-Sida ay Sheegayaa wararka Hoose ee aanu ka Helayno Deggedda Magaalada Muqdisho, waxa jira Xiisad Ka Taagan Hannaanka Dekedaas Loo Maamuli doono xilli aanay ku jirin Gacanta Dawladda Federalka ah. Dekedda ayaa  la Sheegayaa in Si Hoose loogu Wareejiyey Shirkad Turki ah oo lagu magacaabo Favori, waxana uu Haatan khilaaf Badani soo kala Dhex Galay…

                            Read More

                              Madaxweyne Siilaanyo Oo Socod Dheer Ka Dib Khudbad-sanadeedkiisa Ku Darsanaya Tallaabooyin Ka Dhashay Safarkiisan Oo Libin Lama Dhaafaan ah ula Muuqda

                              Hargeysa:21-March-2014(SDN)-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud(siilaanyo) oo haatan Safar Toban Maalmood qaatay ku soo Maray Gobollo Kala Duwan oo Dalka ku yaalla, ayaa isu diyaarinaya qabyo culus oo uu dareemayo inuu dhamaystiro, taas oo ah inuu Labada Gole ee Dalka ka Horjeediyo Khudbad-sanadeedkii Dastuuriga ahayd. Madaxweynaha ayaa Haatan Aaminsan inuu  Safarkaasi ka soo Helay Qoddobo badan…

                              Read More