DHEGEYSO:Khudbadii Salaada Jimcaha ee Masjid al huda iyo Sheekh Shabcaan

    Hargeysa Mar 21,2014(SDN)-Khudbadii Salaada Jimcaha ee masjid Al Huda oo uu soo jeediyay Sheekh Shabcaan ayaa waxa uu ku soo jaaday doorka dumarka ee Bulshada Islamka ah. Sheekha ayaa sheegay in Dumarka oo la daryeelaa ay noqon kareyso daawo u helida aafooyin badan oo haatan bulshadu la daala dheceyso sanadihii burburkii dalka. [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/dumar.MP3″]

    Read More

      Gudomiyaha Xisbiga UCID dalka uganda Oo Dhambaal Tacsi Ah U Diray ehelada iyo shacabka Reer Somaliland Geerida Naxdinta Leh Ee Ku Timid Caaqil Cabdi Caaqil Maxamed – labada wasiir cafimaad baryey

      Gudomiyaha Xisbiga UCID dalka uganda Oo Dhambaal Tacsi Ah U Diray ehelada iyo shacabka Reer Somaliland Geerida Naxdinta Leh Ee Ku Timid Caaqil Cabdi Caaqil Maxamed – oo in badan nabada wanaaga somaliland kasoo shaqeyey waxaan leyhy shacabka somaliland iyo ehelki iyo qaraabadi uu kabaxay waxaan leeyhy samir iyo iimaan marxuumkana ilhy janooyinkiisa haka waraabiyo…

      Read More

        Israeli, Moroccan jailed in Kenya, face terror charges

        NAIROBI – A Kenyan court on Thursday slapped one Israeli and one Moroccan with a year each in jail for being in Kenya illegally, while still putting them on trial to face terrorism-related charges. “Considering the nature of circumstances of the offence, each accused is on the first count sentenced to one year imprisonment,” Nairobi…

        Read More

          Glocall to launch 4G network in Somalia

          United States-based telecommunications provider Glocall will introduce high speed 4G capabilities to Somalia in the third quarter of 2014, hoping the additional connectivity will fuel growth and development in the region. Glocall plans to deliver the network through its Somali-based subsidiary Sahal Telecoms, which owns a National Telecommunications Licence in the country. “With a key…

          Read More

            Kenya’s Eastleigh, melting pot of regional cultures

            NAIROBI, March 20 (Xinhua) — Eastleigh, a commercial hub on the outskirts of Nairobi, Kenya, is widely known as small Mogadishu due to the huge number of Somali immigrants inhabiting the town. The Somalis’ vibrant engagement in business makes them stand out in the district. Their huge population, which has eclipsed that of locals, has…

            Read More

              LUGHAYA: SHEEKADU WELI WAA SIDDI SIDDI

              Toddobaadkii hore, warbaahinta Awdal waxaa ugu weynaa hadalhaynta dibudejinta iyo dhagaxdhigga Dekedda Lughaya. Dibudejinta xukuumadda, madaxda xisbiyada Boorama warsaxaafadeed ayey diidmo dhegta ugu rideen Silanyo. Ta dhagaxdhiggase, “sacab iyo raynrayn” ayey Silaanyo la garab joogsadeen. “Siddi Siddidu” ha joogtee, dhul-u-dhacii baa husbsiimo u baahan. Hubsiimadana, isweydiin baa ka horaysa: “Aayaha ayaa badsan doona saddexda beelood…

              Read More

                Somalia ratifies three core International Labour Organization conventions and joins Decent Work Program

                His Excellency Prime Minister Abdiweli Sheikh Ahmed, today addressed the International Labour Organization (ILO) Governing Body followed by signing the ratification of three core ILO Conventions and joining of the Decent Work Program at its headquarters in Geneva, Switzerland. The Prime Minister on behalf of the Federal Republic of Somalia ratified: the Freedom of Association…

                Read More

                  Soomaaliya iyo Ururka Caalamiga ah ee Shaqada (ILO) ee Q.M oo heshiis kala saxiixday

                  Muqdisho Mar 20,2014(SDN)-Dawladda Soomaaliya iyo Ururka Caalamiga ah ee Shaqada (ILO) ee hoos-taga  Qaramada Midoobay, loona yaqaano International Labour Organisation ayaa maanta magaalada Geneva ee dalka Switzerland ku kala saxiixday heshiis caalami ah oo la xiriira kor-u-qaadida shaqada iyo xuquuqda shaqaalaha iyadoo heshiiskan uu Soomaaliya u saxiixay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed, halka…

                  Read More

                    Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo ka Hadlay Safar uu u bixiyay Hillaacii Xeebaha Somaliland,Fariina u diray Shacabka

                    Hargaysa 20.March 2014 (SDN)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane, Axmed Maxamed (Silaanyo) isaga oo ku hadlaaya afkiisa Afka Qaranka Jamhuuriyada Somaliland iyo Afka Weftigii balaadhnaa ee uu hogaaminaayey kuna wehelinaayey Safarkii dheeraa ee Mudada 10-ka Cisho qaatay ee la magac baxay Hillaacii Xeebaha Somaliland, Madaxweynuhu waxa uu Hambalyo u dirayaa Dhamaan Bulshada reer Somaliland, meel ay joogaanba…

                    Read More

                      Nuxurka Heshiis ay Nairobi ku Wada Saxeexdeen Xukuumada Somalia iyo Dawlada Shiinaha

                      Nairobi 20.March 2014 (SDN)- Wasaaradda arrimaha dibadda ee xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta heshiis dhanka iskaashiga iyo horumarinta ah magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya kulan saxiixday danjiraha China u fadhiya Kenya. sample essay Heshiiska oo ka dhacay xarunta safaaradda Soomaalida ee dalka Kenya ayaa waxaa goobjoog ka ahaa danjireyaasha Soomaaliya…

                      Read More

                        Wasiir Cukuse oo Dhaawiciisa Lagu Dabiibayo Cisbitaalka Guud ee Hargaysa

                        Hargaysa 20.March 2014 (SDN)-Wasiirka Wasaarada Warfaafinta,Wacyigelinta iyo Dhaqanka Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa dhaawac Jabniin Gacanta ah iyo Jugo kale ka soo Gaadheen oo ka dhacay Duleedka Tuulada Hudisa ee Gobolka Saaxil ,kadib markii ay Saaka isku dhaceen gaadhigiisa iyo gaadhiga  Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dr Saleebaan Ciise.   Labada Wasiir oo ka Mid ahaa…

                        Read More

                          Gadood iyo Isu Soo Bax ay Maanta Sameeyeen Sariflayaasha Magaalada Jawhar oo ka Cabanayay dhac loo Gaystay Mid ka Mid ah Sariflayaasha Jawhar

                          Jawhar 20.March 2014 (SDN)- Sarriflayaasha lacagta ee degmada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa dhigay dibadbax ay ku muujinayeen sida ay uga xun yihiin dhac Arbacadii shalay loo geystay mid ka mid ah sarriflayaasha lacagta ee magaalada. Rag hubeysan oo watay dareeska ciidanka dowladda Soomaaliya ayaa galinkii dambe ee Arbacada dhacay mid ka mid…

                          Read More

                            Hindise Cusub oo Dameeradii Biyaha u dhaamin Jiray Hargaysa loogu Bedelay Mootooyin

                            Hargaysa 20.March 2014 (SDN)- Xawaaraha horumarka sancooyinka ayaa sanadba sanadka ka dambeeya dalka laga dareemayaa. Waxa todobaadyadii la soo dhaafay magaaladda Hargeysa ku soo kordhay  Mooto  saddex lugood leh oo taangi biyood dusha laga saaray  oo biyaha u dhaaminaysa sidii gaadhi dameerka oo kale. Xuseen Aadan  Daa’uud (Fanax) oo hore  ugu shaqayn jiray gaadhi dameerka, ayaa…

                            Read More

                              Madaxweynaha Maamul Goboleedka Punt Land oo Kormeer ku Tagay Qardho SAWIRO

                              Qardho 20.March 2014 (SDN)- Madaxwaynaha dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo saaka  ka anbo baxay magalada Garowe ayaa gaaray magalada Qardho xarunta Gobalka Karkaar. Dadwayne kale duwan oo ay horkacayaan mamulka Gobalka iyo kan degmada ayaa magalada kusoo dhaweeyay wafdiga Dr.Gaas. Madaxwayne Gaas oo dadkii soo dhaweeyay la hadlay ayaa sheegay inuu ku faraxsan…

                              Read More

                                Soo dhawayntii Qaybaha Bulshada ee Madaxweyne Siilaanyo ee Magaalooyinka Sheekh,Berbera iyo Hargaysa SAWIRO

                                Hargaysa 20.March 2014 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo iyo Weftigii uu Hogaaminayay oo Mudo Todobaad ah Socdaal Shaqo ku soo Maray  Qaar ka mid ah Gobolada Somaliland ayaa Maanta ku soo Laabtay Caasimada Hargaysa ,Kadib markii ay Saaka ka soo Kicitimeen Magaalada Burco . Weftiga Madaxweynaha ayaa Qaybaha kala Duwan ee…

                                Read More

                                  Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Tacsi u diray Caaqil Maanta Ku Geeriyooday Shil baabuur oo ka dhacay Berbera iyo Sheekh Dhexdooda

                                  Hargaysa 20.March 2014 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed (Silaanyo), waxa uu tacsi u dirayaa Boqorada, Isimada, Ugaasyada, Sulaadiinta, Cuqaasha, Shacabka Reer Somaliland, isaga oo ka tacsiyadaynaaya Geerida Naxdinta leh ee ku timid CAAQIL CABDI CAAQIL MAXAMED CAAQIL CIGAAL kuna magac dheeraa Inna Hadoodil oo 20.03.2014 maanta ku geeriyooday Shil-baabuur oo ka dhacay agagaarka…

                                  Read More