Wafdi uu Hogaaminayo Wasiirka Xanaanadda Xoolaha,ayaa kormeer ku soo maray Goobaha ay biyuhu uga yimaadaan Magaalo xeebeedka Berbera.
Berbera,19,march 2014( SDN)-wafadi uu Hogaaminayo Wasiirka Xanaanada Xoolaha Jsl,Dr: Cabdi Aw-Daahir,oo ay wehelinyaaan Mareeyahaya Wakaaladda Biyaha Berbera iyo Gudoomiyaha Gobolka Saaxil,ayaa Kormeer indho-idhayn ah ku soo maray Goobaha ay Biyuhu uga yimaadaan Magaaladda Berbera ee Gobolka Saaxil,ee kala ah: Farodeero iyo Dubaar. waxa sidaasi lagusheegay war uu Goor dhawd soo saaray Wasiirka Xanaanadda Xoolaha Jsl.waxaana…
