Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

    Hargaysa 16.June 2014 (SDN/QJ)- Ku Soo dhawaada Dhamaan Akhyaarta ku Xidhan Shabakada Somalidiasporanews.com Meel kasta oo Dunnida Dacaladeeda aad kaga Sugan Tihiin Warar Wixii Naga  Soo Gaadhay Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo aanu idiinka Soo Gudbinayno Studiyaha Qurbejoog.com ee Caasimada Somaliland ee Hargaysa Waxaa Warka Caawa  Idiin Soo Tebin Doona Weriye Maxamed Xasan Daacad ee…

    Read More

      Radio Qurbejoog iyo Barnaamijkii Waxbarashada ee Toddobadkan {DHAGAYSO}

      Hargaysa 16.June 2014 (SDN/QJ)- Toddobaadkan barnaamijkeena Waxbarashada waxaynu ku soo qaadan doonaa Imtixaanka Fasallada Siddeedaad ee Dugsiyada dhexe iyo Kuwwa Afaraad ee Dugsiyada Sare. Waxaynu ku lafo guri doonaa waxyaabaha uu imtixaanku kaga duwan yahay kuwiii Hore, Tirada Ardayda Gelaysa, Cida Diyaarisay. waxa inagala Qayb qaadan  Doona Wasiirka waxbarashada iyo Waliba mid ka mid ah…

      Read More

        Khudbaddii Madaxweyna​ha Jamhuuriya​dda Federaalka Soomaaliya uu maanta ka jeediyey Baarlmaank​a

        Guddoomiyaha Baarlamaanka, Raiisalwasaaraha XFS, Xubnaha Golaha Wasiirada, Xubnaha Golaha Shacabka, Dhamaan Dadweynaha Soomaaliyeed, Assalaamu Calaykum Waraxmatullaahi Wabarakaatuhu. Waxaa farxad ii ah inaan maanta halkan ku kulanno, innagoo ay inagu soo dhawdahay munaasabadahii xorriyadda iyo midnimada dalkeenna. Sidoo kale waxaa bilo yar inaga xigaan inay soo xiranto muddada labada sano ahayd ee yagleelidda dawladeenna cusub. Waxaan…

        Read More

          Wasaaradda Maaliyada oo Jaangoynaysa Miisaaniyada 2015ka iyo Dalab ay u dirtay Hay’adaha Dawlada

          Hargaysa 16.June 2014 (SDN/QJ)-   Wasaaradda Maaliyadda Somaliland ayaa bilowday dajinta qorshaha sanad miisaaniyadeedka 2015-ka, taasoo falanqaynteeda si rasmi ah loo guda-geli doono bisha August ee soo socota. Wasiir Samaale waxa uu Wareegtadan waxa uu u kala direy Wasaaraddaha iyo Hay’adaha Dawladda oo uu ku war-geliyey inay masuuliyiinta hay’adahaasi ku soo xareeyaan qorshayaashooda sannad Miisaaniyadeedka…

          Read More

            Erya, Erya, Eryaay, Qalinkii: Rashiid Sulub Caalin

            Halku dhiga maqaalkan aynu u soo qaadanay ‘Erya, erya, eryaay, waxay midhahani ka mid ahaayeen hees waddani ahayd oo lagu guubaabinayey ciidamada soomaaliyeed 1977-kii, markii ay Soomaaliya dagaalka la gashay waddanka Itoobiya, waxaanay ka mid ahayd heesihii ugu muhiimsanaa, ee ciidanka iyo ummadda soomaaliyeed-ba ku dhiirigalinayey dagaalka, oo  ay hobaladda waabairi ku luuqayn jireen kuna…

            Read More

              “Ninkii Shabaabnimo lagu helo hadal la’aan waala tooganayaa” Gudoomiyaha Maxkamadda Ciidamada Somliya

              Muqdisho:16,June,2014(SDN/QJ)-  Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Ciidanka Qalabka Sida ee Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Tuuryare, ayaa wuxuu sheegay inay go’aan adag ka qaateen ragga ka midka ah Ururka Al Shabaab. Gudoomiyaha wuxuu sheegay inay tallaabo adag ka qaadi doonaan nin kasta oo ka mid noqdo Ururka Al Shabaab, iyadoo uu meesha ka saaray wax la yidhaahdo masuq…

              Read More

                Nuxurka Khudbada Kooban oo Madaxweyne Siilaanyo Ku baaqay in Difaaca dalka la Isu Taago Daawo

                Hargaysa 16.June 2014 (SDN/QJ)-  Kulan Balaadhan oo ay maanta ka soo qayb galeen guud ahaan dhinacyada dawladda sida Xukuumadda, Golayaasha Baarlamaanka iyo Axsaabta siyaasadda ee  heer Qaran laguna qabtay qasriga Madaxtooyada ayaa lagu caddeeyey mowqifka jamhuuriyadda Somaliland ee ku aaddan madaxbanaanida dhuleed iyo ta siyaasadeed ee somaliland leedahay iyo weliba xaqqa ay Somaliland u leedahay…

                Read More

                  “Waxaan Shacabka Leeyahay Ilaashada Nabad-diina,Difaaca Qarankana meel uga soo Wada Jeeda” Gudoomiye Cirro Daawo

                  Hargaysa 16.June 2014 (SDN/QJ)-   Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ahna Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa Sheegay inay Xisbi ahaan iyo Gole ahaanba si weyn u taageersan yihiin bayaan uu Maanta Madaxweyne Siilaanyo ka soo saaray gaadhista Xuduudaha qaranka iyo Jawaab uu ka bixiyay War ay Soo saareen Dhawr Dublamaasi oo Somalia u qaabilsan Wadamada ugu…

                  Read More

                    “Waxaan leenahay Dhabar La Cuno balse Shaf la Cunno ma Lihin” Gudoomiyaha Ucid oo Ku Baaqay in Dhiig Cusub loo Huro Difaaca dalka Daawo

                    Hargaysa 16.June 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa ku Goodiyay in Somaliland ay Dhiig Cusub u Shubi doonto adkaynta Qaranimada Qiimaha adag ku taagan . Gudoomiye Faysal Cali Waraabe oo ka hadlayay Kulan Wada jir ah oo Qasriga Madaxtooyada ku dhex maray Golayaasha Qaranka,iyo Xisbiyada Qaran ayaa Cadeeyaay…

                    Read More

                      Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye oo Sheegay inay Xukuumada ku Garab joogaan Difaaca Xuduudaha {Daawo}

                      Hargaysa 16.June 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta ka hadlay Kulan uu Madaxweyne Siilaanyo isugu yeedhay Xisbiyada Qaranka, Hogaamiyeyaasha Golayaasha Qaranka lagagana arrinsanayay dhawaqii ka soo yeedhay Beesha Caalamka ee Somaliland ku ajburayay inay Ciidamadeeda kala baxdo deegaanada uu muranku ka taagan yahay. Mouse Biixi Cabdi ayaa sheegay in Mucaarid…

                      Read More

                        Dagaal Xoogan Oo Saaka Magaaladda Kismaayo Ku Dhexmaray Ciidamo Kawada Tirsan Kuwa Maamulka Ku Meel Gaadhka Ah Ee Jubba

                        Kismaayo:16,June,2014(SDN/QJ)-  Wararka ka imaanaya Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya in maanta halkaasi uu ka dhacay dagaal culus oo dhaliyay Khasaaro dhimasho iyo mid dhaawac ,kaa oo u dhaxeeyay Ciidamo kawada tirsan Maamulka Jubba. Goob joogayaal kusugan Magaalada Kismaayo ayaa ku waramay in dagaalka uu ka dhashay Askari dilay askari kale ,…

                        Read More

                          “Wadamada aanu deriska nahay iyo beesha caalamka waxaanu jecelnahay in aanu nabad ku wada noolaano, mana ogolin farogelin dabadeed mid siyaasadeed iyo..” Madaxweyne Siilanyo

                          Hargaysa:16,June,2014(SDN/QJ)-  madaxweynaha Jamuurida Somaliland Md.Axmed Maxamed Maxmuud Siilanyo,ayaa Maanta Qasriga Madaxtiiyada Shir Deg deg ah iskugu yeedhay  Galayaasha qaranka Imadaxweynaha Jamuurida Somaliland Md.Axmed Maxamed Maxmuud Siilanyo,ayaa Maanta Qasriga Madaxtiiyada Shir Deg deg ah iskugu yeedhay  Galayaasha qaranka Iyo Xisbiyada,si looga wada hadlo arimaha Bariga iyo Baaqii Bulashadda Caalmka eek u aadanaa Ciidamadda Somaliland ee aaga…

                          Read More

                            Marwada Kowaad Ee Qaranka Iyo Raxan Wasiiro Ah Oo Maanta Ka Qeyb Galay Maalinta Caruurta Africa Oo Maanta Laga Xusay Somaliland

                            Hargaysa:16,June,2014(SDN/QJ)-  Marwada Kowaad ee Qaranka Marwo: Aamina Waris Sheekh Maxamuud Jirde,oo ay weheliyaan Xubno ka tirsan Golaha Wasiiradda ayaa waxay Maanta ka Qeyb galeen Maalinta Caruurta Aduunka Oo Maanta laga Xusay Somaliland. Xafladan ayaa waxa kazoo qayb galay Wasiirka Maaliyadda Somaliland Md.Cabdicasiis Maxamed Samaale,Wasiirka Waxbarshadda iyo Tacliibnta Sare ee Somaliland Marwo: Samsam Cabdi Aadan,Wasiir-ku Xigeenka…

                            Read More

                              Haween Waynaha Beelaha Daa’uud Ismaaciil (Cidagale) Oo Lacag Xadigeedu Badanyahay Ku Wareejiyay Guddida Dhismaha Waddada Cad + Eeg Sawirada

                              Hargaysa:16,June,2014(SDN/QJ)- Haweenwaynaha beelaha Cidagale ayaa lacag Dhan 81,235 kun oo dollar(Kow Iyo Sideetan Kun  IYO Laba Boqol Iyo Shan Iyo sodon Dollar )  ku wareejiyay guddida dhismaha waddada cad ee isku xidhaysa hargaysa iyo salaxley . Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo ka dhacday hotel dalxiis ayaa waxaa ka soo qeyb galay…

                              Read More

                                Musuq-maasuq hadheeyay waaxda garsoorka..Q.6aad

                                Qormadan maanta waxa aan akhristayaasha ugu soo bandhigi doonaa awood sheegashada iyo amar ku taalaynta uu gudoomiyaha maxkamada Sare kula kacay garsoorayaasha jaamaciyiinta ah ee madaxweyne Axmed-siiraanyo ugu talo galay kobcinta waaxda garsoorka. Musuq-maasuq gaamuray awgii ayaa garsooraha la jaan-qaadi waaya waxa loo raadiyaa sabab layskaga fogeeyo oo gobolada loo bedelo ama shaqada-ba lagaga eryo.Waxa…

                                Read More

                                  Magaalada Burco oo Laga Furay Carwadii ugu Cajiibsanayd ee Somaliland lagu qabto DAAWO

                                  Burco 16.June 2014 (SDN)- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Somaliland Mudane Cali Maxamed Warancade ayaa  Xadhiga ka Jaray Bandhig Carweed loogu talo galay loogu talo galay Dalagyada Xabkaha iyo Faleenka ee Somaliland Qaniga ku tahay Taas oo lagu qabtay Magaalada Burco. Kulankan Furitaanka Carwadaas Waxaa ka Qaybgalay Madax iyo Mas’uuliyiin kala duwan Waxaana Halkaasi lagu…

                                  Read More

                                    “Jamhuuriyadda Somaliland waxay leedahay xuduudo cayiman. Ciidanka qarankuna waxay ilaalin doonaan xuduudaha” Madaxweyne Siilaanyo

                                    Hargaysa 16.June 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Somalilland Md.Axmed Maxamed Maxamuud (Siilanyo), ayaa meesha ka saaray in dalkiisu xuduud la wadaago Maamul-goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland, isla markaana waxa uu hoosta ka xariiqay in Ciidanka Qaranku ilaalin doonaan Xuduudaha dalkiisu la wadaago waddanka Soomaaliya. Madaxweyne Axmed-Siilaanyo oo  qoraal uu arrintaas kaga hadlayey ku baahiyey Bartiisa uu Internet-ka ku…

                                    Read More

                                      Talibaanka oo faraha ka jaray tiro dad ah oo ka qeyb qaatay doorashooyinka Afgaanistaan

                                      Kabul June 16,2014(SDN/QJ)-Kooxda Taliban eek a dagaalanta dalka Afgaanistaan ayaa ka dhabeysay hanjaabaadyo ay u jeedisay dadka reer Afgaanistaan oo ay uga digayeen in ay ka qeynqaataan doorashooyinka dalkaasi. Sida ay shaaciyeen ciidamada Booliska ee dalka Afgaanistaan Taaalibaanka ayaa faraha jaray dad tiradooda ay ku sheegeen 11 ruux. Dadkan ayay taalibaanku ku maageen ka qeybqaadashada…

                                      Read More

                                        Guddoomiyihii Maxkamadda War-dhiigley Oo Xalay La Dilay

                                        Muqdisho:June,16,2014(SDN/QJ)-Laba Nin oo Dhallinyaro ah  Oo Bastoolado Ku Hubaysan ayaa Habeenkii Xalay Magaalada Muqdisho ku Dileen Gudoomiyihii Maxkamadda War-dhiigley. Dilkan ayaa ka dhacay xaafada Via Laberia ee Degmada Waaberi, waxaana la sheegay in si Degdeg  leh ay marxuumka u toogteen raggii bistooladaha ku hubeysnaa. Guddoomiyaha Degmadaas oo Idaacadda BB C-da la Hadlay ayaa sheegay in…

                                        Read More

                                          Booliska Rio de Janeiro oo raas ku riday dad ku mudaharaadayay ciyaaraha Aduunka ee Brazil ka socda

                                          Rio de Janeiro June 16,2014(SDN/QJ)-Askeri xiran dharka shicibka ayaa la arkayay kiyoo rasaas nool ku ridaya dad mudaharaad ay uga soo horjeedaan ciyaaraha kubeda cagta Aduunka ee ka socda dalka Brazil. Shicibka saboolka ah ee dalka Brazil ayaa mudoba ka soo horjeeday aduunka Balaayiinta ah eek u baxday  diyaar garoowga  ciyaaraha Aduunka ee 2014. Dawlada…

                                          Read More