Maamulka Puntland Oo Warsaxaafadeed Hanjabaad ah Ka Soo Saaray Degmada Taleex Oo Somaliland Gacanta U Gashay
Garowe:June,13,2014(SDN/QJ)-Maamul-Goboleedka Somaliyeed ee Puntland, ayaa si adag uga Hadlay Ruqaansigii Ciidanka qaranka Somaliland ku sameeyeen Degmada Taleex ee Gobolka Sool oo aanay hore u joogin. Madaxtooyada Puntland ayaa gudo-galka Ciidanka qaranka Somaliland ee Degmada taleex ku tilmaantay Gardarro Cad, waxana ay Bulshada caalamka u dirtay Baaq muujinaya in lagu Gardarrooday. War-saxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada…
