Unugyo ka Tirsan Booliska Somalia oo la Geeyay Magaalada Jawhar
Jawhar 12.June 2014 (SDN)- Cutubkii ugu horreeyey ee ka socda ciidanka booliska Soomaaliyeed ayaa xalay gaaray magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha dhexe. Ciidanka oo wata gawaarida gaashaaman iyo kuwa xamuulka ah oo ka yimid dhinaca magaalada Muqdisho ayaa Jowhar u tagay in ay xoojiyaan ciidamada ammaanka ee magaaladaas, sida ay Warbaahinta u sheegeen saraakiil ka tirsan…
