Qaar ka Mid ah Salaadiinta Beesha Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye oo la soo dhaq dhaqaajiyay oo Taageeray Murashaxnimada Madaxweyne Siilaanyo

    Hargaysa 11.June 2014 (SDN/QJ)- Salaadiin iyo Cuqaal ka tirsan Beesha Subeel awal ayaa Duhurkii shir jaraa’id oo ay ku qabteen Magaalada  Hargeysa waxay ku sheegeen in ay taageersan yihiin Musharaxnimada Madaxweyne Axmed Siilaanyo, isla markaana waxay ku ayideen Go’aankii Golaha Guurtiddu ka soo saaray Khilaafka Kulmiye ee ay aqbaleen Madaxweynaha iyo guddoomiyaha xisbiga Kulmiye. Salaadiinta…

    Read More

      Wafdi Wasiiro,Xildhibaano Iyo Qaar Ka Tirsan Dadka Deegaanka Oo Maanta Gaadhay Magaalada Marka Iyo Ujeedada Socdaalkooda

      Marka:11,June,2014(SDN/QJ)- Wefdi ka socdo Xukuumada Federalka ee Soomaaliya, ayaa maanta waxay booqasho ku taggeen Magaalada Marka ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Hoose, halkaasoo lagu soo dhoweeyay. Wefdigaan waxaa horkacaaya Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federalka C/laahi Goodax Barre, waxaana ku wehlinaayay Wasiirka Gaashaandhiga General Maxamed Sheekh Xaamud, Xildhibaano iyo dadka deegaanka. Wasiirada, ayaa waxay maanta kulamo kala…

      Read More

        Qarax Miino Oo Maanta Lala Eegtay Ciidamadda Amisom Ee Ku Sugan Magaaladda Buulo-burte Ee Gobolka Hiiran Iyo Khaasaraha Ka Dhashay

        Buulo-burte:11,June,2014(SDN/QJ)-Wararka naga soo gaadhaya Magaaladda Buulo-Burte,ee Gobolka Hiiran,ayaa sheegaya in Maanta uu Halkaasi ka dhacay Qarax miino.Qaraxan ayaa wararku Tilmaamayaan in lala eegtay Kolonyo ciidamo oo ka tirsan kuwa Amisom ee ka hawlgala Somaliya,gaara ahaana kuwa Jabuuti.waxaana lagu soo beegay Qaraxan oo lagu sheegay Miinada Wadada dhinaceeda la dhigo xili ay Halkaas kasoo degaysay Diyaarad…

        Read More

          Odayaal-Dhaqameed Madaxtooyadu Dabada Ka Wadday Oo Feedh Iyo Harraati lagaga Dareeriyey Madal ay shirk u qabsan lahaayeen

          Hargeysa:June,11,2014(SDN/QJ)-Odayaal-dhaqameed ka soo jeeda Beelaha Galbeedka iyo Waqooyiga Hargeysa oo madaxtooyadu u soo abaabushay inay taageero u muujiyaan, ayaa ku dhamaaday Guul darro. Madashan ooh ore looga sii shaqeeyey, isla-markaana lacago tiro dhaaf ah ay mu bixisay madaxtooyadu, ayaa waxa daqiiqado ka hor intii ay bilaambi lahayd Goobta soo galay Dhallinyaro cadhaysan oo ka soo …

          Read More

            Wargayska Dawlada ee Dawan oo Nashqadayn Cusub lagu Sameeyay Halkan ka Daawo

            Hargaysa 11.June 2014 (SDN/QJ)- Mas’uuliyiinta Wargayska Afka Dawlada ku Hadla ee Dawan Media Group ayaa Shir Jaraa’id oo ay ku Qabteen Xarunta Wargayska Waxay kaga hadleen Isbedelo Cusub oo ay ku sameeyeen Nuqulada Wargaysyada kala duwan ee Dawan. Gudoomiye ku Xigeenka ahna Tifaftiraha Guud ee Wargayska Dawan Cumar Maxamed Faarax ayaa Sheegay in Mudadii Xukuumadani…

            Read More

              War Deg Deg ah: Ciidamada RRU oo Saaka la Wareegay Xawaalada Juba Xarunteedii Caasimada

              Hargaysa 11.June 2014 (SDN/QJ)- Ciidanka la dagaalanka Argagixisada ee RRU ayaa Saaka la Wareegay Xarunta Xawaalada Juba ee Caasimada Hargaysa. Waxaa Gebi ahaanba Joogsaday Hawshii Maalinlaha ahayd ee Xawaaladani u fidin Jirtay Bulshada Sidoo kale Waxay Ciidanku diideen in dadku galaan Xawaalada Juba halka sidoo kalena ay Hor joogsadeen dadkii ku Jiray Gudaha Xaruntu inay…

              Read More

                DHEGEYSO:Suldaanka Guud ee Beesha Irir Samaale oo Canbaareeyay Dagaalada Marka Baaqna u jeediyay madax dhaqameedka Dir iyo Hawiye

                Edmonton June 11,2014(SDN/QJ)-Suldaanka guud ee beesha Irir Samaale ayaa canbaareeyay colaada ka aloosan degaanada hoostaga gobolka Shabeelada Hoose ee u dhexeeya laba beelood oo kawada tir beesha Irir Samaale. Suldaanka ayaa baaq u kala diray dawladaha Soomaaliya iyo kuwa deriska iyo sidoo kale madax dhaqameedka  labada beelood si xal waara looga gaaro colaadaha Shabeelada Hoose….

                Read More

                  Mashruuc Midowga Yurub ugu Deeqay Somaliland oo Taabanaya Horumarinta Kalluumaysatada, Iyo Khiyaano Ku dhex Jirta oo Dawladu Ogtahay Daawo

                  Hargaysa 11.June 2014 (SDN)- Wasiirada Wasaaradaha Kalluumaysiga iyo Beeraha ayaa  ka qayb galay Mashruuc lagaga hadlayay Horumarinta Xeebaha iyo Kalluumaysatada kaas oo ka qabsoomay Huteel Ambassador . Mashruucan Waxaa Maalgalinaya Midowga Yurub,Waxaana dhaqaalaha ku baxaya inta ugu badani Qaadan doono Khubaro Ajaanib ah Hasa Yeeshee Xukuumada Somaliland ayaa Sheegtay inay Sidaas ku Ogoshahay. Hargaysa SDN/QJ…

                  Read More

                    UNHCR oo Talyaaniga ku eedeysay in ay Gaajo iyo Haraad ku dawadeen Qaxooti Soomaaliyi ku jirto

                    Rome June 11, 2014(SDN/QJ)-Hay’ada QM u qaabilsan qaxootiga ayaa canbaareysay dawlada Talyaaniga ka dib kolkii dawladaasi ay qaxooti faro badan Gaajo iyo haraad ku daawatay mudo saacado ah. Arintan ayaa ku soo beegmeysa xili ay dalka Talyaaniga yimaadeen qaxooti ka badan 50,000 oo ruux  ilaa sanadkan. Talyaaniga ayaa qaxootiga ka soo daad gureeyay magaalo xeebeedka…

                    Read More

                      Prof Axmed Ismaaciil Samatar oo ay is Haleeleen Weriye Caadifad laga dheehan karo,Iyo Basaasnimo lagu eedeeyay Daawo

                      Hargaysa 11.June 2014 (SDN/QJ)- Prof Axmed Ismaaciil Samatar oo Haatan ku  Sugan Magaalada Nairobi ee dalka Kenya oo uu Sheegay inuu Nasasho u Joogo ayaa Warbaahinta Muuqaalka ah ee afka Somaliga ku hadlaa Waxay u kala Waraysiyo is daba joog ah la Yeesheen Aqoon yahankan. Inta Badan Warfidiyeenada ayaa Su’aalahooda bud dhig uga dhigay Isbedelka…

                      Read More

                        Who to blame for the cost of electricity in Somaliland

                        The electricity cost of Somaliland is outrageous and the consumers are paying through the nose. Although the *GDP per capita of an average consumer in Somaliland is $600 annually based on the United Nations census, the cost per kilowatt of electricity in Somaliland is more expensive than in the USA and some other European countries….

                        Read More

                          For Whatever It’s Worth Xirsi Is The Man

                          Many concerned Somalilanders were astonished with the acquiescence of President Silanyo in regard to recent convoluted disagreements within the Kulmiye party, and its repercussions to the rest of the country. Mr. Silanyo did not make any attempt to reassure the country that things are under control and that he is on top of it until…

                          Read More

                            Immigrants an ‘asset’ to NI society

                            Racism has dominated the news agenda following comments made by a north Belfast pastor last month. Rallies have been held in Belfast in a show of solidarity, most recently on Tuesday night in the west of the city after a 36-year-old Nigerian man was beaten in a racially motivated attack. Suleiman Abdulahi – a Somali…

                            Read More

                              Goobo Waxbarasho oo Britain Ku Yaalla Oo Lagu Eedeeyey in Lagu Barto Xag-jirnimada

                              London:June,11,2014(SDN/QJ)-Waxa soo Baxday warbixin uu Xafiiska Dabagalka Hannaanka waxbarasho ee dalka Britain uu ka soo saaray Dugsiyo islaami ah oo ku yaalla Dalkaasi. Warbixintan ayaa noqotay mid aan ka farxinin  dugsiyo islaami ah oo Halkaasi  ku yaalla kuwaas oo lagu tilmaamay inay carruurta Baraan xagjarnimada. Arrintan ayaa walaac badan ku abuurtay waalidiinta iyo ururada islaamiga…

                              Read More

                                Dagaalada Shabeelaha Hoose Ka Socda Oo Gaadhay Heer Maraykanku Ka Qayliyo

                                Nairobi:June,11,2014(SDN/QJ)-James P. McAnty oo ah Ergeyga sida gaarka ah Maraykanka ugu qaabilsan Somalia ayaa Ka Hadlay Dagaalo-beeleedyada sii xoogaysanaya eek a socda Gobolka Shabeelaha Hoose. Ergeyga ayaa ammaanay jawaabta ay madaxda soomaaliya ka bixyeen Dagaalkaas, waxana uu ku Baaqay in  joojintiisa si degdeg ah loo joojiyo. Waxa uu sidoo kale u soo jeediyey dhinacyada Dagaaladu…

                                Read More

                                  Beelaha uu Muuse Biixi ka soo jeedo Oo Ku Mashquulsan Shirar Doceedyo ay kaga Tashanayaan Hiilkii Guurtidu Siisay Madaxweyne Siilaanyo

                                  Hargeysa:June,11,2014(SDN/QJ)-Waxa Gebi ahaanba meelo kala duwan oo dalka iyo dibadiisa ah ka socda shirar hoose oo ay wadaan xubno firfircoon oo ka tirsan Beelaha uu ka soo jeedo muuse Biixi ee Waqooyiga iyo Galbeedka Hargeysa. Shirarkan ayaa ah qaar lagaga tashanayo Go’aankii Guddidii Guurtidu dhawaan ka soo saartay khilaafkii Xisbiga kulmiye oo aanay Beeshu ku…

                                  Read More