Gudoomiye ku Xigeenka Guurtida oo Shaaciyay Go’aamo u adeegaya Guddidii Shirguddoonka Shirweynihii Kulmiye {DHAGAYSO}
Hargaysa 07.June 2014 (SDN/QJ)- Guddidii Golaha Guurtidda ee ku jirtay Dhex dhexaadinta Khilaafka Xisbiga Kulmiye ayaa ku dhawaaqday go’aankii ay ka soo saareen dhagaysiga labada garab kaasoo u janjeedha dhinaca Xukuumadda. Go’aanka Koowaad waxay Guddidu ayiday go’aamadii ka soo baxay gudidii shirweynihii kulmiye iyo liisaskii ay soo saareen ee golaha fulinta iyo golaha dhexe, kuwaasoo…
