Soomaalida Mareykanka oo Qabyaalada la dagaalamaya
Minneapolis Jan 08,2014(SDN/QJ)-Soomaalida u qaxday dalka Mareykanka ayaa ka sheeganaya Qabyaaladii dalkooda ka soo hayaamisay iminkana bilaabay la dagaalankeeda. Soomaalida ayaa Qabyaaladu ay ka mid aheyd waxyaabihii dalkooda burburiyay isla markaana haatan dabeecadaa ka hirgeliyay degaanada qurbaha ee haatna magengelayada u doonteen. Kulan la dagaalanka Qabyaalada loogu magacdaray oo dhawaan ka dhacay dalka Mareykanka magaaladiisa…
