Maxamed Kaahin Iyo Odayaal Beeshiisa ah Oo Gondaha Is Daray iyo Dedaallo Labada Kornayl Lagu Kala Fogaynayo Oo Guuldarraystay
Hargeysa:June,07,2014(SDN/QJ)-Waxa Magaalada Hargeya uu Kulan albaabadu u xidhan yihiin ku dhex maray Guddoomiye-ku-xigeenka koowaad ee Xisbiga Kulmiye Muj. Maxamed Kaahin Axmed iyo Tiro ka mid ah odayaal-dhaqameedka Beeshiisa. Kulankan ayaa ahaa mid Albaabadu u xidhnaayeen oo ay Natiijadiisu qarsoodi ahayd, balse wax aka soo baxaya warar dheeraad ah oo muujinaya wixii Halkaas lagaga wada Hadlay….
