DAAWO:Dadweynaha Ku Nool Magaalada Hargeysa Oo Soo Dhaweeyay Go,aanadii Laga Gaadhay Khilaafkii Xisbiga KULMIYE
Hargeysa June 08,2014(SDN/QJ)-Warbaahinta Xukuumada Somaliland ayaa waxa ay soo bandhigtay muuqaal ay ku muujinayaan taageero ay sheegeen in shacabka reer Somaliland ee ku dhaqan Hargeysa ay u muujiyeen gooaankii dhexdhexaadinta xisbiga Kulmiye. Warbaahinta xukuumada afkeeda ku hadasha ayaanse dadkan ay wareysatay ku darin ruux qura oo ka hadlay habkii iyo hanaantii loo maareeyay Heshiiska iyo…
