Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey tallaabada dowladda Mareykanka safiirka ugu soo magacaabeysa Soomaaliya
Muqdisho June 4, 2014: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliyeed ayaa maanta helay hubaal in Madaxweyne Obama uu magacaabi doono Safiirkii Mareykan ee ugu horreeyey ee u soo magacaabo muddo labaatameeyo sano ah. “Waxa aan ku faraxsanahay in aan hubaal kadhigo ujeedooyinkeenna wadaagga ah ee Nabadgalyada, horumarin loo dhan yahay iyo Dowlad-wanaagga ee Soomaaliya. Soo Magacaabidda Safiir cusub…
