Turkiga oo mar kale qorsheynaya in uu Markab Mucaawino u diro Gaza

    Istanbul July 28,2014(SDN/QJ)-Hay’ada mucaawinada ee dalka Turkiga IHH ayaa shaacisay in ay diyaarisay Markab mucaawino sida oo ku siijeeda magaalada Gaza ee lagu hoobtay. Madaxa hayada oo arinkan saxaafada uga waramay ayaa sheegay in dawlada Turkiga ay ka codsadeen in ay ogolaashada siiso. Isla markaana ay doorkan dalbadeen in ciidamada Turkigu ay gelbiyaan markabkan mucaawinadada…

    Read More

      UN Says 350,000 People In Somalia May Die Of Malnutrition

      MOGADISHU (Reuters) – The United Nations has reported alarming rates of malnutrition in the Somali capital where aid agencies cannot meet the needs of 350,000 people due to insufficient funds, drought and conflict. The U.N. Office for the Coordination of Humanitarian Affairs (OCHA) said the Somali government had compared the situation to the run-up to…

      Read More

        The Mismatch Interests on Tribal Politics in Somalia

        Introduction     Somalia, a domicile of inferno, analytically corrupt, where immoral and ethical dishonest are all on primed. A home of piracy and a self-haven of International Terrorism, all at once this Failed State procures admiration, veneration and respect from the most Liberal States of the world, such as the United States and Britain. Beyond…

        Read More

          Ra’iisul Wasaare Cabdiweli oo Ummadda Soomaaliyeed ugu Hanbalyeeyey Munaasabadda Ciidul Fidriga

           Muqdisho July 27, 2014(SDN/QJ)- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiwali Shiikh Axmed Maxamed ayaa shacabka Soomaaliyeed iyo dhammaan shucuubka Islaamka ugu hanbalyeeyey munaasabadda Ciidul Fidriga. Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa u rajeeyey dadka Soomaaliyeed in ay ciiddan Cideeda ku gaaraan nabad iyo horumar , isla-markaasina ay ka adkaadaan cadawgooda ka hortaagan nabadda iyo dowladnimada….

          Read More

            Madaxweynaha Soomaaliya ayaa munaasabadda Ciidda hambalyo u diray

            Muqdisho July 26 2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Shiikh Maxamuud ayaa shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan u direy hambalyada ciidul fitriga oo maanta loo dabaaldegayo. Madaxweynuhu wuxuu yiri “Ii oggolaada in aan idinla wadaago farxadda ciidda. Ilaaheey waxaan ka baryayaa in uu soonkii aan soonnay naga siiyo ajar iyo xasanaad. Shacabka Soomaaliyeed meel…

            Read More

              Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye oo Hambalyo u diray Shacabka Somaliland Munaasibada Ciidul Fidri awgeed

              Hargaysa 27.July 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Md Muuse Biixi Cabdi isagoo ku hadlaya magaciisa , Gudida fulinta , Golaha Dhexe iyo dhamaan xubnaha iyo taageerayaasha xisbiga kulmiye wuxuu hambalyo iyo boogaadin u dirayaa munaasibada CIIDAL FIDRIGA awgeed dhamaanba shacabiwaynaha Somaliland iyo umadda muslimiinta ah, wuxuu alle inooga rajaynayaa inuu inaga aqbalo cibaadadii bisha Ramadan,…

              Read More

              Mo Faarax oo Ka Hadhey Ciyaarihii Barwaaqa Sooranka Sababtu Maxay Tahay? (Commonwealth Games 2014 Glasgow) By Jaahuur.

              Glasgow-27-July-2014-(SDN/QJ) Asxaabtay todobaadkan iyo ciyaaraheena waxaynu ula safreynaa xagaa iyo dalka Scotland & Wales oo aay ka furmeen ciyaarihii wadamada barwaaqa sooranka (Commonwealth Games) waxaana ka soo qeybgaley 71. Orodyahanka Mo Faarax ee labada biladood ee dahabka horey u qaatay ayaa sheegay inuu ka haray cayaaraha waddamada barwaaqo sooranka ah ee ka socda Scotland. Arrintan…

              Read More

                Gabalkii Khaatumo Oo Sii Dhacaya iyo Garaadkii Kali ahaa ee Ku Hadhsanaa Oo Garoowe isku Dhiibay

                Garowe:July,27,2014(SDN/QJ)-Kooxda Dhuumaalaysiga ku jirta ee Khaatumo ayaa dhirbaaxo xoogan oo kale la kulantay, kadib markii uu Garaadka Guud ee Beesha Dhulbahante Garaad Saleebaan Garaad Maxamed  oo muddo ku dhex jirey oo shalay u goostay dhinaca Maamulka Puntland. Garaadka ayaa watay Wafti ballaadhan oo madax-dhaqameed u badan, waxana uu soo gebogebeeyey muddo laba sano ahayd oo…

                Read More

                  30-Safaaradood Oo Somalia ku Leedahay Galbeedka Afrika Oo La Ansixiyey in La Xidho

                  Muqdisho:July,27,2014(SDN/QJ)-Golaha Wasiirrada Dawladda Federal-ka Somalia, ayaa Kulamo ay yeesheen waxa ay iskula garteen in Albaabada loo laabo 30-Safaaradood oo somalia ku leedahay Dalalka Galbeedka Afrika.  Dr. C/raxmaan Ducaale Beyleh, Wasiirka Arimaha Dibadda ee Xukuumadda Soomaaliya Warbaahinta la hadlay Kulankaasi kadib ayaa waxuu sheegay in Golaha Wasiirada uu horgeeyay in la xidho 30 Safaaradood Dowladda Soomaaliya…

                  Read More

                    Al-shabaabta Gacanta Dawladda Ku Jira Oo Djobouti Loo Wareejin Doono iyo Sababaha Tallaabadaas Loo Qaaday

                    Muqdisho:July,27,2014(SDN/QJ)-Dalka Djibouti ayaa la sheegay in dhawaanahan laga waday Dhismaha Jeel Baaxad weyn oo loogu talo galay in lagu xabiso Argagixisada Bariga Afrika oo Al-shabaab ugu horrayso, kaas oo ay maalgelisay Dawladda Dalka Japan. Wararka Warbaahintu helayso ayaa sheegaya in Jeelkaas Dhismihiisu uu  ugu horrayn codsaday Madaxweyne Xasan sheikh oo isagu doonaya in Saraakiisha Al-shabaab…

                    Read More

                      “Dhakhtarka Hargeysa Balastarka la isku Nabo iyo Irbaddaba waa la iibsadaa oo waxa kaliya oo aan dadka laga kirayni waa Sariirta. Mana jiro” Xildh. Xoog

                      Melbourne:July,27,2014(SDN/QJ)-Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Jaamac (xoog)oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha wakiillada ugu jira Xisbiga Waddani, ayaa dhaliilo culus dusha ka saaray Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo Gadhwadeenka ka Yahay. Xildhibaan Xoog oo fadhi la yeeshay Taageerayaasha Xisbigiisa Ee Halkaas Deggen, ayaa tilmaamay inaanay xukuumaddan haatan jirtaa diyaar u ahayn inay dalka horumar ka ibo-furto, isla-markaana taas Beddelkeeda…

                      Read More

                        Madaxweyne-ku-xigeenka Kenya Oo Bartiisii Twitter-ka La Jabsaday

                        Nairobi:July,27,2014(SDN/QJ)-Bartii uu Khadka Twitterka ku  lahaa madaweyne-ku-xigeenka Kenya  ayaa kooxo aan la aqoonsani ay jabsadeen, iyadoo toddobaadkii  horena la jabsatay baro kale oo ciidanku lahaa. Kooxaha jabasaday barta twiterka ee madaxweyne ku-xigeenka dalka ayaa bartaasi kusoo qoraya ama soo dhigaya qoraalo aflagaado ah oo ka dhan ah dowladda Kenya. Kooxaha Jabsada baraha twitterka saraakiisha dowladda…

                        Read More

                          WACADKII WASIIR XIRSI WUXUU KU EEGYAHAY 31st July- : BURCO-OODWAYNE-HARGEISA

                          Wasiir Xirsi iyo wafti  ballaadhan oo  uu  hogaaminaayo ayaa  bulshada  Gobolka Daad madheed  ugu balan qaaday in Cara-tuulka  jidka isku xidha  labada Gobol ee Togdheer & Daadmadheedh lasoo afjari doono ugu danbayn  31/7/2014. Waxa kale  ku bushaareeyay  in Madaxwayne Siilaanyo dhagax dhigo doono 18 KM oo laami ah “Paved Road”  dhamaadka bisha August,2014,. Bulshadii  goobtaas…

                          Read More

                            Isbedelka Radio Muqdisho Iyo SNTV: Wasiirka Hada ‘Dhuxulow’ Ku Kordhiyey Oo Ka Duwan Tii Wasiirkii Hore ‘Ciilmooge’

                            Markii xilka Wasaarada Warfaafinta iyo Boostada loo dhiibay Wasiir Ciilmooge, ayaa QurboJoogta magaalada Minneapolis, ee gobolka MN, aad ugu faraxeen magacaabistiisa. Waxayse Qurbojoogta ku talinayeen in magaca dowrka QurboJoogtu usan noqon dad talada dalka loo dhiibo, isla markaana, waxna aan ku soo kordhin wadanka. Si kastaba ha ahaatee, waxaa isla markiiba bilaabatey hadal hayntii wax…

                            Read More

                              Xukuumada Somaliland oo Sas ka qaaday Isbahaysiga Beelaha Magaado,Kuna Margatay Xiliga la furayo Xuduuda Itoobiya Iyo Somaliland iyo Wasiirka arrimaha Gudaha oo afka u kala furtay

                              Hargaysa 27.July 2014 (SDN/QJ) Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Somaliland Mudane Cali Maxamed Warancade ayaa Markii u horaysay ka Hadlay Isbahaysiga Beelaha Magaado oo Mudooyinkii u danbeeyay Shirar Doceedyo ku lahaa Magaalooyinka Waaweyn ee Somaliland isla markaana hadafkoodu yahay Sidii ay u Wiiqi lahaayeen Taageerada uu Markii hore Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ku hantay…

                              Read More