Somaliland:Xildhibaankii Kali ahaa Ee Mucaaridka ah ahaa Mudanayaasha Guurtida Oo Xabsiga Loo Taxaabay
Hargeysa:Aug,21,2014(SDN/QJ)-Ciidanka Booliska Somaliland, ayaa xalay Fiidkii hore xabsiga dhigay Xildhibaan Jaamac Riyo oo Ka Tirsan Golaha Guurtida Somaliland, isla-markaana ah xildhibaanka kaliya ee mucaarid ka ah Golihiisa dhexdiisa. Xadhiga Xildhibaanka ayaa yimi markii yimi saacado kadib markii uu kasoo noqday Deegaanka Balli Diiriye ee Muranku ka taagan yahay, waxana wararka qaar sheegayaan inay is af-dhaafeen…
