Maxsuulka Ka Soo Baxay Shir ay Lahaayeen Madaxda Sare ee Punt land iyo Xildhibaanada Federaalka uga Jira oo Qodobo ka soo baxeen
Garowe 20.Aug 2014 (SDN/QJ)- Magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal ayaa maanta lagu soo gabagabeeyay kulan ay halkaas ku lahaayeen xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya ee ka soo jeeda Puntland iyo madaxda maamulka. Sida uu sheegayo Weriyahayaga ku sugan magaalada Garoowe ayaa ku soo warramaya in kulanka xubnaha xildhibaannada ay la yeesheen madaxda Puntland laga soo saaray qodobbo…
