Wasiir Xirsi oo markii u horeysay ka waramay dilkii Saraakiisha ciidanka loogu geystay Qurulugud
Hargeysa Sept 24,2014(SDN/QJ)-Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Xirsi Xasan ayaa markii u horeysay ka waramay dil dhawaan loogu geystay degaanka Qurulugud laba Sarkaal oo ka tirsanaa ciidamada Qaranka Somaliland,qoraal uu arinkaa ka soo saaray wasiirku ayuu ku yiri: Waxay ahayd maanta kadib markii wafti aan kamid ahay isla markaana ka koobnaa Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Mud. Cali…
