Xukuumada Somalia oo Daahfurtay Diyaarad ay Hawlo Basaasnimo u soo Kiraysatay
Muqdisho 12.Sep 2014 (SDN/QJ)- Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka badda ee xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa soo bandhigtay diyaarad la sheegay inay kormeer ku sameyneyso badda Soomaaliya, si looga hortago maraakiibta iyo doonyaha sharci darrada u gurta kheyraadka dalka. Wasiirka Wasaaradda, Maxamuud Coloow Barroow ayaa sheegay in wasaaradda oo kaashaneysa shirkad qaabilsan ilaalinta Kalluunka…
