Haweenka Somalida Oo Hoggaanka u Haya Quruxda Dumarka Qaarada Afrika

    Muqdisho:Sep,13,2014(SDN/QJ)-Waxa soo baxaya Wararka kor loogu qaadayo bilicda iyo quruxda Haweenka soomaaliyeed, waxana Warbaahinta caalamku ku tilmaameen inay Kaalinta Koowaad kaga jiraan Quruxda dumarka ku nool qaaradda Afrika.  Shabakada Caalamiga ah ee starrfmoniline.com, ayaa daabacday in dumarka ku nool dalalka Somaliya,Djibouti iyo Ghana ayaa ah kuwa ugu quruxda badan wadamada qaarada Afrika. Shabakadan ayaa qortay…

    Read More

      Dhiigga iyo Dheecaanada Dadka Ka Bogsaday Eebolaha Galbeedka Afrika Oo Safaf Dhaadheer Loo Galay Iibsigiisa

      Monrovia:Sep,13,2014(SDN/QJ)-Qisadii ugu yaabka badnayd ayaa ka socoto goobo ku yaalla dalalka Galbeedka Afrika ee dhawaan Xanuunka Ebolo aafeeyey. Qisadan ayaa ah in dadkii ka soo bogsaday Cudurkaas si weyn loo baadi goobayo dhiiggooda, iyadoo lacago xad-dhaaf ah lagu baadi doonayo sidii dhiiggooda iyo dheecaanadoodaba loo heli lahaa. Haatan waxa la sheegayaa in dhiiggaas lagu kala…

      Read More

        Somalia Oo U Hanjabtay Dadka Qaadanaya Dokumentiyada Been Abuurka ah

        Muqdisho:Sep,13,2014(SDN/QJ)-Xukuumadda Federalka Somalia, ayaa ka Hadashay Dokumentiyada Been abuurka ah ee lagaga dhoofayo garoonka Aadan cadde, iyadoo u digtay dadka arrimahaas ku lugta leh. Taliyaha Waaxda Socdaalka & Jinsiyadaha ee Somaliya General C/laahi Gaafow Maxamuud, ayaa waxa uu sheegay in dunida uu mamnuuc ka yahay samaynta sharciyada been abuurka ah, isla-markaana uu yahay wax la…

        Read More

          Wiil Kasoo Jeeda Qoyska Ra’isal wasaarihii Hore ee Somalia Oo Dhimasho Lagu Qoray Oo Beeniyey Inuu Geeriyooday

          Mousil:Sep,13,2014(SDN/QJ)-Wiil uu Adeer u yahay Ra’isla wasaarihi hore ee Somalia Cabdiweli faarax Shirdoon ooh ore loo sheegay inuu ku dhintay Duqaymo Laga fuliyey Dalka Ciraaq, ayaa beeniyey inuu dhintay. Farah Mohamed Farah Shirdoon oo qoraal gaaban kusoo qoray bogiisa Twitter-ka ayaa sheegay inaanu dhiman, balse uu soo gaadhay dhaawac uu haatan kasoo kabsanayaa, “ Alxamdulilah…

          Read More

            Xoghayaha Arimaha gudaha UCID:Ardayda Jaamacadaha Kasoo Qalinjabinayaa Wasiirada Casho ugama Baahnee Waa in Shaqo loo Abuuraa….

            Hargeysa Sept 12,2014(SDN/QJ)-Waxaan halkan ugu hurayn uga faa,idaysanaya qoraalkaygan inaan halkan. Hambalyo aan lasoo koobi karin udiro. Dhamaan ardaydii ka qalin jabisay Jamaacadaha Dalka oo dhan. Waxaan leeyahay waxaad leedihiin Mustaqbal dheer ee wadankiina aamina ha tahriibina. Waxaan haysana waddan Hodana. Dawladii idiinka faa,idayn lahayd ayaan maanta jirin. Isha allahu way iman. Ardaydan ka qalinjabisay…

            Read More

              Carwo Xanbaarsan​eyd Sooyaalka Taariikhda iyo Suugaanta Soomaalida ayaa maanta ka dhacdey Galbeedka Magaalada London + Sawiro

              London Sept 12,2014(SDN/QJ)-Ururka la magac baxey Som Advice and Forum oo loo soo gaabiyo ( SAAFI ) ururkaas oo ay Gadhwadeen ka tahay aqoon yahan Rooda Maxamud Karaani ayaa maanta ku soo bandhigey Carwo ka turjumeysa Taariikhda Somaalida , Carwdaa oo ka dhacdey Aqalka quruxda badan ee looga taliyo Xaafada Brent ( Brent Council )….

              Read More

                Daacish Oo Calankeeda Dul Sudhay Diyaarado Dagaal

                Mousil:Sep,12,2014(SDN/QJ)-Ururka islaamiga ah ee Daacish, ayaa calankooda madowga ah dul sudhay diyaarado dagaal oo ay haystaan. Koodan ayaa calanka sudhay diyaarado kamid ah kuwii dawladda ciraaq oo ay hore u qabsadeen, waxana ay samaynayaan dhoolotusyo kala duwan oo la xidhiidha sida ay diyaarka ugu  yihiin difaaca hujuumkia Maraykanku soo wado. Sidoo kale waxa ay  kooxdu …

                Read More

                  Xaflada Qalin jabinta Dufcadii 7aad ee kabaxda Machadka Al-Faaruuq oo ka dhacday Gaalkacyo (Sawiro)

                  Gaalkacyo Sept 12,2014(SDN/QJ)- Xafladaani oo ahayd mid siwayn loosoo agaasimay ayna kasoo qayb galeen Culimado , Waxgarad , Ganacsato , Maamulka Degmada Gaalkacyo , Gudoonka Waxbarashada Gaalkacyo ,Jaaliyada Tanzaaniya , Maamulka, Macaalimiinta, Waalidiinta iyo Ardayda Machadka ayaa waxaa Shahaadooyin iyo Abaalmarino lagu gudoonsiinayay Dufcada 7aad ee kabaxda Machadka oo ka kooban 36 Arday iyo Ardayad. Waxaa…

                  Read More

                    AFHAYEENKA QAARADA YURUB EE XISBIGA WADDANI OO UGU BAAQAY GOLAHA BAARLAMAANKA INAY MADAXWEYNAHA WAX LAGA WEYDIIYO SHARCI JEBINTA XILKIISA

                    London Sept 12,2014(SDN/QJ)-Dalku halgan dheer buu u soo maray madaxbanaanidiisa iyo nabad-ku-wada-noolaanshihiisaba, waxaana isaga dambeeyey oo ka qaybqaatay masuuliyiin badan oo midba meel soo gaadhsiiyey. Waxa ugu muhiimsan ee ina gaadhsiiyey nabadan iyo Quruxdan aynu ku naaloonayno maanta waa Illaahaygii ina abuurtay iyo dadaalka dadkeena oo dhowray welibana dhaqangeliyey Sharcigii aynu u qoranay inaynu ku…

                    Read More

                      Safaaradda Somalia Turkiga ku Leedahay Oo Beenisay Inay Basaboor Siisay Nin Daroogada ka Ganacsada

                      Stanbul:Sep,12,2014(SDN/QJ)-Safaaradda Somalia ee dalka Turkiga ayaa si kulul uga jawaabtay eedo la xidhiidha inay Baasabor Somalia diblomasi ah ay siiyeen nin u dhashay dalka Turkiga oo ka ganacsada Daroogada. Xoghayaha 1aad ee safaarada Somaliya ay ku leedahay wadanka Turkey Cabdiqaadir Maxamed Nuur ayaa isagu si kulul u beeniyey eeddaas oo warbaahinta si weyn loogu baahiyey…

                      Read More

                        Toban Kamid ah Dalalka Carabta Oo Taageero u Muujiyey Dagaalka ka Dhanka ah Daacish iyo Ruushka Oo Hanjabaad Diray

                        Jeddah:Sep,13,2014(SDN/QJ)-Dhawaaqii maraykanka ee ahaa inuu xulufo caalami ah u raadinayo dagaalka uu ku hayo kooxda Daacish, ayaa  taageero helaya, waxana Kaalintooda qaadanaya Dawladaha islaamka ah. Ilaa iyo Haatan Toban ka mid ah dalalka carabta ayaa ku dhawaaay inay diyaar u yihiin dagaalka ka dhanka kooxda Dacish, isla-markaana ay garab siinayaan maraykanka. Dalalkan ayaa kulan ay…

                        Read More

                          Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Si Rasmi ah Ugu Dhawaaqay Inuu Yahay Musharrax u taagan Doorashada 2016-ka Somalia Ka Dhici Doonta

                          Muqdisho:Sep.12,2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Dawladda Federal-ka Somalia Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay si rasmi ugu dhawaaqay inuu u taagan yahay Tartanka Madaxtinimo ee Doorashada dalka ka dhici Doonta sanadka 2016-ka. Madaxweynaha  oo  xalay qaarka mid ah  shacabka uga jawaabayey su’aallo la weydiiyey oo tooos uga baxayey TV-ga Dawladda, ayaa ka jawaabay su’aalo badan oo ay mid ahayd midda…

                          Read More

                            Odoroska Miisaaniyada Somaliland 2015,Iyo Xadiga Kharash ee Diiwaangelimaha Xukuumadu ugu Talo Gashay Ma tahay Mid Is kaafiyaysa

                            Hargaysa 12.Sep 2014 (SDN/QJ)- Afhayeenka madaxtooyadda Somaliland Mudane Axmed Saleebaan Dhuxul ayaa Shalay shaaca ka qaaday in fadhigii Golaha Wasiirrada oo uu guddoominayay Madaxweyne Axmed Siilaanyo lagu meel-mariyay  odoraska miisaaniyadii ugu balaadhnayd ee qaranku yeesho oo  marka la isku darro miisaaniyadda xukuumadda dhexe iyo Hay’adaha dawliga ah ee sanadka 2015-ku ay noqonayso $251,254.023. Afhayeenka Madaxtooyaddu…

                            Read More

                              Baarlamaanka Ingiriiska oo ka digay halis ka dhalan karta Lacagaha Somaliland loo soo diro iyo Jawaabta Xukuumadda

                              London 12.Sep 2014 (SDN/QJ)- Baarlamaanka waddanka Ingiriiska, ayaa ka digay halista iyo khataraha Dhaqaale iyo Ammaan ee ka dhalan kara Lacagaha Somaliland iyo dalalka dunida saddexaad ay u soo diraan Qurbo-jooggooda ku dhaqan Britain haddii aan loo helin lacagahaasi dariiqyo sharci ah oo ay maraan, ka dib markii Baanka Barclays go’aan ku gaadhay inuu xidho…

                              Read More

                                Madaxweynaha Maraykanka oo Nidar Ku Maray inuu Cagta Marin doono Kooxda Daacish

                                Washington 12.Sep 2014 (SDN/QJ)- Madaxwaynaha Maraykanka Brack Obama, ayaa ku hanjabay inay dawladdiisu burburin doonto, isla markaana baabbi’in doonto guud ahaanba jiritaanka Kooxda Khilaafada Khilaafada Islaamiga ah ee Daacish (ISIS), kuna qaadi doonaan hawlgallo Millateri oo xidhiidh ah si meesha looga saaro Kooxdaas sida uu ku dooday. Madaxweyne Obama, oo xalay Khudbad toos ah ka…

                                Read More

                                  “Ra’iisul wasaare ayaa laga hadlayaaye Xirsinna waxaan u arkaa nin karti badan oo wax qabad badan” Boqor Buur Madow iyo Qaybtii 2aad

                                  Hargaysa 12.Sep 2014 (SDN/QJ)- Akhristayaal waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa qaybtii labaad ee waraysi gaar ah oo wargeyska Ogaal la yeeshay Boqor Cismaan Aw Maxamuud (Buurmadow), oo ka mid ah madax dhaqameedka Somaliland. Qaybtan labaad ee waraysiga oo Boqor Cismaan wax lagaga waydiiyay qodobo kala duwan, wuxuu u dhacay sidan; S: Boqor Cismaan waad og…

                                  Read More

                                    Xisbiyada Mucaaridka oo Sheegay in Xukuumadu u diiday ka Qaybgalka Munaasibadaha Qallinjebinta ardayda Jaamacadaha

                                    Hargaysa 12.Sep 2014 (SDN/QJ)- Xoghayaha arrimaha gudaha iyo xidhiidhka Gobollada ee Xisbiga cadaalladda iyo daryeelka UCID Cabdiqani Ibraahim Salaf (Kabtanka), ayaa ka hadlay talaabo ay Wasiirka Waxbarashadu kaga hor-joogsatay Masuuliyiinta Xisbiyada mucaaridku inay ka qayb-galaan Munaasibadaha Qalin-jebinta, iyadoo kooto ugu xidhay Xukuumadda ay ka tirsan tahay, isla markaana shuruud adag ku xidhay ka qayb-galkooda. Talaabadan…

                                    Read More