Muxuu Daranaa Kormeer Gudida Dhaqaalaha ee Golaha Wakiiladu ku tageen Kastamada dalka?

    Hargaysa 11.Sep 2014 (SDN/QJ)- Xubno ka mid ah guddida dhaqaalaha Golaha Wakiiladda Somaliland,ayaa kormeer ku tegay goobaha dakhli uruurinta Somaliland qaar ka mid ah, kuwaasoo ay soo eegeen sida ay u shaqeeyaan Kastamyada dakhli qabashada Somaliland ee Wasaaradda Maaliayadda iyo sida loo soo xareeyo canshuuraha dalka ka soo xerooda.   Xildhibaannada ka tirsan Guddiga Dhaqaalaha…

    Read More

      Globalizat​ion of Somali Music-Aar Maanta Talks with Africa Day with Arise TV’s Juliette Foster

      Juliette Foster : Now, He’s been described as exemplary individual for attempting to introduce the World to the beautiful sound of Somali Music. Aar Maanta’s efforts have already won him a huge following that started getting even bigger when he performs at October’s Africa Day celebrations in London’s Trafalgar Square.But Aar spent on music all…

      Read More

        “Madaxweynuhu wuxuu Markhaati ka noqonayaa inta Tahriibaysa, ee Tahriibi doonta” Xildhibaan Bashiir Tukaale

        Hargeysa 10.Sep 2014 (SDN/QJ):- Xildhibaan Bashiir Tukaale oo  ka tirsan Xildhibaanada Golaha Wakiilada ee Xisbiga Waddani   ayaa Madaxweyne Siilaanyo ku eedeeyay inuu Maalin walba Markhaati ka noqdo dhalinyarada Tahriibaysa. Xildhibaan Bashiir ayaa si kulul Madaxweyne Siilaanyo ugu dhaliilay in aanay Shaqo abuur u samayn Arday ka soo baxaysa Jaamacadaha Dalka laakiin ee Sanad Kasta soo baxaysa…

        Read More

          Sideed Qof oo Falal kala duwan ku eedaysan oo Maxkamada Ciidamada qalabka sida ay ku riday

          Muqdisho 10.Sep 2014 (SDN/QJ)- Maxkamadda sare ee ciidammada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukunno ku ridday siddeed qof oo ku eedaysnaa dambiyo kala duwan. Af-hayeenka Maxkamadda ciidammada qalabka sida ee Soomaaliya,  Col. Cabdullaahi Maxamed Muuse oo ku dhawaaqay xukunka ayaa sheegay in Cabdullaahi Aadan Isaaq iyo Cabdullaahi Cartan Maxamuud oo ka tirsanaa ciidanka nabad…

          Read More

            Dawlada Federaalka Iyo Amisom Sheegay inay Baadhayaan Kufsi lagu eedeeyay Ciidanka Amisom

            Muqdisho 10.Sep 2014 (SDN/QJ)- Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa Talaadadii shalay walaac ka muujisay eedaha kufsiga ee loo jeediyay ciidanka Midowga Afrika ee Soomaaliya jooga. “Dowladda waxay cambaareyneysaa dhammaan hababka gaboodfallada ka dhanka ah dadka Soomaalida, waxaana ka go’an xaqiijinta in kuwa geysta gaboodfallada ka dhanka ah dadka rayidka ah la hor-geeyo caddaaladda,” raysul wasaaraha Soomaaliya…

            Read More

              Madaxweynaha Somaliland oo Labada Xisbi Mucaarid ku Celiyay Xubnihii ay u Xuleen Komiishanka Doorashooyinka iyo Mucaaridka oo ku eedeeyay inuu Cimri dherer ka dhiganayo DAAWO

              Hargaysa 10.Sep 2014 (SDN/J)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa la sheegay inaanu aqbalin oo uu soo celinayo labada Xubnood ee ay Xisbiyada Mucaaridka ah ee UCID iyo WADDANI u magacawdeen inay uga mid noqdaan Guddiga doorashooyinka Qaranka ee la soo dhisayo, inkasta oo aanu weli qoraal rasmi ah oo uu ku diiday xubnahaas Madaxweynuhu…

              Read More

                Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Ka Qayb galay Qallin Jebinta Ardayda Jaamacada Golis SAWIRO

                Hargaysa 10.Sep 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta ka qaybgalay Xaflada Qalinjebinta ee Jaamacada Golis University oo xaflad u qabatay Ardaydii sanadkan ka baxday jaamacada xafladaasi oo lagu qabtay Hotel Mansor Hargeysa, Madaxweynaha oo Ardayda hadalo duco iyo Dardaaranba u soo jeediyey ayaa ka dibna gudoonsiiyey 10 kii Arday ee…

                Read More

                  Isku Shaandhayn Muran dhalisay oo Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Somalida Itoobiya ku Sameeyay Golihiisa Wasiirada iyo Kacsanaanta Taagan

                  Jig Jiga 10.Sep 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Dawlad deegaanka Soomaalida Ethiopia Cabdi Maxamuud Cumar ayaa xalay isku-shaandheyn,magacaabis iyo xilka qaadis ku sameeyay, kadib markii ay Golaha Wasiiradu isugu yimaadeen Shir oo ka dhacay xarunta Madaxtooyada. Shirkan Golaha Wasiirada Dawlad Deegaanka Soomaalida Ethiopia o uu shirgudoominayay Madxweynaha DDSI Cabdi Maxamuud Cumar, ayaa kadib waxa uu soo saaray…

                  Read More

                    Obama:sharcigu waa ii uu fasaxayaa in aan weeraro ISIS

                    Washington Sept 10,20149SDN/QJ)-Madaxweynaha dalka Mareykanka Barack Obama ayaa kulan uu la yeeshay hogaamiyeyaasha axsaabta mucaaridka ee aqalada Sentka iyo Wakiilada si uu ugala xaajoodo xaalada ISIS. Madaxweyne Obama ayaa maalmihii u danbeeyay waxa uu culeys weyni ka soo wejahay sida uu u maareynayo khatarta Mareykanka uga imaneysa kooxda ISIS. Obama ayaa dhawaan sheegay in aanu…

                    Read More

                      DAAWO:Xildhibaano suaalo adag ku garaacay Wasiir Warancade iyo Guulwadeyntii Xildhibaan Nac Nac

                      Hargeysa Sept 10,2014(SDN/QJ)-Xildhibaanada Gollaha Wakiilada Somaliland ayaa suaalo ku dawakhiyay wasiirka arrimaha Gudaha ee Somaliland ka dib warbixin uu gollaha ka siiyay xaalada guud ee dalka. Xildhibaanada Guulwadeynta ku caanka baxay ee uu hogaamiyo Nacnac ayaa sidii cadadooda aheyd waxa ay si anshax xumo ah u carqaladeynayeen habsami u socodka Gollaha. HALKAN HOOSE KA DAAWO…

                      Read More

                        Baaq Beelweynta Ciiddagle Dalka Sweden!!!!​Baaqanii Wuxuu Daba Socoda Baaqii Hore Ee Aqoonyahan​ka Iyo Dhaliinyaa​rada Beesha Ciiddagle Weyne

                        waxaa aan marka hore salmaayiina dhamaan bulsho weynta reer somaliland iyo dhamaan bahda saxaafada ,salan kadib waxanu halka rabna  in aan ka caddeyiino mowqifka ku sabsan arriinta diwaangellinta oo baryaha ba la wadday ,taso ay baaq hore ka so saareen dhalliinyarada iyo waxgaradka iyo aqoonyahanka beeshu ,kuwaaso ku tilmaamay mid aan lo mariin wadaadii ku…

                        Read More

                          Ha’yadda RajoQab oo Xustay Sannad Guuradeedii labaad ee markii la Aas-Aasey

                          Minneapolis Sept 10,2014(SDN/QJ)-Waxaa maalintii Jimcaha ay bisha September ahayd 5, 2014 makhaayada Safari, goobteeda shirarka lagu qabto ee Magaalada Minneapolis, Minnesota lagu qabtey Xaflad aad u balaaran oo ku aadan Sannad Guuradii Labaad ee markii dhidibada loo taagey Ha’yadda RajoQab. Munaasabadaasi oo si wanaagsan loo soo agaasimey waxaa ka soo qaybgaley reer Minnesota oo aana…

                          Read More

                            Qaramada Midoobay Oo Ka Hadashay Saxafiyiin Muqdisho Lagu Xidhxidhay

                            Newyork:Sep,10,2014(SDN/QJ)-Jimciyadda quruumaha ka Dhaxaysa, ayaa markii ugu horraysay ka Hadashay xadhig Magaalada Muqdisho loogu geystay Qaar ka tirsan Wariyayaasha somaliyeed ee Halkaas Ka Hawlgala. Qaramada Midoobay waxa sidoo kale ka Hadashay Idaacado magaalada Muqdisho  ku yaallay oo Dawladdu xidhay, kadib markii ay ku qaciweyday Hannaanka ay wax u baahiyaan. Afhayeenka u hadlay Xafiiska Qaramada Midoobey…

                            Read More

                              20-Mudane Oo Soo Dhaweeyey Xilka-qaadistii Sambaloolshe, Qoddobana kasoo Saaray

                              Nairobi:Sep,10,2014(SDN/QJ)-Mudanayaal ka tirsan Baarlamaanka Somalia oo haatan ku sugan Magaalada Nairobi,  ayaa si weyn usoo dhaweeyey xilka-qaadistii Ra’isal wasaare Cabdiweli dhawaan ku sameeyey Agaasimhii Hay’adda Nabadsugidda Somalia Cabdilaahi Sambaloolshe. Ilaa 20 Xildhibaano oo maalintii shalay kulan ku yeelatay Magaalada Nairobi, ayaa waxay kulankoodan ka soo saareen mowqifkooda ku aadan go’aankii Golaha Wasiirada ee xilka kaga…

                              Read More

                                Xubno Ajaanib ah, Kana tirsan Al-shabaab Oo Lagu Qabtay Dalka Kenya

                                Nairobi:Sep,10,2014(SDN/QJ)-Sida ay sheegayaan Laamaha dhinaca ammaanka u qaabilsan Dawladda Kenya, waxa gacanta lagu dhigay laba  nin oo u dhashay Dalka Jarmalka, balse loo malaynayo inay ka tirsan yihiin Ururka Al-shabaab. Raggan haatan gacanta lagu dhigay, ayaa sanadkii 2012-kii u gudbay dalka Somaliya, xilli ay ka yimaadeen dalka Jarmalka, waxayna Kenya ku soo laabteen maalmo yar…

                                Read More

                                  Maraykanka Oo Ku Baaqay Baadhitaan Xeeldheer Oo Lagu Sameeyo Kufsiga Lagu Eedeeyey Ciidanka AMISOM

                                  Washington:Sep,10,2014(SDN/QJ)-Maraykanka ayaa walaac weyn ka muujiyey Warbixin dhawaan ay soo saartay Ha’yadda Xuquuqda Aadanaha  ee Humar Rigts watch oo lagu faahfaahiyey Tacaddiyo Galmo oo Ciidanka AMISOM ku hayaan Haweenka Somaliyeed. Amerika waxa ay si buuxda u sheegtay inay si hoose ula socoto, isla-markaana Baadhitaan dheer ka Geli doonto Eedaha loo jeediyey Dalalka ciidankoodu ka joogaan…

                                  Read More

                                    Puntland Oo Si Cadho Leh Uga Hadashay Farogelin Kaga Timi Dawladda Federalka ah Oo La Xidhiidha Arrimaha Shidaal-baadhista

                                    Garowe:Sep,10,2014(SDN/QJ)-Maamulka Somaliyeed ee Puntland, ayaa ka jawaabay baaq dhawaan dawladda Federalka ah kasoo baxay oo lagaga digayey shidaal-baadhis laga wado Deegaano maamulkaas ku dhexyaalla. Maamulka oo arrintan ka Hadlay ayaa wax aan la aqbali Karin ku tilmaamay Digniin ay dawladdu ugu digtay Shirkadaha shidaal-baadhista ku Hawllan oo Puntand ay kula heshiisay inay Deegaanadeeda Shidaal ka…

                                    Read More