Qaramada Midoobay oo Cambaaraysay Weeraradii Argagixiso ee Shabaabku ka fuliyeen Soomaaliya
Muqdisho, 9 September 2014(SDN/QJ)– Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, (SRSG) Nicholas Kay, ayaa cambaareeyay weerarada argagixiso ee shalay ka dhacay dhowr goobood oo ku yaalla Soomaaliya weeraradaas oo sababay dhimashada iyo dhaawaca dad badan oo rayid ah. “Waxaan ka naxay dilka loo geeystay dadka rayidka ah ee aan…
