“Wasiir Ma Adigaa Bixiyey Amarka Maayarrada Loogu Diiday inay Guddida Musuqmaasuqa Golaha Hortagaan” Xildh. Siciid Cilmi Rooble.

    Hargeysa:Sep,09,2014(SDN/QJ)- Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka mid ah Golaha Wakiillada Somaliland ayaa si adag ula Hadlay wasiirka Arrimaha Gudaha, isagoo ka biyo diiday Xeerka Diiwaangelinta Muwaadiniinta Somaliland oo Xukuumaddu Golaha Horkeentay. Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble, waxa uu tilmaamay inaan xaq loogu lahayn Wakiillada in loo sheego in xeerarka Horyaalla la iska muddaysto in xilli…

    Read More

      Muxuu Wasiir Warancade kaga Jawaabay in Koox Gurigiisa laga soo abaabulay ay Afduubeen Weriye DAAWO

      Hargaysa 09.Sep 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Mudane Cali Maxamed Warancade ayaa sheegay in aanu Ka Warqabin Afduub koox la sheegay inuu soo diray ay u gaysteen Weriye Cabdi Shakuur Maxamud Heer sare oo ka mid ah Suxufiyiinta ka hawlgala Somaliland haatana u shaqeeya Idaacada Hirad oo Xarunteedu tahay Magaalada Hargaysa. Sida uu Weriye…

      Read More

        Qurbejoogtu Maxay dareemaan Kolka ay Somaliland iyo Dalkoodii Hooyo ku soo laabtaan DAAWO Barnaamij Xiiso Badan

        Hargaysa 09.Sep 2014 (SDN/QJ)- Inkastoo ay Mudo badan Ku Noolaayeen Duruufaha Nolosha Ku Gayaysiisa inaad ku dhaqanto dal aan ahayn kii aad u dhalatay isla markaana ay Yihiin Dhuun Waraabisa dhaqaale ahaan Waddankooda ayaa Sannad kasata waxaa Xiligan oo kale Yimaada Deegaanada Kala duwan ee Somaliland Qurbejoog Tiro badan oo u dhashay dalka ,Kuwaas  ka…

        Read More

          Marwada Madaxweyne Siilaanyo oo Berbera Tagtay iyo Laash Gargaarka Caafimaad lagu fulin doono oo ay furtay DAAWO

          Berbera 09.Sep 2014 (SDN/QJ)- Marwada Madaxweynaha Somaliland Aamina Maxamud Jirde oo ay  Weheliyaan Wasiirada Waxbarashada Marwo Samsam Cabdi Aadan iyo Caafimaadka Dr Saleeban Ciise Axmed ayaa Kormeer Shaqo ku tagay Magaalada Berbera. Marwada Madaxweynaha Somaliland iyo Madaxda Wehelinaysay Waxay furtay Laas Loogu talo galay in lagu fuliyo Gargaarka Caafimaadka Maadaama Xeebta Somaliland deegaanada ku teedsani…

          Read More

            “Waxay ahayd in Wasiirka Xalay Xilka laga qaado Maantana uu Xidhnaado oo Maxkamad la Geeyo” Mas’uul u hadlay Xisbiga Waddani DAAWO

            Hargaysa 09.Sep 2014 (SDN/QJ)- Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa ka hadlay fal Koox la sheegay inuu Soo Abaabulay Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Warancade ay Tacadi ugu gaysteen Weriye Cabdi Sakuur Maxamud Heer sare oo ka mid ah Suxufiyiinta ka hawl gala Somaliland Isla markaana ay qaab afduub ah Magaalada Hargaysa uga Kaxaysteen…

            Read More

              Wasiir Warancade oo Wakiiladu Soo Gole Joojiyeen Kuna Daran dooriyeen Su’aalo uu Ku Haftay iyo Is maandhaaf ka dhashay {DHAGAYSO}

              Hargaysa 09.Sep 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Cali Waran-cadde, ayaa  hortagay Golaha Wakiilada Somaliland, waxaanu ka warbixiyey xaalada amaan ee dalku marayo iyo u diyaargaroowga diiwaangelinta muwaadinka. Wasiirka ayaa halka xildhibaannadu ku waydiyeen su’aalo kala duwan oo la xidhiidha xaaladu dalku ku sugan yahay.Halkan ka dhegsayo wasiirka iyo xildhibaanada oo su’aalahan isaga jawaabaya….

              Read More

                Nicholas Kay oo Socdaal ku tegay Baydhabo & Guddoomiye Jawaari oo Qaabilaad dhaqan u sameeyay

                Baydhaba 09.Sep 2014 (SDN/QJ)-Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Prof: Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari, ayaa magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ku qaabbilay, kuna soo dhaweeyey Ergayga gaarka ah ee Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabbilsan arrimaha Soomaaliya Nicholas Kay iyo Wefti uu hoggaaminyo booqasho shaqo ku tegay Baydhabo. Ujeeddada Socdaalka Danjire Kay iyo Weftigiisa, sida…

                Read More

                  RW Cabdiwali; “Markasta oo la wiiqo awooda argagaxisada, waxay fuliyaan weeraro shacabka lagu gumaadayo”

                  Muqdisho, 08, Sebteembar, 2014…Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa cambaareeyay Qaraxii ismiidaaminta ahaa ee kooxda Al-shabaab maanta ka fulisay deegaanka Xaawo Cabdi ee duleedka magaalada Muqdisho, kaas oo lagu dilay dad shacab ah oo waxba galabsan kuwa kalana lagu dhaawacay. Ra’iisul Wasaaruhu wuxuu sheegay inuu si adag u cambaareynayo falka,…

                  Read More

                    Madaxweynaha oo cambaareeyey is-qarxintii maanta ka dhacday degaanka Xaawa Cabdi

                    Muqdisho- 08 September 2014- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa cambaareeyey is-qarxintii maanta kooxda arga-gixisada ka geeysatay degaanka Xaawo Cabdi ee duleedka magaalada Muqdisho. qaraxa ayaa lagu dilay laguna dhaawacay dad shacab ah oo aan waxba galabsan. Madaxweyanaha ayaa yiri “ Inaa Lilaahi wa inaa Ilaahi raajicuun, waxaan tacsi u dirayaa dhammaan…

                    Read More

                      NUSOJ Congratulates the New Leadership of Media Association of Puntland (MAP) for their Elections

                      Mogadishu, September 08, 2014 The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) congratulates the new leadership elected by the members of the Media Association for Puntland (MAP) and vows to continue working with the new leadership. In highly organized event attended by the Minister of information for Puntland, Abdiweli Hersi Abdulle, representatives from Relief International, PUNSAA…

                      Read More

                        Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo u Kicitimay Imaaraadka oo uu Beri kaga qayb galayo Shir Maalgashi DAAWO

                        Hargaysa 08.Sep 2014 (SDN/QJ)- Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici iyo Wefti uu hogaaminayo ayaa maanta Socdaal Shaqo ugu Kicitimay Dalka Isu taga Imaaraadka Carabta oo ay kaga qayb galayaan Shir Maalgashi. Madaxweyne Ku Xigeenka oo ay Safarkiisan ku Weheliyaan Wasiirul Dawlaha Wasaaradda Maaliyada Cismaan Saxardiid Cadaani oo ka sii horeeyay iyo…

                        Read More

                          Muranka maxlalka Mashaariicda Diiwaan gelinta!!!

                          Hargaysa 08.Sep 2014 (SDN/QJ)- Waxa soo fool leh waqti qorshuhu yahay in la qabto, doorashooyinkii Madaxtooyadda iyo Baarlamaanka. Weli ma kala cadda siday u kala horayn doonaan iyo in mar la wada qaban doono midna, balse waxa lagu wada dhadhabayaa in doorashadu xiligeedii dhacdo. Dhinacyada ay khusayso sida xisbiyada iyo xukuumadda mid kastaaba wuxuu ku…

                          Read More

                            Halkan Ka Daawo: “Dadkan Laga Goodomiyey Magaaladii Ee Siliga Lagu Gooyey Maxay Galabasaden” Boqor Raabi yuusuf Jiilal

                            Hargeisa 8/9/2014 (SDN/QJ) Qaar ka mid ah Dadweynaha Ku Dhaqan Koonfurta Magaaladda Hargeysa ayaa Cabasho Ka Muujiyay Xayn-daab ay Wasaaradda Duulista iyo Hawada Somaliland ay ku Samaysay Waddo ay Sheegeen Inay Mari-jireen.Taasi ay wasaaradu silig aad u  dheer ku xidhan dhaman wadooyinkii ay soo mari jiren magaalada hargeisa  iyadoo ay halkasi saaka ku booqden musharax…

                            Read More

                              Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Cadeeyay in Wasiirka Madaxtooyadu yahay Wasiirka Wasiiradda DAAWO/DHAGAYSO

                              Hargaysa 08.Sep 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa markii ugu horreysay shaaciyay awoodda uu dedi jiray ama isagu hore u qarin jiray, balse Bulshadu la socotay ee uu leeyahay ama isaguba siiyey Wasiirka Madaxtooyda Xirsi Cali Xaaji Xasan. Madaxweyne Siilaanyo waxa uu sheegay inuu Wasiir Xirsi yahay Wasiirka Wasiirrada. “Waxa aad…

                              Read More

                                Golaha Wasiirrada oo xilkii ka qaaday Agaasimaha Hay’adda Nabadsugidda

                                Muqdisho, September 07, 2014(SDN/QJ)—Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid shir aan caadi ahayn oo shir gudoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiwali Sheekh Axmed Maxamed. Shirka ayaa looga hadlay amniga guud ee dalka, iyadoo golaha Wasiiradu xilkii ka qaadeen Agaasimihii Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Soomaaliya C/laahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe). Afhayeenka Xukuumadda…

                                Read More

                                  Halkan Ka Daawo:Wasiir Waran Cade Is Casil hadaad adigiba Falal Amniga Ku Lida Ku Kacayso Xog Haye Yusuf Kayse

                                  Hargeisa 8/9/2014 (SDN/QJ)xoghayaha  warfaafinta  xisbiga ucid yuusuf kayse ayaa manta kahadlay  dhacdo maalintiin shalay  ahayd oo nin safiya lagu qafaashay gaadhi wasarada arimaha guduhu leeyahay taasi  oo mudo saacad qafaala isagoo xoghauhu wasirka ugu baaqay inuu  xila iska casilo  madama isagii wasirka ahaa falal amniga  ku lida ku kacaayo Hargeisa SDN/QJ Maxamed Aadan@Qurbejog@.com Concat@somalidasporanews.com

                                  Read More

                                    Wasiirka Arrimaha Gudaha oo u Dalbaday Qaraabadiisa inay Suxufi Hargaysa ku Afduubaan Iyo Warbaahinta Kala Duwan oo Caawa soo Bandhigi doona Fadeexadaha Maamul ee Warancade DAAWO

                                    Hargaysa 08.Sep 2014 (SDN/QJ)- Koox sheegatay inay Ehel yihiin Wasiirka Wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran-cadde, ayaa afduubay Weriye Cabdishakuur Xaaji Muxume Muuse (Heersare) oo ka hawlgali jiray Shabakadda Oodweynenews.com, Balse immika u shaqeeya Idaacadda Hirad, isla markaana leh Shabakadda Gacan-libaaxnews.com, kaasoo lagu Afduubay Gaadhiga Wasiirka illaa Tuulada Garabis oo ku taalla Koonfur-Galbeed ee…

                                    Read More