Halkan Ka Daawo: Jamal Cali Xusen Oo Maanta Beniyey Hadalkii Wasir Waran Cade Ee Aha Dhaqale Looma Hayo Diwagalinta Codbiyaysha + Ku galimayno Doorasho IDga Aad Walaqaten

    Hargeisa 7/9/2014 (SDN/QJ)Murashaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Ucid Ayaa Manta Ka Hadlay Arinti  Diiwangalinta  Codbixiyasha  Ee Wasir Warancade Uu Sheegay In  Somaliya Dawladaha Iyo Haayadha Inaga Caawiya Doorashoyinku Aanay Doorakan Dhaqale Inoo Hayn Taasi  Musharax  Jamal Cali Shegay Ina Qaadhan Bixiyasha Ay  La Kulamen  Dhaqalihina Ay Hayaan Isgoo Wasiirka  Ku Eededyey  Inuu Qiil U Smaynayo Diiwan…

    Read More

      Halkan Ka Daawo:Duufano Ba,an Oo Ku Dhuftay Wadamada Bariga Qaarada Eeshiya Iyo Waliba Dhimashada Duufantasi Boqolal Kor U dhaaftaysa

      Hargeisa 7/9/2014  (SDN/QJ) Duufaan balaadhan oo ku dhufatay waddamo tiro badan oo ku yaala qaarada Eeshiya dhinaceeda Bari ayaa gaysatay, khasaare aad u tiro badan oo naf iyo maalba leh, waxaanay duufaantan xoogeedu ahaa waddamada Pakistan iyo Hindiya ilaa wali tahay mid aan si rasmi ah loo xaqiijin karayn khasaaraheeda. Duufaantan oo lagu tilmaamay tii ugu cuslayd…

      Read More

        Deegaanada Somalida Oo Si Weyn Looga Hadalhayo Geerida Godane

        Muqdisho:Sep,07,2014(SDN/QJ)-Tan iyo intii uu Maraykanku sida rasmiga ah ugu dhawaaqay inay dileen Hoggaamiyihii Ururka Al-shabaab Axmed Cabdi Godane, waxa dadka somalida ah dhexdooda ka bilaabmay Dood iyo muran la xidhiidha xaqiijinta warkaas, intooda badanina waxay muujinayeen inaanu run ahayn. Haddaba markii habeenkii xalay ururka Al-shabab ay sida rasmiga ah u qirteen inuu Godane geeriyooday, waxa…

        Read More

          Budhcad-Badeed Somaliyeed Oo Dirqi Lagaga Riday Markab ay Isku dayeen Inay Afduubtaan

          Tehran:Sep,07,2014(SDN/QJ)-Iska horimaad Hubaysan ayaa Xeebaha Badweynta Inida ku dhex maray Budhcad-badeed soomaaliyeed iyo Ciidamo U dhashay iran oo  kamid ah Ilaalada Badaha Caalamiga ah. Budhcadda somalida ayaa rabtay inay afduubtaan Markab Marayey Goobo ka baxsan Biyaha Somalia, halkaas oo ay iska heleen Ciidanka ilaalada ka ah Badaha caalamiga ah. Wakaalada wararka dowlada Iran ayaa baahisay…

          Read More

            Degmada Qorilugud Oo Qaadacday Diiwaangelinta Madaniga ah ee ay Wasaaradda Arrimaha Guduhu Waddo

            Qorilugud:Sep,07,2014(SDN/QJ)-Degmada Qorilugud oo ka mid ah Degmooyinka ugu waaweyn Gobolka Buuhoodle ee Somaliland, ayaa Goleheeda Deegaanku ku dhawaaqeen inay qaadaceen Diiwaangelinta Madaniga ah ee dhawaan la doonayo in dalka laga hirgeliyo. Qaarka mid ah Mudanayaasha Golaha Deegaanka Degmadaas oo arrintan warsaxaafadeed kasoo saaray ayaa sheegay inaanay wax la aqbalo ahayn marka la eego hannaanka ay…

            Read More

              XISBIGA WADDANI OO KA JAWAABAY EEDAYNTII WASIRKA ARIMAHA DEBEDA

              London Sept 07,2014(SDN/QJ)-Waxaanu halkan ka dareen celinaynaa jawaabtii wasiirka Arimaha gudaha ee ku waajahnayad Diwaangelinat madaniga ah iyo diiwangelinta cod bixiyayaasha ee la isu barkiyay, jawaabtaa wasirka oo u muqatay mid ka fog dhaliishii ama qodobkii ay mucaaridku ka hadleen waxaan aan leeyahay mudane wasir horta marka geela loo heeso maxaydun gorayada ugu heestaan. Xisbiga…

              Read More

                Waa Kuma Hoggaamiyaha Cusub ee Al-shabaab Dooratay?

                Barawe:Sep,07,2014(SDN/QJ)-Kadib Dilkii Maraykanku u geystay Hoggaamiyihii ururka Al-shabaab Axmed Cabdi Godane, ayey Xarakadu ku dhawaaqday inay Dooratay Hoggaan Cusub oo Dadka Badankooda Maqalkiisu ku cusub yahay. Kooxda ayaa dilka Hoggaamiyahooda kadib shalay uun shaaciyey inay Hoggaanka Ururka u doorteen Ninka Lagu Magacaabo Axmed Cumar Abu cubayda oo loo yaqaano axmed Diiriye, kaas oo kooxda dhexdeeda…

                Read More

                  Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Ka Hadlay Tabashada Mucaaridka ee Diiwaangelinta Muwaadinka Qurbejoog ka DAAWO

                  Hargaysa 07.Sep 2014 (SDN/QJ)-Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran Cade ayaa ka hadlay Diwaan Galinta Muwaadiniinta oo asxaabta mucaaradku Dhaliileen,kuwaas oo ku sheegay in ay xukuumada doonayso in ay Wakhtiga Ku rido Diwaan galinta Muwaadiniinta. Cali Maxamed warancade oo Shir Jaraa’idn ku qabtay Magaalada Hargasya ayaa waxa uu Nasiib Daro ku tilmaamay hadalkaas…

                  Read More

                    “Walaalahayaga bariga waxaanu jecel-nahay inay dooddooda soo bandhigaan….Dr cali khaliif-na….” Prof Axmed Ismaaciil Samatar DAAWO

                    Holland 07.Sep 2014 (SDN/QJ)- Axmed Ismaaciil Samatar, ayaa dhulka jiid-jiiday heerka siyaasadaha Soomaaliya iyo ta Somaliland, isla markaana ka shifay caddaalad-darro dhinac walba ka jira oo ay la kulmaan dadka ay dadnimada iyo dal ahaantaba wadaagaan ee Somaliland iyo Soomaaliya. Prof: Samatar, waxa uu ku dooday inaan Somaliland xaq loogu lahayn in lagu karbaasho midnimada…

                    Read More

                      ”Geerida Hoggaamiyaha Al-Shabaab maxay Soomaaliya u horseedi kartaa? Yuusuf Garaad Cumar

                      Muqdisho 07.Sep 2014 (SDN/QJ)- Tifaftirihii hore Idaacada BBC-da Yuusuf Garaad Cumar haatan ah Siyaasi Madax banaan ayaa markii ugu horeysay ka hadlay dilka hogaamiyihii Xarakada Al-Shabaab Axmed Cabdi Godane, oo Wasaarada difaaca Mareykanku shaacisay inay ku dileen weerar cirka ah oo ay ku qaadeen Isniintii aynu soo dhaafnay. Yuusuf Garaad waxa uu is-weydiiyay dhimashada Axmed…

                      Read More

                        Cabsi soo Wajahday Bulshada Muqdisho Baqdintooda ku aadan aargooshi ay sameeyaaan Ururka Alshabaab

                        Muqdisho 07.Sep 2014 (SDN/QJ)- Masuuliyiinta dawladda Soomaaliya iyo Shacabka Soomaaliyeed ee dalka gudihiisa ku dhaqan, ayaa looga digay weerarro argaggixiso oo ay Kooxda Al-Shabaab isku dayi karto inay ku aar-goosato. Digniintan ayaa timi maalin ka dib markii la xaqiijiyey in hoggaamiyihii Al-Shabaab Axmed Cabdi Godane dhintay sida ay caddeeyeen xalay dawladaha Maraykanka, Soomaaliya iyo Al-Shabaab-ba…

                        Read More

                          Nuxurka Qodobada ka soo Baxay Shirkii Beesha Warsangeli ee Degmada Xiingalool DAAWO

                          Xiingalool 07.Sep 2014 (SDN/QJ)- Shirweynaha Guud ee Beelaha Warsangali ee ‘’GUULEED 2’’  ayaa si rasmi ah loo soo afmeeray,kaasi oo todobaadkii ugu dambeeyay ka socday degmada Xingalool ee Gobolka  Sanaag.   Ajandaha guud ee shirka ayaa ahaa;- 1-Turxan bixin. 2-Wada-tashi. 3-Midnimo. 4-Nabadgalyo. 5-Illaalinta deegaanka. 6-Hortmarka. 7-Cadaalada. Qodobada kaso baxay shirka ayaa waxaa ugu muhiimsanaa;-  …

                          Read More

                            Mid ka Mida ah Dalalka Galbeedka Africa oo dadkiisa ku amray in Afar Cisho aanay Guryahooda ka soo Bixin

                            Sierra Leone 07.Sep 2014 (SDN/QJ)- Cudurka Ebola ayaa waxa uu galaaftay noolaanshaha dad badan oo ku nool Galbeedka Afrika. Dowladda Sierra Leone ayaa qorshaynaysa in ay soo rogto xannibaad afar maalmood ah si la isugu dayo in lagu hakiyo faafidda caabuqa dhaliya cudurka Ebola.Dalkan oo ku yaala galbeedka Africa ayaa ka mid ah waddamada uu sida…

                            Read More

                              Dowladda Somalia oo Heegan Buuxa Galisay Ciidankeeda iyadoo ka baqo qabta aargoosi Alshabaab la timaado

                              Muqdisho 07.Sep 2014 (SDN/QJ)- Dowladda Somalia ayaa ku dhawaaqday inay heegan buuxa galisay ciidankeeda si ay uga hortagto weerarro aargoosi ah oo ka iman kara ururka al-Shabaab kaddib markii hoggaamiyahoodii lagu dilay weerar uu Maraykanku ka fuliyay gobolka Shabeellaha Hoose. Wasiirka Amniga Qaranka, Khaliif Axmed Ereg ayaa sheegay in al-Shabab ay isku dayi doonaan inay…

                              Read More

                                Alshabaab oo Cadaysay Dilka Hogaamiyahoodii,Bedelkiisina Shaaciyay

                                Muqdisho 06.Sep 2014 (SDN/QJ)- Kooxda Al-Shabaab,ayaa ku dhawaaqday isla markaana magacawday hoggaamiye cusub oo bedelaya ammiikoodii hore Axmed Cabdi Godane oo  kowdii bishan dawladda Maraykanku ku dishay duqayn dhanka cirka ah oo ka dhacday koonfurta Soomaaliya. Kooxda Al-Shabaab oo illaa maalintii weerarka cirka lagu qaaday goobo ay ku sugnaayeen hoggaankooda sare ee  uu soo baxay…

                                Read More

                                  Falsafadihii,Ficiladii,iyo Taariikhdii Hogaamiyihii La Khaarajiyay ee Alshabaab {DHAGAYSO}

                                  Muqdisho 06.Sep 2014 (SDN/QJ)-Xarakada Al-Shabaab, ayaa xaqiijisay geerida Hoggaamiyahoodii Axmed Cabdi Godane,  oo magaciisa Jihaadku ahaa Mukhtaar Cabdiraxmaan Abu Subeer, kaasoo ay sidoo kale geeridiisa xaqiijisay Wasaaradda Difaaca ee Maraykanka oo caawa sheegtay inuu ku dhintay weerar ay ku bartilmaameedsadeen isaga iyo Saraakiil kale oo kooxda ka tirsan Isniintii inna dhaaftay. Waxay Kooxda Al-Shabaab sidaas…

                                  Read More

                                    “Puntland waa ay soo dhawaynaysaa waxaanay u hambalyaynaysaa cid kasta oo gacan ka gaysatay dilka Axmed Godane” Madaxweynaha Punt land

                                    Garowe 06.Sep 2014 (SDN/QJ)- Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland,ayaa dawladda Maraykanka iyo cid kasta oo gacan ka geysatayba ku hambalyaysay dilka hoggaamiyaha kooxda Al-Shabaab oo ka dib markii ay dawladda Maraykanku ku dhawaaqday in ay dishay Hoggaamiye Axmed Cabdi Godane,amiirkii kooxda Al-Shabaab. Madaxwaynaha Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay  in…

                                    Read More

                                      Aragtida Xukuumada Somaliland ee Dilka Hogaamiyihii Ururka Alshabaab Axmed Cabdi Godane

                                      Hargaysa 06.Sep 2014 (SDN/QJ)- Xukuumadda Somaliland, ayaa ka hadashay dilka Hoggaamiyihii Kooxda Al-Shabaab ee ka dagaallanta Soomaaliya Axmed Cabdi Godane, kaasoo ay dawladaha Maraykanka, Soomaaliya iyo Kooxda Al-Shabaab-ba xalay xaqiijiyeen in lagu dilay Weerar diyaaradaha Maraykanka ee aan duuliyaha lahayni Isniintii inna dhaaftay ka fuliyeen gobolka Shabeellada hoose. Wasiirka arrimaha  gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran-cadde,…

                                      Read More