Muqdisho Diyaarad Maanta ku dhacday Gegida Diyaaradaha ee Aadan Cade
Muqdisho 06.Sep 2014 (SDN/QJ)- Diyaarad rakaab oo ay leedahay shirkadda diyaaradaha ee shirkadda Jubba Airways aya,ayaa maanta si kadis ah shil ugu gashay garoonka diyaaradaha Aadan Caddee ee magaalada Muqdisho. Diyaaraddan oo ka timid magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa siday 17-qof oo rakaab ah, iyadoo aanay jirin cid wax ku noqotay shilka diyaaradeed ee…
