Possible death of brutal Al-Shabaab leader in US missile attack may see group splinter into bigger terror threat, say experts

    A hail of US missiles aimed at the leader of Somalia’s al-Shabaab militants may have left a gaping hole in the group’s leadership, and potentially the biggest challenge to its unity since it emerged as a fighting force eight years ago. Washington said it was still checking to see whether its laser-guided attack on Monday…

    Read More

      Madaxweynaha Puntland oo booqday xarun lagu xanaaneeyo dadka Cudurka dhimirka qaba

      Garoowe Sept 05,2014(SDN/QJ)-Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta Booqasho rasmi ah ku tagay Xarunta Xanaanaynta Dadka qaba Cudurka Dhimirka ee Nasrullah oo ku taala Magaalada Garoowe ee Caasimada Dowladda Puntland. Maamulka iyo Howlwadeenada Xaruntaasi ayaa Madaxwayne Gaas Halkaasi ku soo dhaweeyay iyagoona uga warbixiyay xaalada dadka dhimirka ka xanuunsan ee halkaasi lagu…

      Read More

        WAR DEG DEGA:Hoggaamiyaha Al Shabaab oo la dilay

        Muqdisho Sept 05,2014(SDN/QJ)-Ka dib iskaashi buuxa oo dhex maray Dowladda Soomaaliya iyo Dowladda Mareykanka, toddobaadkan gudihiisa waxay ciidammada Mareykanku weerar ku qaadeen kolonyo baabuur ah oo uu la socday Hoggaamiyaha kooxda arga-gixisada ah ee al Shabaab, Axmed Cabdi Godane iyo rag isaga la shaqeeya. Waxaan xaqiijinnaynaa in markii weerarku dhacay dadkii kolonyadaas la socday aan…

        Read More

          DAAWO:Aqoonyahan Axmed Ismaciil Samatar oo si mug leh uga jawaabay sababaha dhabta ah ee ka hortaagan in reer Barigu si buuxda uga qeybgalaan siyaasada Somaliland

          Minneapolis Sept 05,2014(SDN/QJ)-Aqoonyahan Axmed Ismaaciil Samatar ayaa duruus siyaasadeed u dhigay mid kale oo ka mida suxuufiyiinta Soomaaliya oo professorka la hortagay suaalo debacsan ku taxaluqa siyaasadaha Soomaalida ee Geeska Africa. Aqoonyahanka ayaa si waafi ah u sharaxay sababha dhabta ah ee dadka degaanka bariga Somaliland aaney ilaa haatan si mug leh uga qeyb qaadan…

          Read More

            Tiro ku Dhaw 2000-qof Oo u Geeriyootay Cudurka EBOLA Ee Dhawaan Soo Baxay

            Monrovia:Sep,05,2014(SDN/QJ)-Waxa sii kordhaya tirada dadka u geeriyooday cudurka dhawaanahan soo baxay ee Ebola, sida lagu sheegay warbixin Hay’adda Qaramada midoobay u qaabilsan caafimaadku soo saartay. Warbixintu waxa ay sheegtay in dadka xanuunkaas ugu dhintay dunidu ay haatan kor u dhaaftay 19,00-qof kuwaas oo  u badan bariga afrika. Wadamada Guniea,Sierra Leone iyo Liberia ayaa la xaqiijiyay…

            Read More

              Ra’isal wasaaraha Somalia Oo Dib Ugu Noqday Caasimadda Muqdisho

              Muqdisho:Sep,05,2014(SDN/QJ)-Ra’isla wasaaraha Somalia Cabdiweli Sheekh axmed iyo wafti ballaadhan oo socdaal ku joogay goobo laga saaray kooxda Al-shabaab ayaa ugu dambayn kusoo laabtay caasimadda Muqdisho. Ra’isla wasaaraha ayaa kulamo kula yeeshay magaalooyinka Baydhabo iyo Tiyeeglow  Saraakiisha ciidamada dowlada iyo kuwa AMISOM iyagoo ka wada hadlay howlgalka badweynta Hindiya ee ka socda gobolada dalka gaar ahaan…

              Read More

                Hanjabaadii Ururka Al-qaacida Oo Dhalisay In Hindiya Ciidanka Heegan Sare Geliso

                Delhi:Sep,05,2014(SDN/QJ)-Xukuumadda Waddanka Hindiya ayaa heegankii  sare gelisay ciidankeeda ammaanka saacado  kadib markii ururka Al-qaacida shaaciyey inay Xafiisyo ka furteen Dalkaasi. Talaabada amaanka lagu adkeynayo ayaa looga jawaabayaa hanjabaadii ka timid kooxda Al Qacida oo sheegtay inay balaadhin doonto dhaq dhaqaaqii ay ka waday dalkaasi, isla-markaana ay awooddeeda saari doonto sidii jihaadka looga hirgelin lahaa Goobo…

                Read More

                  Laba Qof Oo Xalay Muqdisho siyaabo Kala Duwan Loogu Dilay Iyo Warbaahinta Oo Ged Cusub Bilowday

                  Muqdisho:Sep,05,2014(SDN/QJ)-Wararka saaka laga helayo magaalada Muqdisho, ayaa sheegaya in habeenkii xalay Halkaas lagu dilay Hal askari oo ka tirsan ciidanka xoogga dalka Somalia. Askariga ayaa la sheegayaa in lagu dilay xaafadda Hodan, iyadoo dilkiisan ay geysteen Kooxo hubaysan oo  goobta iska baxsaday. Sidoo kale waxa Goobta isgoyska loo yaqaano xalay lagu dilay qof shacab ahaa,…

                  Read More

                    DAAWO:Guddoomiyaha UCID oo Cali Khaliif ku eedeeyay in uu Somaliland u soo waariday dhibkii Soomaaliya halakeeyay

                    Nairobi Sept 05,2014(SDN/QJ)-Guddoomiyaha xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe oo booqasho ku jooga magaalada Nairobi safar shaqo ayaa wareysi dheer oo uu siiyay TV-ga HCTV waxa uu uga waramay xaaladihii u danbeeyay ee Somaliland.   Guddoomiyuhu waxa uu si gaar ah uga waramay xaaladihii u danbeeyay ee degaanada Saaxdheer iyo sida la isugu soo dhaweyn karayo…

                    Read More

                      Geerida Hoggaamiye Axmed Godane Oo Lagu Shaaciyey Twitter-ka Al-shabaab

                      Barawe:Sep,05,2014(SDN/QJ)-Qaar kamid ah Warbaahinta ugu caansan Caalamka ayaa Baahiyey in la hayo warar sheegaya in Bogga Twitter-ka Al-shabaab lagu qoray Geerida Hoggaamiyahoodii Axmed Cabdi Godane oo dhawaan Duqaymo Maraykanku Fuliyey Lala badhtilmaameedsaday. Wakaalladda Wararka ee Reuters ayaa maanta baahisay in ilo ku dhowdhow Dowladda Maraykanka shaaciyeen in Twitter Afka Carabiga lagu qoro oo Alshabaab u…

                      Read More

                        Unrecognised Somaliland is Beyond the Pale

                        Background After the decolonisation of the most of African Nations from the European powers, only four States combined their sovereignty. Syria and Egypt Amalgamated for the formation of United Arab Republic. As luck would have it, the political union between the two countries short-lived and ended peacefully within three years. Conjointly, the people of Syria…

                        Read More

                          Again Somalia relapses into hostilities and despair

                          In addition to ongoing war against terrorist group Al Shabab, looming famine that would affect million people, and intense polarization engendered by the compulsory clan federalism, Somalia suffers many other ills. For background, I hypothesized in my article of June 2014 on the demotion of President Hassan Sheikh Mohamud by the International Troika administering Somalia-…

                          Read More

                            Sarkaal Sare oo Ciidanka Qaranka ka Tirsan oo Booqday Tuulada Saax dheer,Cod dheerna kula Hadlay Xukuumada Somaliland Daawo

                            Saax dheer 05.Sep 2014 (SDN/QJ)- Taliyaha qaybta 31-aad ee ciidanka qaranka Jamhuuriyadda Somaliland Gaashaanle dhexe Doolaal Faarax Cawaale, ayaa  kormeer ku tagay fadhiisimadda ciidanka ee tuuladda Saax-dheer ee gobolka Sool, halkaasi oo dabayaqaadii toddobaadkii hore ciidanka qaranku ay ka eryeen kooxda uu gadh-wadeenka u yahay dagaal ooge Cali Khaliif. Gaashaanle dhexe Doolal oo warbaahinta kula…

                            Read More

                              Xukuumada Somaliland oo Jawaab ka Bixisay in Hay’ado caalami ahi Jeelasha Mushahar ku siiyaan Maxaabiista dilka ku xukuman

                              Hargaysa 05.Sep 2014 (SDN/QJ)- Xukuumadda Somaliland, ayaa markii ugu horreysay ka hadashay sababaha fulin la’aanta Kiisaska Maxaabiista dilka Maxkamaduhu ku xukumaan, isla umarkaana waxay jawaab ka bixisay eedaymo arrintan la xidhiidha oo la sheego inay jiraan Hay’ado caalami ah iyo dalal Shisheeye oo dhaqaale ku bixiya inaan la fulin xukunnada dilka ah ee Maxkamadaha Somaliland…

                              Read More

                                “Burkaba Bahal Hoose Kama Deyin” Fasiraad uu Cali Guray ka Bixiyay Heesaha Shisheeyaha loo qaado iyo Kuwa Khaatumo

                                Hargaysa 05.Sep 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiye ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga Ucid Mujaahid Cali Guray ayaa ka hadlay Heeso Guubaabo Ciidan oo Telefishanka Qaranku Si Joogto ah u baahiyay Tan iyo Markii Ciidanka qaranku gaadheen Deegaanka Saax dheer Isla markaana ka saareen Kooxdii Cali Khaliif Galaydh. Cali Guray ayaa Qoraal uu arrintan ka qoray oo uu…

                                Read More