“Waxaan doonayaa inaan noqdo M/weynaha Soomaaliya” Haweenay Somaliyeed oo Qurbejoog ah oo Isu Taagtay u Tartanka Madaxweynaha Somalia 2016
Helsinki 05.Sep 2014 (SDN/QJ)- Warbaahinta dalka Finland maanta waxaa ay si gaar ah u hadal hayaan sheekadda ku saabsan haweeney Soomaaliyeed oo ku nool dalka Finland oo doonaysa inay Soomaaliya M/weyne ka noqoto marka la gaaro sanadka 2016. Faadumo Dayib oo Soomaaliya ka carartay sanadkii 1990 haddana cilmiga siyaasadda ka barata jaamacadda Harvard ayaa…
