Daawo: Maanta Waxaan Ugu Bushaaraynayaa Qolada leh Doorashadii Dib Ayay u Dhacaysaa Qaynuunkii Meeshii Buu Yaalaa Doorkan Diidi Maayee Maanta Waan Ku Dhaqaaqayaa Insha Allahu Tacaalaa Dawlad ku Meel Gaadh ah “Eng Faysal Cali Warabe
Hargeisa 7/12/2014(SDN/QJ)Gudoomiyha Xisbiga Cadaalada Iyo Daryelka Somaliland eng faysal cali warabe ayaa saaka xaflad soo dhawayna u qabatay musharaxiinta xisbiga ucid uga tartamidoona gobalada gabilay awdal iyo salal Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com
