“Waxaan xukuumada u soo jeedinaya inay baadhis ku samayso cidii soo abaabushay rabshada iyo marin habaabinta lagu sameeyay dhalinyaradaas” Aadan Dhoolayare
Hargaysa 06.Dec 2014 (SDN/QJ)- Wasiirkii hore ee Cadaaladda Aadan Axmed Cilmi (Dhoolayare) ayaa ku baaqay in xukuumaddu ay baadhis ku samayso cidii soo abaabushay dhalinyaradii rabashadaha ka sameeyay xaflad xisbiga WADDANI ku qabsaday Huteelka Crown ee caasimadda Hargeysa. Aadan Dhoolayare waxa kale oo uu ka dayriyay adeegsiga qabyaaladda oo xadhkaha goostay, waxaanu ugu baaqay xukuumadda…
