Daawo:Boobe Yuusuf Maxay wasarad Boosuhu Ka Shaqaynaysa Eey Guriga Cad U Dhisatay Shaqadediba Shirkado Gaara Gacanta u Hayee

    Hargeisa 4/12/2014(SDN/QJ)Wasiirkii Hore Wasarada Warfaafinta somaliland boobe yuusuf ducaale ayaa maanta  wasaarada boosaha iyo is gaadsiinta uga makhrati kacay  inay dhisme wacan leedahay  balse  ay  shaqadedii hayaan shirkado gaar lo leyahay  iyo dadwaynha ay  gacanta ugu jirto isagoo u soo jediyey  inay  wax  ka qabtan shaqadasi  dibada uga  maqan https://www.youtube.com/watch?v=awNQwB-JIB0&list=UUGmNqGmh7s8naDN8P8YU_SA Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

    Read More

      Daawo:Xamarji Wax Madaxwayne La Yidhaa Ma Jirtee Waxa Jirta La Yidhaa Madaxtooyo

      Hargeisa 4/12/2014(SDN/QJ)Badhasaabkii hore burco axmed cumara xamarji aya maanta  mar uu ka hadlaayey  Xaflad  Ka Uu Xisbiga wadani ku soo biirayen fadumo siciid iyo gudoomiye ku xigenki hore komishanka dorashooyinka  sheegay in  madaxtoyada somaliland aan loo kala awood sarayn  oo amarada ka soo baxaa cid walba lug ku leedahay https://www.youtube.com/watch?v=Wcg3gpYcoWU&list=UUGmNqGmh7s8naDN8P8YU_SA Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

      Read More

        Gudoomiyaha Xisbiga Waddani oo Xukuumada ku eedeeyay inay Hor istaagtay Dhaarintii Xubnaha Komiishanka Doorashooyinka DAAWO

        Hargaysa 04.Dec 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Md:Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi(Cirro),ayaa xukuumada Siilaanyo ku eedeeyey in gudida komishanka doorashooyinka qaranka Somaliland ay ka hor istaagtay in la dhaariyo,sida oo kalena ay u diiday in u baxaan tobabarkii khuseeyey dhinaca hawlahooda shaqo in ay dalka dibadiisa ugu baxaan.waxaana uu xukuumada iyo maxkamada sareba ugu…

        Read More

          Xukuumadda oo Weerar kale Maanta ku qaaday Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani iyo Khasaare ka dhashay

          Hargaysa 04.Dec 2014 (SDN/QJ)- Dhalinyarado Boqolaal ah oo la Soo Abaabulay ayaa Weerar Culus ku Qaaday Xaflad Xisbiga Waddani Maanta ku lahaa Hotel Crown oo loo qabtay Masuuliyiin ku Biirayey Xisbigaasi oo ay ka mid yihiin Marwo Faadumo Siciid iyo Guddoomiye Ku-xigeenkii hore ee Komishanka Doorashooyinka Somaliland Cali Kubad. Munaasibadaasi oo Gabogabo ku dhaweyd ayaa…

          Read More

            Mudane Baarlamaanka Somalia Ka Tirsan Oo Saaka La Dhaawacay Iyo Ilaaladiisii Oo La Laayey

            Muqdisho:Dec.04,2014(SDN/QJ)-Wararka saaka laga helayo Magaalada Muqdisho, ayaa sheegaya in Kooxo Hubaysani ay dhaawac gaadhsiiyeen Mudane ka tirsan Baarlamaanka Somalia, xilli uu kusii jeeday Fadhiga Baarlamaanka oo maanta loo ballansanaa. Dhacdadan lagu dhaawacay Mudanahan ayaa waxa ay ka dhacday Goobta loo yaqaano Via Rome ee Xamarweyne, gaar ahaan aagga Xawaaladda Dahabshiil, waxana Halkaas ku dhintay Laba…

            Read More

              Mudanayaasha Baarlamaanka Somalia Oo Maanta Sii Amba-qaadi Doona Mooshinka Ka Dhanka ah Xukuumadda Ra’isal wasaare Cabdiweli

              Muqdisho:Dec,04,2014(SDN/QJ)-Maanta oo Khamiis ah waxa uu Baarlamaanka somalia Gudogeli doonaa Doodda Mooshinkii dhan ka ahaa Xukuumadda Ra’isal wasaare oo Tododbaadkan Badhtamihiisii loo qaybiyey. Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa saaka buux dhaafiyey Xaruntooda, waxana dhinacyada Mooshinkan ku kala aragtida duwani doonayaan inay halkaas ku muujiyaan ra’yigooda ku aaddan Mooshinkan xaasaasiga ah oo aan la ogoyn halka uu…

              Read More

                Qarax Miino Oo Lagu Laayey Saraakiil iyo Ciidan Tiro Badan Oo Ka Tirsanaa Daraawiishta Puntlland

                Boosaaso:Dec,04,2014(SDN/QJ)-Saraakiil iyo ciidamo ka tiran Maamulka Puntland ayaa lagu laayey qarax lala eegtay gaadhi ay saarnaayeen, kaas oo marayey Waddo u dhaw Buuraleyda Galgala oo ay Kooxaha Shabaabku ku dhuumaalaystaan. Qaraxa ayaa la sheegay in uu Gubay Guud ahaa Gaadhigi uu Qabsaday oo Xubnaha Dhintay oo la sheegay in ay Gaadhayaan 12 qof oo gaadhiga…

                Read More

                  “Miyaanay ayaandarro ahayn in madaxweynuhu yidhaahdo qabyaalladda Halla daayo, Wasiirradiisuna ay qadooyin dadka u sameeyaan iyagoo kusoo xulay reernimo…..” Mu, Boobe Yuusuf

                  Hargeysa:Dec,04,2014(SDN/QJ)-Wasiirkii hore  Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta somaliland Mujaahid Boobe Yuusuf Ducaale ayaa Ka hadlay Xaallada Guud ee dalku haatan marayo iyo Dhaliilaha Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo Dusha ka saaran. Mujaahid Boobe Yuusuf Ducaale oo u warramayey Tv-ga Horn Cable, ayaa si taxadar leh uga Hadlay  Dhibaatooyinka dalka ka taagan iyo sida uu xisbigii Kulmiye dibadda…

                  Read More

                    Laamaha Cadaalada Mareykanka oo mar kale ku guul dareystay in ay sharciga hor keenaan Askari dilay nin kale oo Madow iyo isu soobaxyadii oo dib u bilowday

                    NY Dec 04,2014(SDN/QJ)-Xeer beegti dhegeysaneysay baaritaan lagu sameeyay askari xuurto ama ceejin ku dilay nin Madow magaalada NY ayaa goaamiyay in askeriga aan lagu soo oogin wax denbi ah. Ninka Police-ku naqaska ku dhejiyeen ee Eric Garner ayaa waxa muuqaal la duubay laga daawan karaa isaga oo leh ma neefsan karo 11 jeer intii aanu…

                    Read More

                      AMISOM oo Soo Dhaweysay Dhaarinta Madaxweynaha Kumeel Gaarka ah ee Maamulka Konfur Galbeed Soomaaliya

                      BAYDHABO  Dec 4, 2014(SDN/QJ) – Wakiilka Gaarka ah ee Gudoomiyaha Midowga Afrika Uqaabilsan Soomaaliya, Danjire Maman S. Sidikou ayaa maanta kaga qeyb galay magaalada Baydhabo ee Soomaaliya dhaarinta Madaxweynaha Kumeel gaarka ah ee Maamulka Konfur Galbeed, Sharif Xassan Sheikh Aden. Maamulka Kumeel Gaarka ee Konfur Galbeed ayay hoos imaanayaan Gobolada Bay, Bakool iyo Shabellaha Hoose….

                      Read More

                        Qoys Soomaaliyeed oo Afar Ruux ka koobnaa oo siyaabo kala duwan ugu geeriyoodey Canada

                        Toronto Dec 04, 2014(SDN/QJ)-Qoys Soomalaiyeed oo ku mnoolaa magaalada Toronto ayaa shalay laga war helay geeridooda sababo aan ila ahaatan Police-ku shaacin sababta geeridooda. Police-ka ayaa ugu horeyntii ka warhelay Abaaha Qoyska Yusuf Osman Abdille, oo 50 jir ahaa in Gaari uu ku jiiray mid ka mida wadooyinka magaalada Toronto. Police-ka ayaa deeta iyaga oo…

                        Read More