“Meydhaanka Astaanta Miyuusigga Wararka(Xukuumad aan Xakame iyo Xeerba qaban)Boobe Yuusuf

    Hargaysa 20.Jan 2015 (SDN/QJ)- “Feedhaha xidhiidhsamay lafahan, xuubku ka idlaaday, Jidhkaygii xariirta u ekaa, xaaluf quruxdiiye, Hadduun baan xaraarugay sidii, xamil-gab awryaale, Xafta waxaydin ii laba-listaan, xooxda lay maalye, Cidluun baan xayuugnahay sidii, xuunshadii Gubane, Waxba yaanu xeerkay I marin, xoolana I siinne, Xaasha e’ nin libin kaa xistiyay, xumihi waa yaabe,” Maansada, Abaal-laawe, Salaan…

    Read More

      Maayarka Caasimada Hargaysa oo Talaabo lagu Deg Degay Ku Tilmaamay Go’aankii Wasiir Warancade ee Isbedelka Socodka Wadooyinka, Shacabkana ka Raali geliyay

      Hargaysa 20.Jan 2015 (SDN/QJ)- Duqa Caasimadda Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid(soltelco), ayaa markii ugu horraysay Ka Hadlay Isbeddelka wasaaradda Arrimaha Guduhu ku samaysay Hannaankii waddo-marista ee Caasimadda, waxana uu ku tilmaamay arrin lagu degdegay. Guddoomiye Soltelco oo  warbaahinta kula Hadlay Caasimadda Hargeysa, ayaa waxa uu sheegay in arrintaas ay dib uga wada-hadli doonaan Wasaaradda Arrimaha Gudaha,…

      Read More

        Cudurka Jadeecada oo Ka Dilaacay Gobolka Sanaag iyo Afar Caruur ah oo u dhimatay

        Ceerigaabo 20.Jan 2015 (SDN/QJ)- Afar Caruur ah ayaa u geeriyootay Xanuunka Jadeecada oo ka dilaacay gobolka Sanaag in ka badan boqol Qofna waxa loo dhigay Cisbitaalka kadib markii ay soo ridatay jadeecadaasi.   Guddoomiyaha gobolka Sanaag Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax) iyo masuuliyiinta caafimaadka ee gobolkaas ayaa shir jaraa’id oo ay ku qabteen magaaladda Ceerigaabo waxay…

        Read More

          Daawo:Musharaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Ucid Jamaal Cali Xuseen Oo Maanta Ka Hadlay Warshada Laydhka Berbera Iyo Arinta Suldaan Wabar

          Hargeisa 19/1/2015(SDN/QJ)Musharaxa Madaxwayne ee xisbiga ucid jamaal cali xusen ayaa maanta ka hadlay warshadii laydhkee lagu warejiyey shakhsiyaadka gaarka ah iyo waliba suldaanka  galay buuraha awdal  iasgoo xukumada ugu baaqay  inay dalka isku soo celiso tabashada awdala dhamayso Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

          Read More

            Wararkii u Danbeeyay ee Weftiga uu Hogaaminayo Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo hada ku Sugan Degmada Qorilugud

            Hargaysa 19.Jan 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha jsl md axmed maxamed maxamuud siilaanyo iyo weftigii balaadhnaa ee uu hogaaminayey oo weli ku gudojira socadaalkoodii gobolada iyo degmooyinka dalka ayaa maanta si balaadhan loogu soo dhoweeyey magaalooyinka ballidhiig iyo coodanle iyo Qorilugud oo ka kala tirsan gobolada togdheer iyo buuhoodle. Sida uu ku Soo Waramayo Weriyaha Shabakada Qurbejoog.com…

            Read More

              “Anigu Dhaar Ayaan u Maray Calanka Somaliland,Waxaan idin leeyahay Calan Aan Somaliland Ahayn oon Hordhafiisanayo Majiraayo.” Gudoomiye Baashe

              Hargaysa 19.Jan 2015 (SDN/QJ)- Guddoomiye-ku-xigeenka Koowaad ee Aqalka Wakiillada Somalilad Baashe Maxamed Faarax ayaa ka Hadlay sababaha keenay inuu dibadda uga soo baxo madashii Buuhoodle ee dhawaan lagu caleemo saarayey Garaadka Deegaankaas kasoo jeeda oo isaga iyo Wufuud kale oo somaliland ka socday ay tageen. Guddoomiye Baashe oo maata saxaafaddu arrintaas wax ka weydiisay, ayaa…

              Read More

                “Ciidamadaydu waxay weerareen saldhig ka mid ah, saldhigyada maamulka Somaliland,Anigu waxaanu ku kalsoonnahay dalkayga iyo dadkayga” Maayarkii Hore Boorama

                Boorame, 19 Jan 2015 (SDN/QJ)-Maayarkii hore ee gobolka Awdal Cabdiraxmaan Shide Bile oo ka tirsan kooxda Suldaan Wabar, ayaa sheegay inay doonayaan inay gaadhaan deegaanka Baki ee gobolka Awdal,  wuxuu ku sheegay in toddobaadyadii la soo dhaafay ay mar weerareen ciidamada Somaliland. Cabdiraxmaan Shide Bile wuxuu yidhi “Ciidamadaydu waxay weerareen saldhig ka mid ah, saldhigyada…

                Read More

                  Garnaqsiga Sul. Cumar, Hujuumkii Xirsi, Jawaabtii M. Siilaanyo, Suurihii Warancadde

                  Hargeysa, 19 Jan 2015  (SDN/QJ )-Suldaan Cumar Sul. Maxamed Sul. Faarax oo hormood u ahaa madax dhaqameed iyo waxgarad kulan kula yeeshay magaalada Baligubadle MadaxweynahaMd. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), oo isaga iyo weftigiisu ay habeen u hoyden halkaa,  ayaa farta ku fiiqay dhaliilo badan  oo maamul ahaan loo baahan yahay inay xukuumaddu saxdo. Dooddii Suldaan…

                  Read More

                    Daawo:Gudoomiyaha Baarlamanka Somaliland Oo Komishanka Doorashooyinka Uga Digay Inay Xiliga Doorashada Bid Loo Dhigo Isagoo Intaa Raciyey Inaanay Ogolan Dooni wax Mudo Kordhina

                      Hargeisa 19/1/2015(SDN/QJ)gudoomiyaha baarlamanka somaliland aya maanta ka digay  markale in xiliga dorasaha dib lo dhigo iasgoo xukumada iyo komishanka ugu baaqay sida ugu dhakhsaha badan la iskuu duba rido doorashada https://www.youtube.com/watch?v=xr-wxJCxP5E hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                    Read More

                      Daawo:Guoomiyaha Baarlanaka Somaliland Oo Maanta Dalka Dib Ugu Soo Laabtay Isagoo In Mudo Ah Ku Maqnaa Wadanka Isutaga Imaraadka Carabta

                      Hargeisa 19/1/2015(SDN/QJ)Gudoomiyaha Baarlamaanka somaliland ayaa maanta ku soo noqday  dalka isagoo in mudo ah  ku maqnaa wadanka isu taga imaradka carabta iyadoo godoomiyaha halkasi kaga hor tageen masuuliyiinta xisbiga wadani https://www.youtube.com/watch?v=BBzBHFUPcHM Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                      Read More

                        Daawo:Mayarka Caasimada Hargeisa”Wasiir Waran Cade Wuu Ku Degdegay Qaabka Wadooyinka Shaqadaasna Dawlada Hoosaa Leh Arinkaana Dib Ayaanu U Eegaynaa

                        Hargeisa 19/1/2014(SDN/QJ)maayarka caasimada hargisa ayaa maanta ka hadlay qaabkan wadooyinka loo badalay isago maayarku shegay in wasiirka arimaha guduhu ku degdeay arinkani ayna shaqadasi lahayd dawlada hoose umaduna u igmatay https://www.youtube.com/watch?v=koW-ZXR5jw8 Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                        Read More

                          Sarkaal Xisbullah Ka Tirsan Oo Yuhuuddu Duqayn Ku Dishay

                          Quneitra:Jan,19,2015(SDN/QJ)-Wararka laga helayo dalka Suuriya, ayaa sheegaya in shan xubnood oo katirsanaa Ururka Xisbullah lagu laayey Duqaymo israa’il ka fulisay Buuralyada Golan Heigts. Ciidamada Israel kama aanay hadlin weerarka, balse wararka ayaa sheegaya in diyaarad nooca helicopter-ka ah oo Israel ay leedahay  ay laba gantaal ku riday Quneitra, oo u dhow xadka kala qeybiya dhinaca…

                          Read More

                            Magacyada Laba Wasiir Oo Xasan Sheekh Ra’isal Wasaarihiisa Ku Cadaaday Inuu Dib Usoo Celiyo

                            Muqdisho:Jan,19,2015(SDN/QJ)-Wararka laga helayo Madaxtooyada ayaa sheegaya in Madaxweyne Xasan Sheekh uu Ra’isal wasaarihiissa ku cadaadiyey inuu Golihiisa wasiirrada Cusub kusoo daro laba xubnood oo ay saaxiib dhaw yihiin. Madxaweynaha ayaa ogolaaday Xuseen Xalane iyo C/kariin xuseen Guuleed in laga saaro Golaha Wasiiradda ee diidmada Baarlamaanka iyo Beesha Caalamka kala horyimid,wuxuuna uga digay Reysalwasaaraha inuu dibb…

                            Read More

                              Nus-qarni Kadib Maraykanka Oo Wafti U Diray Dalka Cuba

                              Havana:Jan,19,2015(SDN/QJ)-Muddo nusqarni ah kadib ayey Maraykanku wafti dalkooda ka socda u direen dhigooda Cuba oo colaad guun ahi dhextaallay balse dhawaan ka heshiiyey arrintaas, waxana waftigan ka socdaa Cogress-ka maraykanka. Siyaasiyiintan maraykanka oo ka tirsan xisbiga demoqaraadiga ayaa waxa ay la kulmi doonaan saraakiisha Cuba iyo hoggaamiyaasha shacabka, waxayna ka wada xaajoon doonaan tallaabooyinka muhiimka…

                              Read More

                                Shabaabka Oo Kaaalinta 2-aad Ka Galay Liiska Kooxaha Weerarrada Ka Fuliya Caalamka

                                Washington:Jan,19,2015(SDN/QJ)-Ururka Al-shabaab oo waayadan dambe magacoodu kor usii socday, ayaa warbixin cusub oo lasoo saaray lagu sheegay inay Kaalinta labaad ka galeen Kooxaha Dunida ka fuliya weerarrada Qorshaysan ee lagu badhtilmaameedsado Cidda ay sida gaarka ah u rabaan. Warbixntan oo ay soo saartay xarunta intel Center, ayaa waxaa lagu sheegay in kooxda la magac baxday…

                                Read More

                                  Qarax Aan Hore Loo Arag Oo Laga Fuliyey Gudaha Muqdisho Iyo Muran Ka Taagan Sida uu u Dhacay

                                  Muqdisho:Jan,19,2015(SDN/QJ)-Degmada Dharkaynley ee Magaalada Muqdisho waxa maqribkii ka dhacay Qarax noociisu ku cusubyahay, kaas oo loo adeegsaday Gaadiidka Loo yaqaanno Bajaajta. Qaraxan oo si kedis ah ku dhacay ayaa waxa ku dhintay Laba qof oo la sheegay  inay saarnaayeen Mootada ama Bajaajta, waxana muran ka taagan yahay Hannaanka qaraxaasi dhacay oo wali aan la isku…

                                  Read More

                                    Madaxweyne Siilaanyo oo Xalay u Hoyday Tuuladii uu Ku dhashay ee Dharyaley iyo Baahiyo Tiro badan oo loo qadimay

                                    Dharyaley 19.Jan 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland iyo Weftigii uu Hogaaminayay oo Maalintii Shanaad  Ku Guda Jira Kormeer uu ku marayo Gobolada iyo Degmooyinka dalka ayaa Galabta maray Socdaal ku maray Deegaanada Biyo Xidho,Degmada Cali Ciise,Bilcinle,iyo Dhoqoshay ,Dhagax dheer iyo Dharyaley oo ah Tuulada uu ku dhashay Madaxweynuhu halkaas oo ay xalay u hoydeen. Maamulada,Waxgaradka…

                                    Read More

                                      Buuhoodle: Baaqyo Nabadeed oo loo soo Jeediyay Laba ardaa oo Walaalo ah oo Xurgufi dhex martay

                                      Buuhoodle 19.Jan 2015 (SDN/QJ)- Kulan  ka dhacay magaalada Buuhoodle ayaa baaq nabadeed loogu soo jeediyey colaad u dhexeysay laba beelood oo wada degan Somaliland. Kulanka oo dhexmaray salaadiin iyo waxgarad ka soo jeeda laba beelood oo wada dega gobolka Sanaag ayaa u soo jeediyey bulshada beelaha Habaryoonis iyo Ugaadhyahan inay joojiyaan colaadaha u dhexeeya, maadama…

                                      Read More

                                        Fadhi Baarlamanka Yurub Ku Yeelanayo Magaalada Brussels oo Somaliland lagu Marti qaaday

                                        London 19.Jan 2015 (SDN/QJ)- Shir ballaadhan oo lagaga hadlayo qadiyadda Madax-bannaanida Somaliland iyo sidii taageero looga dhex-raadin lahaa beesha caalamka, gaar ahaan qaaradda Yurub, ayaa lagu wadaa inuu todobaadka soo socda ku qabsoomo magaalada Brussels ee xarunta Midowga Yurub. Shirkan oo uu soo qaban-qaabiyey Xildhibaam James Carver oo ka tirsan mudaneyaasha Baarlamaanka Midowga Yurub ugu…

                                        Read More