Daawo:Dawlada Hoose Iyadaa Lafteedu U Baahan Maamul Adag Imikana Qaab Ay Wax u Wado Garanmaayo “Maayarkii Hore Hargeisa Cawl Cilmi Cabdala
Hargeisa 20/1/2015(SDN/QJ)maayarkii hore caasimada hargeisa cawl cilmi cabdla ayaa maanta ka hadlay shaqada dawlada hoose ee magalada hargeisa isagoo cawl cilmi cabdla sheegay inay dawlada hoose lafteedu u baahantahay maamul adag hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com
