Wasiir Interpol Ku raad Joogto oo Madaxweynaha Afghanistan ku soo daray Golihiisa Wasiirada
Kabul: 19.Jan ,2015(SDN/QJ)-Madaxweynaha Dalka Afghanistan, ayaa Golihiisa wasiirrada kusoo daray Nin ay si weyn u raadinayaan Booliska Caalamiga ah ee Interpol, kaas oo loo haysto Dembiyo kala duwan. Wasiirkan oo loo dhiibay wasaaradda beeraha ayaa la sheegayaa inuu ku jiro liiska dadka ay Interpol raadinayaan, kaas oo madaxweynuhu ku warhelay kadib markii uu liiska…
