Madaxweyne-ku-xigeenka Puntland Oo Cisbitaallo Ka Dhagax Dhigay Buuhoodle Iyo Somaliland Oo Daawanaysa

    Buhodle:Jan,17,2015(SDN/QJ)-Madaxweyne-ku-xigeenka Maamul-goboleedka Puntland, ayaa shalay dhagax dhigay Goobo badan oo uu sheegay inuu ka dhisi doono Cisbitaallo, waddooyin iyo kastamo cashuureed  oo maamulkiisu ka hirgelin doonaan Gudaha Buuhoodle, xilli ay halkaas ku sugan yihiin Wafti reer Somaliland ah oo aan iyagu wax tallaabo ah wali qaadin. Buuhoodle oo kamid ah Ciidda Somalilnad, ayaa wali ka…

    Read More

      Kenya:Wargeys Nebi Muxamed N.N.K.H. Aflegaadeeyey Oo La Filayo In Albaabada Loo Laabo

      Nairobi:Jan,17,2015(SDN/QJ)-Wargeys lagu magacaabo Star oo kasoo baxa Gudaha dalka Kenya, ayaa la filayaa in dhawaanahan albaabada la iskugu dhufto kadib markii uu sawirro aflegaaddo ah ka baahiyey Nebi Muxamed N.N.K.H. Tallaabada Albaabada loogu xidhayo Wargeyskan, ayaa waxa la filayaa inay qaadi doonaan Gollaha Sare ee Warbaahinta Dalka Kenya, kuwaas oo ku dhawaaqay inay ciqaabi doonaan…

      Read More

        “Waan tallaabayaa oo halkaas ayaan qori kasoo ridayaa isagana(suldaan wabar) waxba u tari mayso, Dadkii shacabka ahaa ee Awdalna waxba u tari mayso, somaliland-na wax ay u taraysaa ma jirto” Axmed Ismaaciil Samatar.

        Hargeysa:Jan,17,2015(SDN/QJ)-Aqoonyahan Axmed Ismaaciil Samatar, ayaa markii ugu horraysay si cad uga hadlay mawqifkiisa ku aadan Suldaan oo dhawaan ku dhawaaqay inuu dagaal la geli doono Somaliland, isla-markaana u baxay Deegaano kamid ah Gobolka Awdal. Prof. Samatar oo u warramay qaar kamid ah Saxaafadda, ayaa sheegay inuu aragti ahaan kasoo horjeedo Mawqifka Suldaan wabar, isla-markaana ay…

        Read More

          Solja Oo 4-Cisho Kadib Qoraal Kooban Kasoo Saartay Xayiraadda Wargeyska Hubaal Iyo Tacaddiga Xukuumadda ee Xorriyatul Qowlka

          Hargeysa:Jan,17,2015(SDN/QJ)-Kadib Markii Maxkamadda Rafcaanku Xayiraad uu dalbaday Taliye Fadal ayaa saartay Wargeyska Hubaal, ayaa waxa markii ugu horraysay Arrintaas qoraal kooban kasoo saaray Hoggaanka cusub ee Ururka SOLJA oo dhawaan la doortay. Qoraalkan SOLJA, ayaa soo baxay afar maalmood kadib markii Xayiraadaas la saaray wargeyska oo dhawaan la fasaxay, waxana hoggaankani ka baaqsadeen inay si…

          Read More

            Ra’isal Wasaare Sharma’arke Oo Go’aansaday Inuu Eryo Qaar Kamid ah Xukuumadda Oo Dhawaan Soo Dhisay Iyo Xubnaha La Filayo Inuu Meesha Ka Tuuro

            Muqdisho:Jan,17,2015(SDN/QJ)-Digniino uu hore Baarlamaanka Somalia ugu Gudbiyey Ra’isal wasaaraha ayaa u muuqda qaar meelmaray, kadib markii la xaqiijiyey inuu Ra’isal wasaaruhu waxka beddelo Golihiisa wasaaarada oo mucaarad badan kala kulmay Shacabka iyo Golaha Baarlamaankaba.  Mudane Sharma’arke, ayaa la sheegayaa inuu madaxweynaha la meeldhigay isbeddelkaas tallaabadaas isbeddel uu doonayo, isla-markaana uu ku raacay, balse xubnaha shaqada…

            Read More

              Tacsi ku socota Ehelka iyo Qaraabada Marxuum Muuse Warasame oo dhawaan ku geeriyooday dalka Finland

              Dhaman jaaliyada somaliland ee ku dhaqan dalka finland waxay tacsi udirayaan ehelkii iyo qaraabadii uu ka baxay marxuum Muuse warsame  oo maanta oo ah 15,1,2015 ku geeriyooday magalada caasimada wadanka finland waxaan illahay uga baryeynaa inuu samir iyo iimaan ka siiyo ehelkiisa iyo qaraabadiisa isaga na godka unuuro oo su’aasha udhib yareeyo amiin amiin amiin…

              Read More

                Overcoming al-Shabaab in Kenya

                The recent killing of 36 people in a mine in Mandera in north-eastern Kenya is only the latest in a series of terrorist acts meted out by al-Shabaab. Since the notorious Westgate attack in Nairobi in September 2013, al-Shabaab has unleashed a wave of atrocities in Kenya, particularly in the north-east and coastal regions. Exploiting…

                Read More

                  Wasiir Ka Tirsanaa Xukuumaddii Ra’isal Wasaare Cabdiweli Oo Si Kedis ah Muqdisho Uga Geeriyooday Iyo Tacsi Loo Dirayo

                  Muqdisho:Jan,16,2015(SDN/QJ)-Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Somalia waxa goor dhaweyd ku geeriyooday Allah ha u naxariistee Marxuum Maxamed Coloow Barroow  oo ahaa ku-simihii Wasiirka Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda Somalia. Ra’iisul Wasaaraha ayaa tacsi u diray isagoo ku hadlaya magaciisa iyo kan Xukuumadda magacaaban, dhammaan ummadda Soomaaliyeed gaar ahaan qoyskii iyo asxaabtii uu ka geeriyooday allaha u naxariistee…

                  Read More

                    Faransiiska Oo Dhalashada Dalkooda Ku Abaalmariyey Muwaadin u dhashay Maali Oo Geesinimo Muujiyey

                    Paris:Jan,16,2015(SDN/QJ)-Kadib weerarkii dhawaan lagu qaaday Gudaha Magaalada Paris, waxa warbaahintu hadal haysaa muwaadin u dhashay dalka Maali oo tallaabo geesinimo ah oo uu muujiyey abaalmarin ku helay. Muwaadinkan oo magaciisa  lagu sheegay maliLassana Bathily oo ah 24 jir, isla-markaana ah nin islaam ah, ayaa loo aqoonsaday inuu noqday Geesi badbaadiyey nafta tiro dad ah oo…

                    Read More

                      Warar Dheeraad ah Oo Laga Helayo Markab Kalluumaysi Oo Soo Galay Gacanta Dawladda Somlia Iyo Qiimaha Kalluunka Dushiisa Saaran

                      Muqdisho:Jan,16,2015(SDN/QJ)-Markab si sharci darro ah uga kalluumaysanayey xeebaha Somalia, ayaa waxa Gacanta ku dhigay Ciidanka Badda ee somalida, waxana soo baxaya warar dheeraad ah oo markabkaas laga helayo. Sida ay sheegayaan wararka aanu haynaa waxa uu markabkani si lama filaan ah ugu soo xidhay Meel u dhaw dekedda Muqdisho, waxana uu dalbaday caawimaad, iyagoo shaqaalaha…

                      Read More

                        Qarax Muqdisho Ka Dhacay Oo Lagu Dilay Sarkaal Katirsan Ciidanka Militeriga Somalia

                        Muqdisho:Jan,16,2015(SDN/QJ)-Agagaarka Xerada 77-ka ee Degmada Dayniile ee Magaalada Muqdisho, ayaa xalay wax aka dhacay qarax xoogan oo lala eegtay Gaadhi uu watay Sarkaal Ciidanka ka tirsani. Qaraxa oo ahaa mid aad u xoogan ayaa waxaa lagu soo xidhay gaadhi  uu watay mid kamid ahaa Saraakiisha Ciidanka Militariga ee Gobolka Shabeellaha Dhexe, sida laga soo xigtay…

                        Read More

                          Xilliga Madaxweyne Erdogan Somalia Tegayo Oo La Shaaciyey Iyo Diyaargarow Hoose Oo La Wado

                          Stanbul:Jan,16,2015(SDN/QJ)-Saraakiil sare  oo katirsan Dalka Turkiga ayaa shaaciyey xilliga rasmiga ah ee uu madaxweyne  Recep Tayyip Erdogan booqashada ku tegi doono Somalia, taas oo ku beegan horraanta sanadka cusub ee aynu ku jirno. Madaxweyne Erdogan ayaa Bishan gudaheeda soo gaadhi doona Muqdisho waxa uuna sida la shaaciyay la kulmi doonaa Madaxweynaha Dalka Soomaaliya mudane Xasan…

                          Read More

                            Xasan Sheekh Iyo Ra’isal Wasaare Sharma’arke Oo Farriin Aanay Ku Farxin ka Helay Dalka Maraykanka

                            Muqdisho:Jan,16,2015(SDN/QJ)-Xukuumadda Xasan sheikh oo wali dhex dabaalanaysa Muran siyaasadeedkii Galaaftay Ra’isal waraasihii hore, ayaa waxa farriin arrintaas lagaga digayo soo gaadhsiiyey Wafti ka socda dalka Maraykanka oo maalmahan kulan aqalka  madaxtooyada kula lahaa Madaxweyne Xasan sheikh. Waftigan oo aan magacyadooda iyo xilalkooda la shaacin, ayaa shirka ay xasan Sheekh la yeesheen sidoo kale kula kulmay…

                            Read More

                              Aqal Ku Yaalla Bariga Dalka Belgium-ka Oo Laga Helay Dabley Hubaysan Iyo Israsaarayn dhimasho Keentay

                              Verviers:Jan,16,2015(SDN/QJ)-Wararka laga helayo dalka Belgium-ka, ayaa sheegay in laba nin ay ku dhinteen kadib ciidanka Boolisku weerar ku qaadeen  aqal ku yaalla  Bariga dalkaasi oo lagu sheegay Koox Argagixiso ah oo Hubaysan. Saraakiisha deegaanka ayaa sheegaya in howl galka uu ka dhacay magaalo lagu magacaabo Verviers, iyadoo la soo warinayo in qof saddexaad uu ku…

                              Read More

                                Badheedhihii Xaglo Toosiye,Baqo ka soo Cararkii Buuhoodle ee Gudoomiye Baashe M.Faarax ee Boqrida Garaadka Deegaankaas {DAAWO}

                                Buuhoodle 16.Jan 2015 (SDN/QJ)- Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Golaha Wakiilada Somaliland Mudane Baashe Maxamed Faarax oo ay Weheliyaan Wasiirka Hawlaha Guud Md.C.risaaq Khaliif Axmed iyo Wasiir ku Xigeenka Wasaarada Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta Mudane Cabdiwaaxid C.qaadir C.raxmaan oo ka soo jeeda Gobolka Sool ayaa ka dareeray Madal dhaqan oo lagu Caleemo saarayay Garaadka Guud…

                                Read More