Xubno Hore Laydka Bebera Ugu Shidi Jirey Oo Xukuumadda Uga Digay Tallaabada ay Warshada Korontada ugu Wareejinayso Shakhsiyaadka Dhawaan Soo Baxa ah

    Berbera:Jan,06,2015(SDN/QJ)-Xubno kamid ah Iskaashato hore Magaalada Berbera laydhka ugu shidi jirtey, ayaa xukuumadda uga digay tallaabada ay dhawaan ku dhawaaqday ee warshada Laydhka loogu wareejinayo shakhsiyaadka gaarka ah ee Xukuumaddu wadato. Xubnahan oo war-saxaafadee soo saaray, ayaa sheegay in xukuumaddii Daahir Rayaale hore ugala wareegtay Warshada, isla-markaana ay ilaa iyo hadda kaga maqan yihiin xaqoodii,…

    Read More

      Wasiir Cukuse Oo Ku Dhawaaqay Inuu Dhawaan Furi Doono Saddex Idaacadood Oo Cusub, Afkana Ka Xidhay Cillada Radio Hargeysa u Maqan tahay

      Hargeysa:Jan,06,2015(SDN/QJ)-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir Cukuse, ayaa ku dhawaaqay in dalka laga sanadkan cusub laga hirgelin doono Idaacado tiro badan oo xukuumadu leedahay, kuwaas oo gaar  u ahaan doono Waxyaabo kala duwan oo haatan ka Baxa Idaacadda Fadhiga ee Radio Hargeysa. Wasiir Cukuse oo shalay ka Hadlayey Madal Tababar loogu…

      Read More

        Daawo:Wasiirka Deeganka Iyo Horumarinta Reer Miyiga Oo Maanta Soo Dhawaysay Xeerka Deeganka Ee Golaha Wakiilada Ansixiyeen

        Hargeisa 5/1/2015(SDN/QJ)wasiirka deeganka iyo horumarinta rer  mmiga ayaa maanta ka hadashay  soona dhawaysay xeerka deeganka ee maanta golaha wakiladu meel mariyeen iyadoo wasiirku aad uga mahad celisay  shir gudoonka golah iyo guud ahaan xildhibanada sida fiican eey  u ansixiyen xeerka deeganka https://www.youtube.com/watch?v=xNnn-X-qBig&feature=youtu.be Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

        Read More

          Daawo:Wasiiru Dawlaha Maaliyada Somaliland Dhismaha Wadad Ceerigaabo Waxaan Leeyahay Xisbiyada Mucaaridka Ah Yaan La Siyaasadayn

          Hargeisa 5/1/2015(SDN/QJ)Wasiiru dawlaha wasaarada maliyada somaliland cisman saradiid cadaani ayaa maanta maruu ka hadaalyey gudida dhismaha wadad ceerigabo ugu baaqay xisbiyada mucaaridka ah  inaan dhsimaha wadad cerigabo la siyaasadayn https://www.youtube.com/watch?v=9P8hcIpB6so Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

          Read More

            Daawo:Xildhiban Ibraahim Mahdi Buubaa Oo Maanta Ka Digay Qodobada Lagu Soo Daray Xeerka Booliska Ee Madaxwaynuhu Soo Celiyey

            Hargeisa 5/1/2015(SDN/QJ)Xildhiban  Ibraahim Mahdi buuba ayaa manta ugu baaqay  xildhibanada golaha wakilada somaliland inay ka soo xaadiraan fadhiyada lagu ansixinay xererka xili saddex casho ay  fadhigii golaha wakiladu  buuxsami waayey https://www.youtube.com/watch?v=qE9YRzpMFdc Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

            Read More

              Xildhibaanada Wakiilada oo Dirqi ku Meel Mariyay Xeerka Ilaalinta Kaymaha Iyo Duur Joogta

              Hargaysa 05.Jan 2015 (SDN/QJ)- Mudanayaasha Golaha Wakiilada Somaliland ayaa maanta ansixiyay xeerka ilaalinta Kaymaha iyo duurjoogta ,kadib markii maaalmihii ugu dambeeyay kooramka goluhu soo buuxsami waayay. Fadhigan oo uu shirgudoominayay gudoomiye ku xigeenka koowaad ahna ku simaha gudoomiyaha Baashe Maxamed Faarax ayaa goluhu cod u qaadeen xeerka ilaaalinta kaymaha iyo duurjoogta. Fadhigan Maanta oo ay…

              Read More

                Madaxweyne Siilaanyo oo Xili Isku Shaandhayn laga Filayo u Shiraacanaya Ceerigaabo

                Hargaysa 05.Jan 2015 (SDN/QJ)- Madaxwaynaha Somaliland, Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo wefti Wasiirro ah ayaa safar shaqo ku tagaya Magaalada Burco, iyada oo la filayo inay uga sii gudbaan dhanka Magaalada Ceerigaabo ee xarunta Gobolka Sanaag. Madaxwaynaha iyo weftigiisa ayaa socdaalkoodu daaran yahay inay isha soo mariyaan isla-markaana soo kormeeraan dhismaha jidka Burco iyo…

                Read More

                  “Arrintaasi waxay ku koobnayd Musharaxa Xisbiga Jamaal Aniguna Guddoomiye ahaan xaal ayaan idinka siinayaa” Gudoomiyaha Ucid

                  Qorilugud 05.Jan 2015 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka ee Ucid, Eng: Faysal Cali Waraabe ayaa ka raali galiyay shacabka ku dhaqan  Degmooyinka Bari ee Gobolka Togdheer, cabashooyin ay gudbiyeen Musharaxa Xisbiga Ucid, Jamaal Cali Xuseen. Faysal Cali Waraabe oo si weyn loogu soo dhaweeyay degaanada ayaa raali galin buuxda siiyay shacabkaas mar uu ka…

                  Read More

                    Shil Diyaaradeed oo Mar kale ka Dhacay Garoonka Joma Kenyatta ee Magaalada Nairobi iyo Hakad ku Yimid Duulimaadyadii

                    Nairobi:jan,05,2015(SDN/QJ)-Shil diyaaradeed oo la sheegay inaanu keenin khasaare Nafeed, ayaa goor dhaweyd ka dhacay Garoonka Caalamiga ah ee Jomo Kenyata, kadib markii diyaarad ka timi dhinaca magaalada Wajeer ay halkaas ku kuftay. Wararka laga helayo Shilkaasi sida uu u dhacay, ayaa sheegaya in diyaaraddan oo ahayd nooca yaryari ay kasoo duushay dhinaca magaalada wajeer ee…

                    Read More

                      Xisbiga Ucid oo Habacsanaan ku Sifeeyay Hawl qabadka Gudida Doorashooyinka Qaranka

                      Boorama 05.Jan 2015 (SDN/QJ)- Murashaxa Madaxweyne ku-xigeenka Xisbiga UCID Cabdirashiid Xasan Mataan, ayaa ku taliyay Suldaanka buuraha galay ee Suldaan Wabar in arrintiisa loo dhiibo Guurtida, isla markaana la furo gogol nabadeed, sidaa wuxuu ka sheegay mar uu shalay safar shaqo ku tagay Gobolka Boorama, halkaas oo uu warbaahinta kula hadlay, waxanuu yidhi “Guddida doorashooyinku…

                      Read More

                        Wadaad Tabliiqi ah oo Alshabaab ay Gawrac labada Dhegood ku Simeen

                        Luuqjeelow:Jan,05,2015(SDN/QJ)-Kooxda Al-shabaab, ayaa saaka Qoorta ka goysay Wadaad kamid ahaa Culimada Tabliiqiyiinta meel u dhaw Deegaanka luuqjeelow ee Goboa Hiiraan. Wadaadka Al-shabaab ay Gowraceen ayaa lagu Magacaabi jiray Cabdi sahal Cali Faarax,waxaana uu kamid ahaa Culumada Tabliiqa ee aagaas caanka ka ah. Dadka Degaanka Luuqjeelow ayaa Warbaahinta u sheegay in Gaari ay saarnaayeen Culumada Tabliiq…

                        Read More

                          Four Killed in Suicide Car Bombing in Somali Capital

                          A huge suicide car bomb blast shook Somalia’s capital Mogadishu today near the heavily-fortified international airport, killing four people, officials said. A police official said the bomber rammed an explosives-laden vehicle into another car, setting off a huge blast that was heard across the coastal city. A military spokesman for Somalia’s Al-Qaeda-affiliated Shebab, Sheikh Abdul…

                          Read More

                            DAAWO:Safiirka USN ee Canada iyo Jaaliyada reer Jabuuti oo taageeray heshiiskii Xukuumada iyo Mucaaridka

                            Ottawa Jan 05,2015(SDN/QJ)-Taageereyaasha dalada mucaaridka Jabuuti ee USN ee dalka Canada ayaa taageero buuxda u muujiyay heshiiskii dhawaanta dhexmaray xukuumada iyo mucaaridka Jabuuti. Safiirka dalada mucaaridka Jabuuti ee USN Md Xuseen Cabdiraxmaan Cadhoole ayaa sheegay in ay ku qanacsan yihiin in madaxda USN ay ka maro dhalin doonaan rabitaanka Shacabka reer Jabuuti ee guddo iyo dibeddba.

                            Read More

                              Muqdisho:Laba Wariye Oo Shan Bilood Kadib Maanta Lagu Wado In Maxkamad Lasoo Taago

                              Muqdisho:Jan,05,2014(SDN/QJ)-Maanta oo Isniin ah oo bisha Janury tahay 5-ta, ayaa la filayaa in Maxkamadda Gobolka Banaadir la horkeeno Laba wariye oo masuuliyad ka hayey Idaacado ku yaallay muqdisho oo muddo badan Dawladdu xidhay. Saxafiyiinta maxkamadda lagu wado inay kasoo hor muuqan doonaan, ayaa kala ah Agaasimihii Idaacada SKY Maxamuud Maxamed Daahir (Carab) iyo Madaxii Wararka…

                              Read More