“Dhaqaalihi dalkana waxa qaybsaday Maato iyo caruur ku xeeran madaxtooyada, dadkii kale ee cashuurta laga qaadayey ee suuqa fadhiyey ee agoomaha ahaa ee ragoodii…..”Guuleed Daahir Samatar
Burco:Jan,05,2015(SDN/QJ)-Guddoomiye-ku-xigeenkii hore ee Gobolka Togdheer Guuleed Daahir Samatar, ayaa si weyn u naqdiyey Xukuumadda madaxweyne Siilaanyo iyo Hannaankeeda maamul. Guuleed oo saxaafadda shalay kula Hadlay Magaalada Burco, ayaa sheegay inaanay xukuumaddu qabanin wixii xaqa loogu lahaa ee ay ahayd inay shacabka u qabato, isagoo intaas ku daray inay sheegashada wax aan jirin ay xukuumadda siilaanyo…
