Daawo: “Ceebtood Maaha Haakah Sugayaasha Inay Ka Daba Hadlaan Madaxwaynaha Balse Waa Cadood “War Saxafadeed Wadani Boobe Yuusuf Ducale

    Hareisa 27/1/2015(SDN/QJ)-Xisbiga Mucaaridka ah ee wadani ayaa maanta ka hadlay waraysigii koobnaa ee uu madaxwaynaha somaliland siiyey  tvga qaranka ee uu ku sheegay inay xisbiyada mucaaridku ka baqayaan inan marlabaad doorashada isu soo taago waxa kale oo warsaxafeedkani ay  kaga hadleen hadal uu wasuirka maliyada somaliland ka shegay  faldaii xil wareejinta sonyo ee uu yidhi…

    Read More

      Daladii Dhallinyarada Sonyo oo Lagu Wareejiyay Garab Muran ka Taagnaa Sharciyadiisa iyo Dhinicii Kale oo Nidar adag Maray

      Hargaysa 27.Jan 2015 (SDN/QJ)- Khilaafka labada garab u kala jabiyay dalada dhalinyarada Somaliland ee SONYO ayaa cirka isku sii shareeray kadib markii wasiirka ciyaarahu uu ku dhawaaqay in garab ka mid ah xilka daladaas lagu wareejinaayo. Garabka aqlabiyada ururadu ay  ku doorteen madashii shirka ee hotel AMBASADOR ayaa ku dhawaaqay in ay la wareegi doonaan…

      Read More

        OGEYSIIS:Barnaamij Taxane ah iyo Wasiirkii hore ee Qorsheynta Somaliland Md Cali Sanyare oo nooga waramay marxalada dalku ku sugan yahay

        Mudane Cali Ibraahim Moxamed (Cali Sanyare) oo ahaa Wasiirkii Qorsheynta Qaranka iyo Xidhiidhka Ha’yadaha Caalamiga ee xukuumadii Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin  ayaa, isagoo joga  magaalada Jineefa (dalka Swiserlaan), aannu la yeelanay wareysi dheer oo dhinacyo badan taabanya. Waa wareysi taxana ah oo socon doona 6 (lix todobaad).Ka daawo qurbejoog.com wareysigan taxana  ah markii laga bilaabo…

        Read More

          Shabaabka Oo Lagu Eedeeyey Inay Afduub u Geysteen Dad Masaakiin ah Oo Ku Dhaqan Gobolka Baay

          Baardheere:Jan,27,2015(SDN/QJ)-Masuuliyiinta Deegaanka Goofgaduud ee Gobolka Bay, ayaa kooxda Al-shabaab ku eedeeyey inay afduub laxaad leh ka geysteen dad rayid ahaa oo ku dhaqnaa Deegaanadaas. Dadka ay Shabaab afduubteen ayaa waxaa la sheegay inay ka doonayaan lacag madaxfurasho ah, waxaana dadka badankooda ay yihiin xoolo dhaqato iyo beeraley. Guddoomiyaha Goofgaduud Axmed Maxamed Aadan, ayaa u sheegay…

          Read More

            Bayaan: Aqoonyahanka, Dhalinyaradda iyo wax garadka Degmooyinka Maxamuud haybe iyo maxamed Mooge oo Digniin Culus u diray Xukumadda Somaliland, Golaha Deegaanka Iyo Taliyaha Ciidanka Qaranka

            Hargeysa Jan 27,2015(SDN/QJ)-Gollaha Qalinka Dauud ayaa bayaan ay ka soo saareen dhacdadii ciidamada Dawlada ay isku deyga dhul boob ka sameeyeen xaafada Masala Hargeysa, Gollaha ayaa dhaleeceen Ba’an u jeediyay xukuumada, Ciidanka iyo Gollaha degaanka Hargeysa, qoraalka oo dhameystran ayaa sidan u dhignaa; Horudhac: Guud ahaanba dalka somaliland gaar ahaana caasimadda hargeisa waxa dib u…

            Read More

              Maraykanka Oo Gacanta Ku Dhigay Basaasiin u Dhalatay Dalka Ruushka

              Washington:Jan,27,2015(SDN/QJ)-Saddex Nin oo u dhalatay dalka Ruushka oo la sheegay inay basaasiin ahaayeen, ayaa lagu qabtay Gudaha Dalka Marayakanka.  Ragaasi oo iskudayay in ay aruuriyaan macluumaad ku saabsan dhaqaalaha dalkaasi iyo in ay shaqaalaysiistaan ilo ay macluumaadka ka helaan, isla-markaana ay helaan Xogo sugan oo dalka maraykanka laga soo Gudbiyo. Mid kamid ah ragaasi oo…

              Read More

                Wax-garad iyo Odayaal ka soo jeeda Beesha Bariga Hargeysa oo Raalli-gelin ka bixiyey Hadal ka soo Yeedhay Suldaan Xiiray

                Hargeysa Jan 27, 2015(SDN/QJ)- Wax-garad iyo Odayaal ka soo jeeda Beesha Bariga Hargeysa, ayaa baaq ay maanta soo saareen raalligelin kaga bixiyey hadal Suldaan Yuusuf Muxumed Xiirey shalay warbaahinta kaga hadlay muran-dhuleedka Xaafadda Masalaha ee Koonfurta Hargeysa oo u dhexeeya Dadweynaha deegaanka iyo Ciidanka Qaranka. Deegaanka Masalaha ee Koonfurta Hargeysa oo fadhiisin u ah Ciidanka…

                Read More

                  Tirada Dhimasho Iyo Dhaawac Ka Dhalatay Diyaarad Militeri Oo Ku Burburtay Gudaha Dalka Spain

                  Madrid:Jan,27,2015(SDN/QJ)-Diyaarad Militeri ayaa ku burburtay Garoon ku yaalla Gudaha Dalka Spain, waxana ka dhashay Dhimasho ilaa iyo 10-ruux, iyadoo ay xaruntaas burburku ka dhacayna ay lahaayeen Gaashaanbuurta Nato. Saraakiil milateri ayaa sheegay in diyaarad laga leeyahay wadanka Giriigga oo nooceedu ahaa F-16 ay ku dul burburtay dhowr diyaaradood dagaal oo ku sugnaa Garoonka Ciidamada Cirka…

                  Read More

                    Mudanayaasha Baarlamaanka Somalia Oo Markale Ra’isal wasaare Sharma’arke Ka Nixiyey Iyo Niyadjab Cusub Oo Aloosmay

                    Muqdisho:Jan,27,2015(SDN/QJ)-Mudanayaal tiro badan oo ka tirsan Golaha Baarlamaanka Somalia, gaar ahaan Garabyada Awoodda badan ee la baxay  Badbaadinta Qaranka iyo Toosinta Talada Qaranka, ayaa markale digniin u diray Ra’isal Wasaare Sharma’arke oo ku jira Gebogebada Xukuumadiisu cusub. Mudanayaashan oo shalay shirk u qatay Hutel Muqdisho ku yaalla, ayaa ku dhawaaqay inaanay aqbalayn inuu Ra’isal wasaaruhu…

                    Read More

                      Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Soo Jeediyey In Lasoo Dhiso Dawlad Ku-meel-gaadh ah Oo Dalka Doorashooyin Ka Hirgelin karta

                      London:Jan,27,2015(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Xisbiga Caddaaladda iyo Daryeelka ee Ucid Eng. Faysla Cali Waraabe, ayaa ku adkaystay in Doorashooyinka Madaxtinimo ee dhawaan dalka kusoo foolka lihi yihiin qaar aan qabsoomi Karin oo dib u dhacaya. Guddoomiye Faysal oo u warramayey Warbaahinta qaar kamid ah, ayaa soo jeediyey in Marka la gaadho dhammaadka xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo la sameeyo Dawlad…

                      Read More

                        Shirkii Beelaha Gobolka Awdal oo Soo Gabo Gaboobay,War Murtiyeed laga soo saaray DAAWO

                        Hargaysa 27.Jan 2015 (SDN/QJ)- Waxaa Deegaanka Dooxada Geb lagu soo Gabo gabeeyay Shir ay lahaayeen Beelaha Gobolka Awdal . Shirkaasi ayaa waxa laga soo Saaray War-murtiyadeed ka kooban Tobban Qodob, Waxa lagu sheegay War-murtiyadeedkaasi in Qaranimada Somaliland tahay Mid Muqadas ah, isla Markaana Beesha Samaroon Midnimadeed iyo Wadda jirkeeda la Ilaaliyo, kana wadda Shaqeyso Horumarka…

                        Read More

                          Miinooyinka Somaliland ku Xabaalan,Deegaanada ay u badan yihiin,iyo maqnaanshaha masuuliyiintii u xilsaarnaa

                          Hargaysa 27.Jan 2015 (SDN/QJ)- Deegaano masaafadoodu gaadhayso boqolaal kilometer ayaa la sheegay inay weli halista miinooyinka iyo walxaha-qarxa ka jirto, inkastoo aan la magacaabin meelaha ay yihiin. Warbixin sannadlaha ee hay’adda miino-saarka HALO Trust soo saartay ayaa lagu sheegay inay burburiyeen muddadii ay hawsha miino-saarka ka wadeen goboladda Somaliland tiro gaadhaysa 250,000 walxaha-qarxa, isla markaana…

                          Read More

                            Wasiirka Maaliyada oo ka hadlay Qabsoomida Doorashooyinka laga Warwarsan yahay DAAWO

                            Hargeysa 27.Jan 2015 (SDN/QJ) Wasiirka wasaaradda Maaliyadda jsl ayaa ka hadlay doorka ay wasaaradiisu ku lahayd hirgelinta mashaariicdii horumarineed ee Madaxweynaha JSL xadhiga ka jaray intii uu ku gudo jiray socdaalkii gobolada iyo Degmooyinka Dalka. Mudane Cabdi Casiis Maxamed Samaale Waxaa kale oo uu ka Hadlay Qorshaha Doorashooyinka Somaliland iyo Ku Talo Galka Wasaaradiisa .

                            Read More

                              Madaxweyne Siilaanyo Oo Guddi U Saaray Dhulka Masallaha ee Muranku Ka Taagan Yahay, Taliyaha Ciidankana Amar Culus Faray

                              Hargeysa:Jan,26,2015(SDN/QJ)-Madaxweyne Siilaanyo, ayaa la sheegayaa inuu soo farogeliyey muran ka dhex aloosan ciidanka qaranka iyo Odayaasha Xaafadda masallaha ee Koonfurta Magaalada Hargeysa, waxana wararka aanu haynaa sheegayaan inuu kulamo la qaatay odayaashii cabashadooda markii hore warbaahinta mariyey. Wararka aanu hayno ayaa sheegaya in madaxweyne siilaanyo odayaasha u sheegay in dhulkaasi xukuumaddu u aqoonsan tahay dhul…

                              Read More

                                Marxuum Xildhibaan Maxamed Cabdi Xaabsade Oo Maanta Lagu Aasi Doono Baydhabo

                                Baydhabo:Jan,26,2015(SDN/QJ)-Maanta oo Isniin ah, ayaa waxa lagu wadaa in Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay  lagu aaso Marxuum Xaabsade oo dhawaan muqdisho ku geeriyooday. Diyaarad ayaa Meydka ka qaadi doonta garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, waxaana sidoo kale magaalada Baydhaba ka socda qaban qaabada aaska Marxuumka. Xubno ka mid ah Labada Gole dowladda…

                                Read More

                                  Maxay Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan Ka Tidhi Damaceeda La Xidhiidha Kamid Noqoshada Golaha Wasiirrada Soo Socda?

                                  Muqdisho:Jan,26,2016(SDN/QJ)-Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha Xukuumaddii Saacid Marwo Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan, ayaa ka Hadashay Damaceeda ku aaddan Kamid Noqoshada Xukuumadda dhawaan la filayo inuu soo magacaabo Ra’isal wasaare Cumar Cadbirashiid Sharma’arke. Marwo Foosiya oo haatan kamid ah Xubnaha Golaha Baarlamaanka Somalia, ayaa si cad u sheegtay inaanu wax damac ahi kaga jirin xukuumadda Cusub…

                                  Read More

                                    Amin Arts Oo Sawirro Qiiro Leh Isku Barbar Dhigay Booqashooyinka Madaxweyne Erdogan ee Sanadihii 2011 Iyo 2015-ku Tegay Muqdisho

                                    Muqdisho:Jan,26,2015(SDN/QJ)-Amin Arts oo ah Farshaxan soomaaliyeed oo hibo u leh muuqaal u beddelka Dhacdooyinka taariikhiga ah ee Soomaalida soo mara, ayaa haatan bulshada usoo badhigay Sawirro qiiro leh oo la xidhiidha Safarradii kala dambeeyey ee Madaxweyne Erdogan ku tegay Somalia. Sawirka uu Amin Arts kasoo saaray Booqashooyinkii kala dambeeyey ee Madaxweyne Erdogan ku tegay Somalia,…

                                    Read More