Al-shabaab Oo Markale Laysay Shacab Reer Kenya ah iyo Baqdinta Oo Kusii Badanaysa Deegaanada Xuduudda Labada Waddan
Wajeer:Mar,18,2015(SDN/QJ)-Weerar kale oo khasaare dhimasho, dhaawac iyo Burbur Hanitiyeed iskugu jira leh, ayey Kooxda Al Shabaab xalay ku qaadeen Goobo ku yaalla Gudaha waddanka Kenya. Xoogaga Shabaab, ayaa xalay qaraxyo ku weeraray goob ganacsi oo ku taala Degmada Wajeer ee Gobolka Waqooyi Bari, sidoo kalana waxay dab qabadsiiyeen xaruntasi ganacsi. Afar ruux, ayaa ilaa iyo…
