Ku-xigeenka Ra’isal Wasaaraha Somalia Oo U Jiifa Dhaawacyadii Dhawaan Gaadhay Iyo Wasiirka Caafimaadka Turkiga Oo Cisbitaalka Ku Booqday

    Ankara:Mar,17,2015(SDN/QJ)-Ku-xigeenka Ra’isal wasaaraha Somalia Maxamed Cumar Carte Qaalib, ayaa wali  u jiifa dhaawacyadii dhawaan kasoo gaadhay qaraxyadii Muqdisho ka dhacay, waxana Cisbitaalka uu ku jiro kusoo booqday Wasiirka Caafimaadka Waddanka Turkiga. Raiisul wasaare ku xigeenka ayaan wali ka bixin Cisbitaalka uu uga jirro Magaaaladda Ankara iyadoo Xaaladiisa caafimaad ay aad u wanaagsan tahay. Booqashada Ra’isal…

    Read More

      Islaamiyiinta Al-shabaab Oo Madaafiic Iskaga Difaacay Diyaarado Hawlo Basaasnimo ah Ka Waday Xeryo ay Lahaayeen

      Baardheere:Mar,17,2015(SDN/QJ)-Sida ay  sheegayaan wararka naga soo gaadhay deegaanka Baardheere ee Gudaha dalka Somalia, Kooxaha Al-shabaab, ayaa qoryaha lidka Diyaaradaha ku weeraray Diyaarado Dul heehaabayey Goobaha ay Kooxahaasi deggen yihiin. Warku waxa uu intaas ku darayaa in diyaaradahaasi doonayey iay sawirro ka qaataan Xeryaha Kooxda Shabaabku deggen yihiin, waxase arrintaas madaafiic kaga hortegay ururkaas, iyadoo khasaaraha…

      Read More

        Dalka Ingiriiska Oo Safiir Cusub U Magacaabay Somalia Iyo Kii Hore Oo La Beddelay

        London:Mar,17,2015(SDN/QJ)-Xukuumadda waddanka Ingiriiska, ayaa Safiir Cusub oo haween ah usoo magacowday Dhiggeeda Somalia. Safiirkankan Cusub ee lasoo magacaabay, ayaa xilka kala wareegi doonta Safiirkii hore ee Somalia u fadhiyey ingiriiska  Neil Wigan. Harriet Mathews OBE, ayaa noqoneyso Safiirka Britain ee Somaliya. Waxayna soo dhaweysay in loo magacaabo Wadanka Somaliya, markii ugu horeysay. “Waan ku faraxsanahay…

        Read More

          Xusuus Qor Dhakhtaar Ilkood Iyo Taxane Shabakada Qurbejoog.com idiin soo Gudbinayso {DHAGAYSO}

          Hargaysa 17.March 2015 (SDN/QJ)-Dhamaanba Asxaabta ku Xidhan Shabakada Qurbejoog.com Waa barnaamij ka Mid ah Taxanihii Qormo Xiiso badan oo ay inoo soo diyaarisay Drs Hibaaq C.raxmaan Buubaal oo ah Dhakhtarad Cilmiga Ilkaha Hargaysa kaga Shaqaysa . Waxay Drs Hibaaq Buubaal qormadan Maanta ay inagu Hoga Tusaalaynaysaa Xidhiidhka Aabuhu uu la yeelan karo Ubadkiisa,Waana Taxanihii ( Xusuus Qor…

          Read More

            Wasiirka Maaliyada oo Kormeerkeedii 1aad ku tagtay Berbera,Sawir qaade Hamash Wilson oo Caan ka ahaa Ururkii SNM oo Wehelinayay DAAWO

            Berbera, 17 March 2015 (SDN/QJ)-Wasiirka Wasaaradda Maaliyada Marwo Samsam Cabdi Aadan ayaa Kormeerkeedii Kowaad tan iyo intii ka danbaysay markii ay la wareegtay Mas’uuliyada Wasaaradda Maaliyada Waxay ku tagtay Magaalada Berbera isla markaana kulano la yeelatay Madaxda hay’adaha dakhli soo saarka ee Magaalada Berbera. https://www.youtube.com/watch?v=–KX5zY8xro

            Read More

              “Waxa uu Ganacsigiisa ku Bilaabay 143 Dollar oo Keliya Waxa uu Maanta Yahay Maalqabeen Hanti badan leh Waa Tusaale ku dayasho Mudan” DAAWO

              Hargeysa, 17 March 2015 (SDN/QJ)-Ganacsigiisa wuxuu kasoo bilaabay $143 boqol iyo sadex iyo afartan doolar,haatan Waa Milyaneer reer Somaliland ah Waxa uu Leeyahay Xaruntiisa Ganacsi ee ugu weyni waxay haatan ku taalaa dalka Shiinaha hasa yeeshee Waxa uu laamo ganacsi oo adduun badani dhex yaalo ku leeyahay Magaalooyinka Geeska Africa. Halkan ka Daawo barnaamij Xiiso…

              Read More

                Shaqaale ka Mid ah Wasaaradda Warfaafinta oo ka Cabanaya in dhaqaalihii ay qaadan jireen laga jaray iyo Kulan Maanta loo balansan yahay DAAWO

                Hargeysa, 17March 2015 (SDN/QJ)- Waxaa Mar kale soo ifbaxay Khilaaf ka dhex jira Wasaaradda Warfaafinta kaas oo Sababay in Mid ka Mid ah Agaasime Waaxeedyada Wasaaradaasi uu ku dhawaaqo inuu Xilka iska Casilo. Sidoo kale Qaybo ka Mid ah Hawl wadeenada Wasaaradda ayaa Cabasho ka Muujiyay in la Jaray Mushaharkooda amase Gunooyinkii ay qaadan jireen,Wasiirka…

                Read More

                  “Wixii talo ah diyaar ayaanu u nahay in aanu markasta ka wada hadalno xisbiyada mucaaradka, kana wada tashano(Muddo kordhinta)” Mudane Saylici

                  Hargeysa, 17March 2015 (SDN/QJ)-Madaxweyne xigeenka Somaliland, Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil Saylici, ayaa dabacsanaan u muujiyay Mucaaradka, sheegayna inay diyaar u yihiin in laga wada tashado muranka siyaasadeed ee jira iyo muddo kordhin Xukumadda loo sameeyo. Madaxweyne xigeenka oo Wargeyska Jamhuuriya wax ka waydiiyay aragtida Xukumadda ee baaqa Mucaaradku ku dalbanayo talo qaran ka hor 26-ka June…

                  Read More

                    Bayaan 10 qodob ah oo si wadajir ah ay u ansixiyeen shirweyne ay isugu yimaadeen labada beelood ee Ciise Muuse iyo Muuse Cabdale magaalada London

                    London Mar 16,2015(SDN/QJ)-Shirweyne ay isugu yimaadeen shalay Axadii 15/3/15 waxgaradka, aqoonyahanka iyo gudiyada labada beelood ee Ciise Muse iyo Muuse Cabdale ayey ku ansixiyeen 10-ka  qodobka  ee hoose kuwaas oo hore ugu soo bandhigay waxgaradka, salaadiinta iyo aqoonyahanka labadan beelood oo ka soo jeeda Gobolka Saaxil. 1- Waxaa ay labada beelood ku heshiiyeen in ay…

                    Read More

                      Golaha Wakiilada oo Meel Mariyay Ajandaha Kalfadhigooda 27aad iyo Qodobada uu Xambaarsan yahay

                      Hargeysa Hargeysa  16.March 2015 (SDN/QJ) -Mudaneyaasha Golaha wakiilada Somaliland, ayaa maanta ansixiyay Ajandaha kalfadhiga 27-aad ee golaha wakiilada oo dhawaan furmay kadib markii shalay mudaneyaashu ka doodeen.     Fadhiga oo uu gudoominayay Gudoomiye Cabdiraxmaan Cirro, waxaa goob joog ahaa 45 mudane, waxaana cod loo qaaday ku ogolaaday ajandaha 33, waxaa diiday 11 mudane, halka…

                      Read More

                        Al Shabaab Says it Will Respond to Adan Duale

                        Officials from Al Shabaab have confirmed to Radio Dalsan that they are ready to respond to Kenyan MP Adan Duale who hinted negotiations with the group to stop attacks inside Kenya. Official said that his group will look into the Kenyan national assembly majority leader if at all he is speaking officially on behalf of…

                        Read More

                          Kenyan Fighter Jets Hit Al Shabaab Base

                          Reports from Somali southern city of Bardere state that Kenyan fighter jets have hit Al Shabaab base near the city. The cusualties still unclear. The move comes after Al Shabaab said that it will respond to Kenyan MP suggestion for negotiations to stop attacks inside Kenya. National assembly majority leader and close aide of Kenyan…

                          Read More

                            “Maanta wasiir baan ahay shalayna Maayar baan ahaa,Meel kasta oo la ii magacaabo waxaan diyaar u ahay.. ” Wasiirka Cusub ee Wershadaha

                            Hargeysa  16.March 2015 (SDN/QJ) Maayarkii hore ee  degmada Gabiley Shucayb Maxamed Muuse oo haatana ah Wasiirka Warshadaha Somaliland, oo Madaxweyne Siilaanyo ugu magacaabay isku shaandhayntii ugu dambeysay ayaa sheegay inuu soo dhaweynayo xilka Madaxweynuhu u magacaabay islamarkaana diyaar u yahay inuu qabto. Dad badan ayaa aaminsanaa in Shucayb Maxamed Muuse Xilkan wasiirnimo ay uga wanaagsanayd…

                            Read More

                              “Mucaarad Ahaan qalinka uu kor u qaado Madaxwayne Siilaanyo Anaga ayuu wax Nootarayaa Oo waanu nasanay oo waanu u Mahad Naqaynaa odayga.”Xil. Tukaale.

                              Hargaysa:Mar,16,2016(SDN/QJ)-Xildhibaan Bashiir Tukaale oo kamid ah Mudanayaasha aqalka Wakiillada Somaliland, ayaa si adag uga hadlay  magacaabistii madaxweyne Siilaanyo dhawaan Maayarkii Gabiley kaga dhigay Wasiirka Warshada, waxana uu tilmamay Shacabka Reer Gabiley ka raysan doonaan Maayarkaas hore. Xildhibaanka oo ka Hadlaya Arrinta Maayarka Gabiley iyo Iscasilaadii Wasiir Samaale, ayaa Hadalkiisa ku bilaabay, “Waan Maqlay in Wasiir…

                              Read More

                                Fayraska khilaaf-dhaliyaha ah ee ku jira dastuurka somaliland! Faallo: tifaftiraha Wargayska Jamhuuriya, Maxamed Cumar Cabdi (Cirro)

                                Hargaysa 16.March 2015 (SDN/QJ)- Sida culimada caafimaadku tilmaameen fayrasku waxa uu ka mid yahay waxyaabaha dhaliya cudurrada inta badan aan daawada lahayn, halka bagteeriyaduna ka tahay xannuun-dhaliye laga bogsan karo, inkastoo cudur kastaaba yahay mid ku yimaad qaddarka Ilaahay, mid dawo leh iyo mid aan dawo loo helinba, balse waxa la ogyahay in fayraska iyo…

                                Read More