Weerar Xalay Lagu Qaaday Gudaha Magaalada Mandhera Iyo Khasaaraha Ka Dhashay
Mandhera:Mar,16,2015(SDN/QJ)-Kooxo Hubaysan oo aan la aqoonsan, ayaa xalay Weerar gaadmo ah ku qaaday Magaalada Mandhera ee Gobolka W/Bari Kenya, waxana Halkaas ka dhashay Khasaare Naf iyo Maalba leh. Hal qof oo rayid ayaa Halkaas lagu dilay, kaas oo la sheegayo inaanu ahayn soomaali, waxana halkaas lagu dhaawacay tiro kale oo dad ah. Maleeshiyaad hubeysan ayaa…
