“Wasiirrada ugu wanaagsan ee Wada A-da ah idinkaa(Beesha dhexe) wada lehe annaga waa D, iyo wasiir-ku-xigeenno iska gidaar ah iyo wasiirro aan naf lahayn oo aan waxba….”Xildh. Bulqaas
Hargeysa:Mar,15,2015(SDN/QJ)-Xildhibaan Maxamed Cismaan Bulqaas oo katirsan Mudanayaasha Aqalka Wakiillada Somaliland, Lagana soo doorto Gobolka Sanaag, ayaa luuqaddii ugu adkayd kaga falciliyey Caddaaladdarro uu sheegay inay ka jirto Gudaha Somaliland, taas oo salka ku Haysa Wax wada lahaanshaha Khayraadka wadanka iyo Xilalka Dawladda. Xildhibaan Bulqaas ayaa Kalfadhigii 27-aad ee Golaha Wakiillada Somaliland, waxa uu doodda ajandaheeda…
