Xubno Looga Shakiyey Inay Qaraxyo Ka Maleegayeen Gudaha Somaliland Oo Maanta Lagu Qabqabtay Hargeysa Iyo Qaar kale Oo Lagu Daba Jiro
Hargeysa:Mar,14(SDN/QJ)-Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland, wax aka jira Shaki sheegaya in kooxo falal argagixiso abaabulayey Gudaha usoo galeen, waxana ciidanka La Dagaallanka Argagixisadu Gacanta kusoo dhigeen Tiro dadkaas ka mid ah. Sida wararku sheegayaan, inta badan macluumaadka Raggan waxa soo Gudbiyey dad shacab ah, waxana Haatan Gacanta lagu dhigay ilaa iyo Afar nin oo Hutello…
